Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?

Recommended Posts

Lets just hope for the best. In the end regardless of what clan militia takes over Kismayo, one thing is certain, more Somali blood will be shed culminating with new wave of fugees.

 

I think both parties should drop this "anigaa iskale " attitude, and work together for peace.

 

Who is Koojar Xiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by The Duke:

There is a gap in your news saxib.

Ninyaho sow damiir ma lehid. Yesterday you bombarded here with this falsified news and you are not even shameful about it. Sxb majority of your sources are propaganda machines who embarass themselves more then any other sites. That's the truth!

 

As for the gap allege, there is none. Gedonet already wrote an earlier piece about your propaganda.

 

Maleeshiyo Beeleedkii Buulogaduud Iyo Ciidamadii Guutada 3aad Oo Isku Horfadhiya Degaanka Luglow

Jun 20,2007

by GEDO-NN-Kismaayo

Abaabul dagaal oo xoogan ayaa ka soconaya Tuulooyinka Goobwayn iyo Buulagaduud ee waqooyiga Kismaayo halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyo beeleed taabacsan Col.Cabdirizaq Afgaduud iyo Col.Koojaar oo horay looga soo eryay magaalada Kismaayo iyo ciidamo ka tirsan kuwa guutada 3aad ee hadda ka hor ku dagaalamay gudaha magaalada Kismaayo.

 

Dhiilada ayaa cirka isku shareertay markii shalay galinkii dambe ay isku dhaceen laba ilaalo nawaaxiga halka loo yaqaano dalcada luglow taas oo ay ka dhalatay in labada dhinac ay hubka uruursadaan.
Boqolaal ciidan ah oo ku hubaysan baabuurta dagaalka oo ka baxay magaalada kismaayo ayaa isugu tagay tuulada goobwayn oo Kismaayo 9Km u jirta, halka maleeshiyo beeleedka daacadda u ah Col.Afgaduud iyo Koojaar oo iyaguna ku hubaysan dhowr baabuur dagaal ay soo fariisteen dalcada Luglow oo kismaayo u jirta 19km.

 

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaalo hore ay yihiin ciidamada jooga Luglow ayna maleeshiyooyinka xoogoodu ku sugan yihiin Tuulada Yoontooy oo kismayao u jirta 21km, waxaase sii kordhaya cabsida laga qabo dagaal culus oo lagu hoobto.
Ciidamada magaalada Kismaayo ku sugnaa ayaa isku raray tiknikada dagaalka ,waxaana la arkayay iyagoo raxan raxan u sii lugaynaya mana cadda in ay weerar qaadayaan iyo in difaac galayaan sida ay sheegteen saraakiisha hogaamisa ciidamadan.

 

Goobaha ganacsiga ayaa maanta badankood xirnaa dadkuna waxaa ay dhooban yihiin wadooyinka iyagoo is waydiinaya waxyaabaha soo fool leh halka ay labada dhinac kala jooga, inta badan dadku waa ay walwalsan yihiin waxaa ka muuqanaysa sida ay ugu daaleen dagaalada ahliga ah ee ragaadiyay kismaayo xilli gobolada kale ee ay joogto dawlada KMg ah ay ka socdaan hawlo amni sugid ah iyo rabshado siyaasadeed oo aan ahayn kuwa qabyaaladeed.

 

Col: Aaden Maxamed Ibraahim Koojaar oo ka mid ah horjoogayasha maleeshiyo beeleedka ku sugan Buulagaduud ayaa ku eedeeyay dhinaca Kismaayo in ay weerar ku soo qaadeen fariisin ay ku leeyihiin Yoontooy kadib markii ay dhamaadeen saddex maalmood oo Beesha Kismaayo haysata ay u qabatay in ay wadada ku baneeyaan sida uu warka u dhigay.

 

Koojaar waxaa uu intaas raaciyay in Buulagaduud ku joogaan amarka dawlada aysan weerar ku ahayn magaalada Kismayo, balse ay isdifaaci doonan hadii la soo weeraro
Col: Ismaaciil Khaliif Shire taliyaha guutada saddexaad ee xooga dalka oo Kismaayo ku sugan aya ku tilmaamay iska horimaadkii shalay mid ay isku haleeleen laba ilaalo ayna dib u soo celiyeen ciidamadooda.

 

Col.Ismaaciil Khaliif Shire ayaa waxaa uu tibaaxay in Guutada Saddexaad aysan weerar ahayn oo ay wasaarada gaashaandhiga ka haystaan amar ah in meel la isugu geeyo Ciidamada qaranka si loo aruuriyo loona siiyo mushaarka ay leeyihiin. Hadalada saraakiishaan kawada tirsan dawlada KMG ah ayaa waxaa ay ka dhigan yihiin in ay wada taabacsan yihiin dawlada KMG ah waxaase cad in ay ukala jabeen hayb qabiil ka dib dagaalkii 23kii April ee kismaayo looga saaray taliyahii hore guutada Koowaad Col.Afgaduud C/risaaq afgaduud iyo abaanduulaha qaybta koowaad Col: Aaden koojaar iyadoo markii dambana ay ku biireen Gudoomiyaha gobolka iyo kan degmada oo loo fasirtay in ay hayb qabiil isku raaceen.

 

GEDO-NN-Kismaayo News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che-Guevara:

I think both parties should drop this "anigaa iskale " attitude, and work together for peace.

Agree, but who is contantly barking out load about "annagaa iska leh" kinda attitude? Well I guess, you already know the answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

If it was not for the other sides "anagaa iska leh" attitude the composition of Kismaayo's administration would mirror that of the ICU time named by Hassan Dahir Aweys; reflecting the majority.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allamagan.....Wax isdhaama ma arkin. But I assure there will be no winners in a war.

 

Horn.....Iam little skeptical when Somali clans claimed that they constitute the majority of particular city or region. Untill we have an actual official enumeration of the Kismayo populace , lets meet in the middle and work for the benefit of all reer Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

Agree, but who is contantly barking out load about "annagaa iska leh" kinda attitude? Well I guess, you already know the answer. [/QB]

well let me see if I could be help, To make it understand the reality on the ground for some ppl. boys from gedo needs to go back baar dheere, cabud waaq, gedo and where ever they hial from. That is not too mutch to ask. Kismaayo belongs to reerwaamo and we all know who they are. war ileen inagaa wax aragnay. sheekadii waxaa socoto anigaa taabsaday baryaahaan waxaa batay magacyada axmed kismaayo taango kismaayo and we know they are kooyto lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this