Jacaylbaro Posted September 13, 2009 Muqdisho-Warar aan ka helay ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow madaxweynaha dawlada kumeelgaadhka ah Shariif Axmed ayaa sheegaya in uu socdo wadatashi xilka lagaga qaadayo ra'iisul wasaaraha dawlada mudane Cumar C/rashiid Sharmaarke,iyadoo uu wakhtiyadii ugu danbeeyey jiray isfahan waa ka dhexeeya madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha. Isfahan waagana ayaa sii balaadhay kadib markii uu dhowaan Ra'iisul wasaaruhu soo gaadhay maamulka Puntland,isagoo halkaas heshiisyo kula galay maamulka Puntland,taasoo ka cadhaysiisay raga mayalka adag ee aadka ugu dhow madaxweyne Shariif ee ay ka midka yihiin Pro IBBI,Shariif Sakiin,iyo C/shakuur. Madaxweyne Shariif iyo wasiiradii ku weheliyey safarkiisa Jabuuti iyo meelo kale oo ka tirsan wadmada carabta ayaa waxay soo galeen heshiisyo ka dhan ah heshiisyadii Puntland iyo dawladu ay wada galaan,kuwaasoo ay ka mid ahayd in Puntland laga dhiso xarunta la dagaalanka Budhcad badeeda,taasoo loo wareejiyey dhinaca Jabuuti,arintaasoo uu ka shaqeeyey Pro IBBI oo ah nin mayal adag. ILaa had ama cada shakhsiga lagu bedelayo Cumar C/rashiid,iyadoo la hadal hayo rag ay ka mid yihiin Cabdirashiid Ciro iyo Jangeli,kuwaasoo ay aad isuug dhow yihiin Shariifka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 13, 2009 This is the move we have been waiting for. It's not about the PM it's about Puntland & Faroole Ina Sharmarke will have the whole state & Diaspora behind them. Quote Share this post Link to post Share on other sites