Sign in to follow this  
Cowke

Deputy Governor Of Badhan Comments On SSC Conference In Nairobi

Recommended Posts

Cowke   

Gudoomiye ku -Xigeenkii Barlamanka Ee Xukuumadii Maakhir state oo ka Hadlay shirka beelaha sool ugu soo gebageboobay Magaalada Nayroobi ee caasumada Kenya.

 

Badhan:-Gudoomiye ku-Xigeenkii Hore ee Dowlad Goboleedkii Makhir oo ka hadlay aragtidiisa ku aadan Shirka lugu dhisayo Dalka kenya ayaa sheegay inay tahay mid isaga fikir ahaantiis uu qabo inay tahay arrin ka soo baxday Odayaasha Gobolka Sool iyo siyaasiyiintooda Lakiinse aysan Xubnihii hore ee Makhir State iyo Masuuliyiinta kale ee Gobolada Sanaag iyo Hayland aysan wax shaqo ah arrimaha shirkaasi ku lahayn.

 

Mudane Cowshe oo ah Gudoomiye ku-Xigeenkii hore ee dowladii Makhir state oo Safar uga Yimid Caasumada Badhan ee Xarunta 2aad ee sanaag ayaa qeexay muhiimada ay leedahay beelaha gobolka Sool in ay aayahooda ka tashtaan, iyadoo gobolka ukala qaybsamay qeyb xoog ku haysata Somaliland iyo qayb gebi ahaanba maamul aan lahayn. Mar mudanaha wax laga weydiiyey in ay haboontahay in reer Sanaag/Haylaan/ iyo Galbeedka Bari ay shirkaan oo kale yeeshaan ayuu ku jawaabay, "ma hoboona, waayo gobolada reer Maakhir waxaa ka jira maamul ay shacabka raali ka yihiin."

 

Gudoomiyaha oo hadalkiisa laga dheehankarayey qanacsanaan ku aadan boos qaadashada siyaasadeed ee reer Maakhir, iyadii oo inbadan xubnihii hore ee Maakhir ay ku biireen maamul gobaleedka Puntland. Ku biirida maamulka Puntland ayaa dhalisay in ay maamulka Puntland si wayn uga hana qaado gobolada Sanaag iyo Hayland. Xubnihii horay ee Maakhir sida (wasiirkii Amniga) Mr.Donyaale ayaa haatan ah wasiirada ugu firfircoon ee Puntland.

 

Gudoomiyihii hore ee Makhir state ayaa sidoo kale ka warbixyey xaaladaha Magaalada Badhan ee Gobolka sanaag waxaan uu sheegay in Guud ahaan xarumaha maamulka dowlada ee Badhan sida Aqalka Gobolka iyo Laamaha dakhliga ee dowlada hoose iyo Wasaarada Maaliyada ay si rasmi ah uga soo xeroonayaan lacagihii iyo kharashaadkii Dhinacacanshuraadka ee dowlada.

 

Maxamed Axmed Ciise

Radio Dhahar

Share this post


Link to post
Share on other sites

arrin ka soo baxday Odayaasha Gobolka Sool iyo siyaasiyiintooda Lakiinse aysan Xubnihii hore ee Makhir State iyo Masuuliyiinta kale ee Gobolada Sanaag iyo Hayland aysan wax shaqo ah arrimaha shirkaasi ku lahayn.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Yes, he is absolutely right. Northland is for reer Sool because, as he said, of the:

 

...
muhiimada ay leedahay beelaha gobolka Sool in ay aayahooda ka tashtaan, iyadoo gobolka ukala qaybsamay qeyb xoog ku haysata Somaliland iyo qayb gebi ahaanba maamul aan lahayn.

JB, nitpicking doesn't suit you well sxb :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

And i thought the name "SSC" includes reer Maakhir as well ,,,,,,,, :D

 

 

Now considering your quote,

 

iyadoo gobolka ukala qaybsamay qeyb xoog ku haysata Somaliland iyo qayb gebi ahaanba maamul aan lahayn.

I thought Bugland says inta kele iyagaa jooga ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Gudoomiyaha oo hadalkiisa laga dheehankarayey qanacsanaan ku aadan boos qaadashada siyaasadeed ee reer Maakhir, iyadii oo inbadan xubnihii hore ee Maakhir ay ku biireen maamul gobaleedka Puntland. Ku biirida maamulka Puntland ayaa dhalisay in ay maamulka Puntland si wayn uga hana qaado gobolada Sanaag iyo Hayland. Xubnihii horay ee Maakhir sida (wasiirkii Amniga) Mr.Donyaale ayaa haatan ah wasiirada ugu firfircoon ee Puntland.

 

 

The Faroole Ilka Jiir song is becoming a hit. Its definitely sellling at Sam Goody's in Badhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this