nuune Posted April 21, 2009 Cabdi Nuur Darmaan oo boqolaal ka mida taageerayaashiisa ay sanado ka hor Mogadishu ugu caleema saareen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia ayaa markii ugu horeysay barwaaqo balaaran oo horumarineed ku fatahay Somalia,mar uu Saxaafadda kula hadlay Mogadishu Cabdi Nuur Darmaan wuxuu Saxaafadda u akhriyay shan iyo toban qodob oo dhamaantood ka turjumayo masuuliyad dowladeed iyo horumar daleed,wuxuuna tilmaamay inuu qorshayaasha dowladiisa ugu talo galay lacag gaareeysa sideetan Milyan oo dollarka Mareykanka Mr Darmaan wuxuu xusay inuu lacago mushaara siinayo dhamaan dadkii ku waxyeeloobay difaacida Qaranimadda Somalia isagoo sidoo kalena ka dhawaajiyay in beeraleeyda dowladiisa ka iibsan doonto dalagyada laga iibsan waayo marka ay soo go-aan. Xoogaga Muqaawimada ayuu sheegay in dowladiisa ay u bilaabeyso Mushaaraad culus oo ku filan nolol maalmeedkooda. Mar uu ka hadlayay dhaqaalahooda wuxuu Weriyeyaasha tusay lacag cusub oo uu sheegay in lagu bedelayo lacagta Somalia. Madaxweyne Darmaan wuxuu xusay in dhaqaalaha faraha badan ee dowladiisa Jamhuuriga bixineysa uu ka helay dowlado waaweyn ,uuna kala hadlay sidii Somalia loo badbaadin lahaa. Mar la waydiiyay aragtidiisa dowladda Shariif Sheekh Ahmed ee heysata aqoonsiga beesha caalamka, wuxuuba meesha ka saaray inuu dowladnimadeeda garwaaqsan yahay isagoo ku af gobaadsaday "waxaanu ka maqalnaa idaacadaha" Read more Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 He has outlasted Abdiqasin, Abdullahi Yusuf and no doubt Sharif Ahmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 21, 2009 wtf is this guy also a president lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 21, 2009 Originally posted by General Duke: He has outlasted Abdiqasin, Abdullahi Yusuf and no doubt Sharif Ahmed. He sure did, and he is still kicking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 21, 2009 I heard he visited Israel a while ago, so if true could the $80m he is talking about be an Israeli donation to have a foothole in the Horn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 21, 2009 if reality does not suit you, just create your own. I was in muqdisho the day this guy crowned himself madaxweyne .... he was and still is 'madaxweyne' in a small part of a single neighborhood called buulo-xuubay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 ^^^Is that where he lives? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 21, 2009 ^ yes. it was during A/Qasims time. he declared his presidency within his neighborhood and it appears the citizens are "ciyaalka xaafada" Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 ^^^I remember that time, Abdiqasin was like not ammused but probably knew he was an *****. Now he is still "President" more like the leader of the local country club.. But he has lasted a while and now will give "Ciyaalka xaafada" 80 million dollars. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 21, 2009 Give them 80 mil? I'm not interested in seeing another militia rising up to support this guy's delusional grandeur at the expense of real progress nation-wide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 ^^^Adam, this man talks out of his ***. He is well known for such things. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 21, 2009 Kaalay nuune ma waagacusub.com buu ka shaqqeeyyaa. Ani waa ka shakiyey ninkaan is ruxaayya Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 ^^^lool. He is older than Waagacusub.com, the man has been a clown for a long time. Before the courts, before the TFG, he is from the days of ARTA and even then he was just some weird dude. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 21, 2009 ^^ I am talking about nuune of SOL, duke. The confused Darmaan i already know. The issue is not what he pretends to be, there are a lot of possessed men in Boosaaso and Hargeysa, and no credible media outlet would report their outbursts. I suspect nuune Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 ^^^Oh thats another story, Nuune is Calasow? Quote Share this post Link to post Share on other sites