Gabbal Posted September 16, 2006 Jen. Jaamac Max’ed Qaalib “Shirkii IGAD wuxuu ahaa mid ay Amxaaro wadatay, C/llaahi Yuusuf-na waxaa loogu yeertay Iidheh Jen. Jaamac Max’ed Qaalib oo ka mid ahaa xubnihii uga qeybgalay dhinaca maxaakaiimta wadahadaladii Khartuum ayaa wareysi uu siiyey wargeyska Xog-ogaal wuxuu kaga warbixiyey qodobada heshiiskii Khartuum & aragtidiisa ku wajahan heshiiskaasi. “Shirkii Khartuum wuxuu ahaa bilow fiican, oo lagu gaarayo dhammeystir haddii la fuliyo wixii lagu heshiiyeyna waa talaabo wanaagsan’ ayuu yiri Jen. Jaamac Max’ed Qaalib, wuxuuna intaasi sii raaciyey. “Qodobka ugu horreeya ee heshiiska Khartuum wuxuu leeyahay “In la adkeeyo lana dhowro wareega 1-aad ee heshiiskii Khartuum ee 22-kii June la saxiixay†maalintii uu go’aankaasi soo baxay C/llaahi Yuusuf wuxuu si kulul u weeraray isagoo Nairobi ku sugan, wuxuuna geed dheer & geed gaaban u fuulay sidii dalka loo keeni lahaa ciidamo shisheeye†Jen. Jaamac Max’ed Qaalib mar uu ka hadlayey shirkii Nairobi y isugu yimaadeen dhowaan madaxweynayaasha dalalka Kenya & Soomaaliya & ra’isul wasaaraha Itoobiya, in uu ahaa shirkaasi shir ay wadatay dowladda Itoobiya. “Shirkii IGAD wuxuu ahaa shir ay Amxaaro wadatay, C/llaahi Yuusufu-na waxaa loogu yeeray Iidheh, Itoobiyana codka Kenya un bey haysataa go’aankaasina wuxuu noqon doonaa mid galaafan doona IGAD, waxaana qalad ah in ciidamo la geeyo Soomaaliya, xilli amnigii la soo celiyey, lana furay garoonkii & dekadda weyn†ayuu yiri Jen. Jaamac Max’ed Qaalib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted September 16, 2006 No question about that, Now the ethiopians are blaming the Arab league and telling the entire world Somali affairs go through Ethiopia because they know better. We know better if we are the ethiopian government Baydhabo waa u dhammaatay guri amxaaraa laga dhigi rabaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted September 16, 2006 The latest developments will only accelerate the demise of the IGAD (an excercise in seducing potential donors)given the worsening of the state of the Horn of Africa's and the deepening existential rift between its members states (Djibouti, Sudan and Asmara considers Ethiopia as a major threat to be constrained)... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 16, 2006 Xoogsade Honestly, adeer, my perception of you since day one has been that you are anti-Abdulahi Yusuf because of his clan background and not necessarily solely on principle. Marka adeer kuweenaan principle ahaan kula khilaafsan meesha noo daa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted September 17, 2006 ^ yea, you are right, your perception is spot on because my grandfather hails from rival mudug clan. It makes sense. As for leaving this thread for you so you can discuss with like-minded, Okay to that as well. Hopefully you won't persist in seeking meaningless argument with me around the forum and this post had been the last exchange we had since I didn't object to your assertion and confirmed it. Let us see the downfall of it Quote Share this post Link to post Share on other sites