General Duke Posted August 23, 2006 BAYDHABO: Xubnaha Golaha Wasiirrada oo goor dhaweyd lagu dhaariyay Xarunta Golahaas uu ku leeyahay Baydhabo Posted to the Web Aug 22, 17:46 Baydhabo (PP) – Wasiirrada, Wasiir u dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Dolwdda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd lagu dhaariyay xarunta Golaha Wasiirrada ee Magaalada Baydhabo. Xafladda dhaarinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Axmed, iyadoo ay sidoo kale ka soo qaybgaleen xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo dadweyne kale, waxaana xubnaha la dhaariyay ay kala ahaayeen: Magacyada Wasiirrada cusub iyo jagooyinka loo magacaabay: 1. Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda, Xasan Abshir Faarax 2. Wasiirka A/Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, Ismaaciil Buubaa 3. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xuseen Maxamed Ceydiid 4. Wasiirka Garsoorka, Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) 5. Wasaarada Beeraha, C/qaadir Nuur Carraale 6. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Fedaraalka, C/llaahi Sh. Ismaaciil 7. Wasiirka Maaliyada, Xasan Maxamed Nuur (Shaar-guduud) 8. Wasiirka Qorsheynta iyo Tirikoobka, Xuseen Ceelaabe Faahiye 9. Wasiirka Horumarinta iyo A/Qoyska, Fowsiyo Maxamed Sheekh 10. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Saalim C. Ibroow 11. Wasiirka Amniga Qaranka, C/llaahi Cabdi Garruun 12. Wasiirka Gaashaandhigga, Barre Aadan Shire (Hiiraale) 13. Wasiirka Betroolka iyo Tamarta, C/llaahi Yuusuf Maxamed 14. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta, Gacmo-dheere 15. Wasiirka Dekada iyo Gaadiidka Badda, Cali Ismaaciil Cabdi Giir 16. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Maxamed I. Xaabsade 17. Wasiirka Ganacsiga, C/llaahi Axmed Afrax 18. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxamud Salaad Nuur 19. Wasiirka Waxbarashada, C/raxmaan Cabdi Waare 20. Wasiirka Awqaafta iyo A/Diinta, Sh. Xasan Ismaaciil Bile 21. Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha, Saalax Cali Faarax 22. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Cabdi Maxamed Tarax 23. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare, Xuseen Maxamud Sh Xuseen 24. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Mowlid Macaane Maxamed 25. Wasiirka Deegaanka, Maxamed Maxamud Xeyd 26. Wasiirka Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta, Saciid Xasan Shire 27. Wasiirka Caafimaadka, C/casiis Sheekh Yuusuf 28. Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha, Maxamud C/llaahi (Sifir) 29. Wasiirka Warshadaha, Maxamed C/llaahi Kaamil 30. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta, Cali Maxamed Maxamud Xayd 31. Wasiirka Warfaafinta, Cali Axmed Jaamac Jingili Magacyada Xubnaha loo magacabaay Wasiir u dowlayaasha: 1. iiru Dawlaha Arrimaha Gudaha, Maxmud Sayid Aadan 2. Wasiiru Dawlaha Maaliyada, C/kariim Axmed Cali 3. Wasiiru Dawlaha Kaluumaysiga, Cabdalla Boos Axmed 4. Wasiiru Dawlaha Warfaafinta, Khadiijo Maxamed Diiriye 5. Wasiiru Dawlaha Qorsheynta iyo Tirikoobka, Sheekh Aadan Mad-deer Magacyada Wasiir ku xigeennada Dowladda Federaalka: 1. Wasiir ku xigeenka arimaha dibadda, Xasan Axmed Jamac 2. Wasiir ku xigeenak arrimaha diinta iyo awqaafta, Cali Sh, Maxamed Nuur. 3. Wasiir ku xigeenka bartoolka iyo Tamarta, Ibraahim Xuseen Cali Saalax. 4. Wasiir ku xigeenka beeraha, Xuseen Cismaan Xuseen. 5. wasiir ku xigeenka boostada iyo isgaarsiinta, C/raxmaan cismaan daahir. 5. Wasiir ku xigeenka caafimaadka, Ciise Wehliye Maalin 7. Wasiir ku xigeenka dalxiiska iyo duurjoogta, Maxamed Cali Daheeye. 8. Wasiir ku xigeenka Amniga qaranka, Bashiir Maxamed Aadan. 9. Wasiir ku xigeenka dastuurka iyo A/federaalka, C/kaafi Macalin Xasan. 10. Wasiir ku xigeenka dhalin yarada iyo isboortiga, Axmed Ciise Cawaale. 11. Wasiir ku xigeenka dib u dhiska iyo dib u dajinta, Khadar Biixi Caalin. 12. Wasiir ku xigeenka gaashaan dhiga, Salaad Cali Jeelle. 13. Wasiir ku xigeenka gaadiidka cirka iyo dhulka, C/laahi Axmed Cabdulle. 14. Wasiir ku xigeenka ganacsiga, C/fitaax Ibraahim Raashid 15. Wasiir ku xigeenka garsoorka, Xassan Buraale Maxamed. 16. Wasiir ku xigeenka hawaha guud iyo guryaynta, Xasan Cumar Maxamed 17. Wasiir ku xigeenka hidaha iyo tacliinta sare, Deeqa Jaamac Jibriil. 18. Wasiir ku xigeenka horumarinta haweenka, Caasah C/laahi Ciise. 19. Wasiir ku xigenka xanaanada xoolaha, Cumar Aadan Xassan. 20. Wasiir ku xigeenka macdanta iyo biyaha, Axmed Maxamed Cabdi. 21. Wasiir ku xigeenka waxbarashada, Mukhtaar Maxamed Yuusuf. 22. Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga, Maxamed Xasan Ibraahim. 23. Wasiir ku xigenka Maaliyadda, Mire Xaaji Faarax. 24. Wasiir ku xigeenka Shaqada, C/qaadir Sh, Maxamed Nuur. 25. Wasiir ku xigeenka warfaafinta, Faarax Cali Maxamuud. 26. Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha, Fahma Axmed Nuur. 27. Wasiir ku xigeenka Dekedaha, Maxamed Sh, isxaaq (Abaadir) 28. Wasiir ku xigeenka dib u heshiisiinta, Ibraahim Maxamed Isxaaq. 29. Wasiir ku xigeenka Deegaanka, Maxamed Cismaan Bulbul. 30. Wasiir ku xigeenka Warshadaha, Axmed Maxamed Loxos. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Muqdisho E-mail; puntlandpostmog@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 23, 2006 The gangstas lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galay jaad iyo tumasho ku dhameeye. Can you believe they receive $1,800 [uS] per month for practically doing absolutely nothing! Imagine lacagtaas waxee Soomaali people u tari lahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 23, 2006 ^^So they make 2600 before taxes?. Well, let us say they spend 100 dollars for living expenses (Baidoa cost of living) and 100 dollars for "helping qaraabo", the rest of this money is going straight to their savings accounts in qurbaha. 1600 dollars in savings every month is not bad. MMA, these goons are living good. [edit] Shyyt, I forgot the stolen money from each ministry. Doesn't each "wasaarad" have its own budget and allocated money for "waxqabad"? My god, the above mentioned salary is nothing to them. They have bigger things to take care of. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted August 23, 2006 Even 200$ is a considerable amount for hunger tricken Somalia where children are dying by thousands due to lack of drinkable water, let alone 2000$ (even East Europeans or Asians officials are highly unlikely to make such money!). As a matter of fact, ministers in Somaliland used to earn at best 100$ during the 90's if my memory is good whereas officials in Baidoa do recognize that they are mainly interested in getting their share of the cake, wether privately or implicitely when they denounce in the media their pseudo government as a Tigre trojan horse. Is it really the right signal to send when corruption and mismanagement largely contributed to the current genocidal situation by alienating Somalis? Is this criminal warlord maffia supposed to bring unity as well as justice while protecting our sovereignity or our already disastrously damaged environment? More fundamentally, how are they going to resist further temptations if they are not commited at the onset on a voluntary basis like the courts whose staff members struggle for their daily subsistence while directly sharing their people's plight? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted August 23, 2006 The ministers that quite just returned like ismaciil and abshir thats funny maybe they should have half the count of ministers and half less MALES with alot of females and that would be a change this time Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted August 24, 2006 They get paid too much, they travel too much, whats next? what you guys want is not a government but another something-land! Most of you here make that much yet don't think the highst officials of a country should not get that much. what sort of country do you guys want. Think up people, not down. Quote Share this post Link to post Share on other sites