Sign in to follow this  
General Duke

Al Shabaab + foreign terror groups target, kill maim civilians...recent outrage

Recommended Posts

Boosaaso: Al- Shabaab oo qirtey Qaraxyadii Shacabka waxyeelada loogu geystay.

6. februar 2008

Ururka la yiraahdo Al-Shabaab ayaa Web-site ay leeyihiin waxa ay ku sheegeen in ay ka danbeeyeen ayna leeyihiin masuuliyada weeraro xalay lugu qaaday magaalada Boosaaso goobo ku yaal oo ay aad ugu badan yihiin dad Shacab ah.

 

Al-Shabaab waxa ay sheegeen in ay dileen 30 ka mid ah Dadkaasi Shacabka ayna dhaawaceen 100 Ka mid ah ,waxa ayna Ujeedka Weerarka ku tilmaameen in uu yahay in ay halkaasi joogeen Ciidamo ka mid ah kuwa Itoobiya ,waa sida ay hadalka udhigeene.

 

Qoraalka ayaa sidoo kale lugu sheegay in ay Ururka Al-Shabaab doonayeen in ay weeraro ku qaadaan Ciidamada dowlada Puntland oo ay sheegeen in ay meeshaasi joogeen, waa sida ay qoraalkooda ku sheegeene, inkastoo la xaqiijiyay in ayan goobta qaraxu ka dhacay ayan haba yaraatee joogin wax askar ama shaqaale dawladeed ahi.

 

Weeraradii xalay ka dhacay meel dekeda Boosaaaso u jirta 300 oo mitir waxaa ku dhintey 20 ruux oo shacab ah, waxaana ku dhawaacmay dad 60 qof ka badan.

 

Falkaasi waxaa cambaareeyey shacabka Puntland iyo Masuuliyiinta dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

 

Qoraalka Kooxdaasi ku dhajisay Web-sitekooda ayaa ku soo beegmaya xili ay Puntland shaaca ka qaaday in ay dagaal xoog leh la galeyso dadka imaanaya deegaanada Puntland ee amaanka wax u dhimaya, maamulku wuxuu sheegay inay qabteen dad lugu tuhunsan yahay masuuliyada weeraradii ka dhacay Magaalada Boosaaso.

 

Faarax Cabdulqaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Shabaab claim responsibility for Puntland bombings

 

Over 20 innocent civilians killed in this attack..

 

20 killed in Puntland bomb attacks

Published: Wednesday 06 February 2008 07:33 UTC

Last updated: Wednesday 06 February 2008 17:24 UTC

Bosasso - At least 20 people have been killed and 80 injured in two bomb blasts in northeast Somalia. The explosions occurred near the port of Bosasso in semi-autonomous Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Roadside bomb kills 8 in Somali capital minibus

Sun 3 Feb 2008, 10:36 GMT

 

[-] Text [+] By Aweys Yusuf

 

MOGADISHU (Reuters) - A roadside bomb killed at least eight women travelling in a minibus in the south of the Somali capital Mogadishu on Sunday, witnesses said.

 

The driver, conductor and two other passengers in the bus survived, escaping with minor injuries, witness Farah Mohamed said.

 

"At least 8 women were killed when a minibus carrying several passengers was blown up by a roadside bomb blast," she told Reuters, adding that she had seen the bodies, some of them blown to pieces.

 

Police spokesman Abdulahi Ibrahim Omar confirmed the blast but had no further details.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Roadside bomb kills 8 in Somali capital minibus

Sun 3 Feb 2008, 10:36 GMT

 

[-] Text [+] By Aweys Yusuf

 

MOGADISHU (Reuters) - A roadside bomb killed at least eight women travelling in a minibus in the south of the Somali capital Mogadishu on Sunday, witnesses said.

 

The driver, conductor and two other passengers in the bus survived, escaping with minor injuries, witness Farah Mohamed said.

 

"At least 8 women were killed when a minibus carrying several passengers was blown up by a roadside bomb blast," she told Reuters, adding that she had seen the bodies, some of them blown to pieces.

 

Police spokesman Abdulahi Ibrahim Omar confirmed the blast but had no further details.

 

"It looked like a remote-controlled bomb that missed its target -- a government pickup truck carrying a number of soldiers passed there seconds after," witness Ahmed Jimale said.

 

Islamist insurgents have carried out many Iraq-style roadside bomb attacks on the forces of Somalia's interim government and its Ethiopian military backers.

 

The Horn of African country has been mired in anarchy since warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre in 1991. But the violence has worsened since Somali and Ethiopian troops ousted the Islamists from Mogadishu at the end of 2006.

 

© Reuters 2008. All Rights Reserved. | Learn more about Reuters

Powered by Reuters AlertNet

AlertNet provides news, images and insight from the world's disasters and conflicts and is brought to you by Reuters Foundation.

 

Latest AlertNet Crises News

FEATURE-History looms behind Kenyan crisis

UN council demands end to Kenya ethnic violence

Peak hunger season in Somali Region

Chad's Deby says "in control" after rebel attack

At least 100 civilians killed in Chad fighting -MSF

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad farabadan oo ku dhintay Labadii qarax ee caawa ka dhacay Magaalada boosaaso

Posted to the MOL February 5, 2008, 3:13 pm

ugu yaraan toban qof ayaa dhimatay tiro intaas kabadana waa ku dhaawacmeen laba qarax oo cawa ka dhacay magaalada boosaaso ee xarunta gobalka bari .

Qaraxaan oo lala beegsaday goob lagu daawado aflaanta oo ay leeyihiin qowmiyada Oromada ee dalka ethiopia ayaa gudoomiyaha gobalka bari Muuse geele yuusuf faroole waxaa uu shabakada Mudugonline usheegay in dad gaaraya toban qof ay dhinteen halka dhaawacauna intaas ka badan

isbitaalka weyn ee magaalada boosaaso ayaa waxaa buux dhaafiyey dad badan oo qaba dhaawcyo kala gadisan oo qaarkoodna xaaladoodu liidato .

 

lama oga ilaayo hada cida ka dambaysa qaraxyadaan ay ku dhinteen dadka qaxootigaa ee mudo ku sugnaa halkaasi ayadoo dadka reer puntland ay si weyn uga caroodeen falkaasi maadaama aanan lagu aqoon deegaanada puntland.

mudooyinkii ugu dambeeyey ayaa meelo ka mida puntland waxaa kusoo kordhay falal amaan daraa ayadoo kol horana qarax sidaan oo kalaa uu ka dhacay boosaaso inkastoo uu kaasi salka ku hayey qoysas is dagaalsanaa balse hadana qaraxyada ayaa ladagay sumcadii lagu yiqiin deegaanada puntland ayadoo dadkuna eedeeda dusha uga tuureen madaxwaynaha puntland Cadde muuse oo asagu ka seexday wax ka qabashada amaanka

 

 

si kastoo ay ahaataba qaraxyadaan ayaa kusoo begmaya ayadoo cadde muusana maanta uu garoowe uga kicitamay dalka ethiopia dalkaasoo dad u dhashay caawa lagu xasuuqay boosaaso

 

 

Rabiile Cabdikariim Gabanow

 

 

Mudugonline.com Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this