Jacaylbaro Posted May 8, 2010 Mar hadaan heeryada dhigay dhimashana ka wada simay dhahar iyo ragna is baray allaylehe kar baa dhacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 10, 2010 And to your books they(the two singing) wadiniyiin where Saado is clanist... Aduunyoy.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 12, 2010 Ever heard of Xaq u dirir ?? ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 12, 2010 ninka la dhaho JB qabyaalad iyo cugdad baa lafaha ka gashay, markaa maxaad ka filasaa, inuu wax fiican uma leeyo ama taageero somalida midnimada neceb - snm, layaab maaha SNM qaran dumis bey aheed, Xooga dalka somaliyeed ayaa ahaa xaq u dirir, hadana Ciidanka SSC ee ayaa ah Xaq u dirir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 12, 2010 Waad yara dawakhday xaaji beryahane ..... aayar bal soco yaan wadnuhu ku istaagine. Xaq u dirirku waa ka guulaystay xooga dalkuna meel uu maray lama yaqaan adeer rag baa calashaday oo ku qayilay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 12, 2010 Adna waad waalatay, ee iska duwee inta aadan maskaxda eenan ku istaagin jabhadaha qabiilku ma guleysan ee waa fashileen, qofka jaahilka uun baa u heysta wax fiican koox qaran dumis ah oo burburtay. Xooga dalka Soomaaliyeed waa uu ku mahadsanyahay casharkii uu dhigay somalida midnimada neceb, waa lama il-laawan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 12, 2010 Malaa shalay baad dhalatee indha fur ,,,, qarankii mee ??? Somaliland ciyaar laguma keenin adeer ,,,, waanay jiraysaa ee ha ku daalin ,,, qaran dhan baa ku baaba'aye. Quote Share this post Link to post Share on other sites