Jacaylbaro Posted September 11, 2007 Mogadishu 11, Sept. 07 ( Sh.M.Network)- Sida ay qortey wakaalaldda wararka AFP, kooxaha mucaaradka ee shirka uu uga socdo magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegay in muddo bilo ah gudaheed ay ciidamada Ethiopia uga saarayaan dalka Somalia. Afhayeenka shirka kooxaha mucaaradka uga soconaya magaalada Asmara ayaa Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa sheegay in waxa uu ugu yeeray xoogagga xoreynta ee ka dagaalamaya Somalia in ay soo xoogeysanayaan maalinba maalinta ka dambeysa. Zakariye ayaa hadalkaan ka sheegay shirka Asmara oo ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha Maxkamadaha islaamka, xubnaha la baxay baarlamanka xorta ah iyo wakiilo ka socda qurbo joogta Somalida. " Waxaa jira Dhalinyaro fara badan oo ku sii qulqulaya caasimadda si ay uga qeybqataan dagaalada uu ku tilmaamay xoeynta, waxaana idiin xaqiijinayaa in sida ugu dhaqsiyaha badan Somalida ay u xoreyn doonaan dalkooda, waxaana laga yaabaa in arinkaasi uu ku dhasho muddo labi bil gudaheed ah". Waxa uu sheegay in ay sameyn doonaan talis dhexe marka ay dhisaan urur ay ku mideysan yihiin. Ciidamada Ethiopia ayaa u soo galay dalka Somalia si ay u badbaadiyaan dowladda KMG ah ee Somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 11, 2007 Insha Allaah Itoobiyaan amaba Tigreega iyo dabadhilifyadoodaba dalka waa laga saari, waxaanse Ilaah ka baryayaa in midkii Soomaali ku midowdo uu noqdo oo uusan maalayacnigii qabyaaladda iyo innagaa markaan Soomaali xukumayna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 11, 2007 LooooooooooL@Seriously? These people are smoking some serious sh*t Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted September 11, 2007 dalka Soomaaliya intan la garin, ciidamada Ethiopia ha ka saaraan badame! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted September 11, 2007 ^^ Inay Ethiopia laga atkaato oo la baabi'iyo ma ku dhibee ? Maybe a sign that you no longer are a Somali hadee aa uu xanuunsanaysid jab-ka Xabashada. Af-Tigray-ga soo baro and perhaps like Ali Gheedi find a Tigray mistress/wifey. You'll be all set to be considered for a leadership position in any future collaborationist entity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted September 11, 2007 ^Is Ali Ghedi's wife Tigray? I never heard that, Is that true? Maya in Ethiopia lasaaro ma dhibayso ee wuxuu kanaxsanyahay Nimanka Xashiishka dhuuqay ee beenta umada usheegaayo. Labo bilood haday Etiopia kusaari karaan, mas Asmara ayay Afawerki u niikin lahaayeen. , Afawarki ayayba qaban lahaayeen laftiisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 12, 2007 That kinda of statement is not for the doubters to swallow. Just watch this base saxibayaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites