Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Col Koojar interview: what happened to the attack?

Recommended Posts

Listen to the militia commander of the clan, who clearly explains his clans lack of muscleto deal with the admin and government forces in Bulu Gaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burcadkii Magaalada kismaayo Xaalufeenta ku hayey oo dib ugu cararey gudaha Magaalada kismaayo ka dib dagaalkii galabta oo ay jab xun kala kumeen ciidamada xooga dalka somaliyeed

 

Warar goordhaweyd inaga soo gaarey magaalada kismaayo, ayaa waxeey Sheegayaan in maleeshiyadii kismaayo abaabulka dagaal ka wadey ilaa iyo saakey, ay dagaal ku soo qaaden tuulada yoontey waxeeyna wararku sheegayaan in lagu soo jabshey dagaalkii ay ku qaaden ciidamada dowlada fedaralka kmg uu fadhigoodu ahaa tuulada Buulo-gaduud iyo yoonteey

 

Dagaalkan oo socdey mudo ka yar 30 daqiiqo, ayaa lagu jabshey maleeshiyaadkii ka soo weerar tagey dhinaca magaalada kismaayo, ayadoo halkaasi loogu geystey jab aad u weyn, lagana furtey baabur badan oo tikniko ah.

 

Goordhaweyd aan la xiriirney sargaal ka tirsan ciidamada xooga dalka Somaliyeed oo ku sugan xerada ciidanka ee Lug low ayaa wuxuu inoo xaqiijiyey in weerar lagu soo qaadey saacadu markeey aheed 5tii galabnimo, ayna is difaacen, wuxuu kaloo inoo xaqiijiyey in burcadii soo weerartey ay magaalada kismaayo gudaha ugu carareen waa siduu hadalka u dhigeye.

 

Dhinaca kale magaalada kismaayo ayaa aad u kacsan halkaasi oo ay ka wadaan maleeshiyaadkii jabka kala soo kulmey dagaalkii galabta ka dhacay yoontey abaabul iyo dilal loo geesanayo shaqsiyaad caan ka ah magaalada kismaayo oo ay ku tuhmayaan in ay la shaqeynayeen ciidanka xooga dalka somaaliyeed.

 

Lama oga halkeey ku danbeen doonto xaaladan dagaal oo cirka ku shareeran

 

Wixii war ah oo kusoo kordha kala soco shabakada carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaalada magaalada ayaa ah mid qasan iyadoo ay ka jirto cabsi baahsan oo ka imanaysa shacabka ku nool gudaha magaalada cabsida koobaad ayaa ka imanaysa dhinaca amaanka ee gudaha magaalada iyadoo cabsida kalana ka imaanayso ciidamo kale oo dul fadhiya magaalada kuwaasoo ay hogaaminayaan maamulkii degmada oo horay looga eryay.

source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

So fighting occurred is it? As for the details, war jiraaba cakaarahuu iman. No need to overdue yourself so early on the information. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Dhubad, I spoke to Kismaayo right now. According to my sources no such clashes took place but tensions are high and Kismaayo group is waiting for the three day deadline to completely elapse.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, what happened to the clan invasion you was so behind a few days ago?

You and Saxix-ala gedonet, seem to be quite today, I am giving you some wake up call adeer.

 

Bulu-Gaduud is 30KM from Kismayu, why not go and clean up the place, as your clan elders decided :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke-

 

There is politics being played here. The group in Kismaayo already has the price. Are you forgetting who is in the city? They are not the group sitting somewhere in the swamp having to deal with mosquitoes. Your group is and if they had the courage, the strength, and the ability]/b] to attack Kismaayo, they would have already done so instead of issuing a 101 and threats over the radio waves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Dhubad:

^Didn't Koojaar said that they have been attacked?

We will find out in due time, but as I just spoke to Kismaayo they are singing a different tune. I will find inshallah in two hours or so which is truly which and where things stand.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, give us a break, your clan militia were beaten back as they were in Kudha, suprise coups is a one thing a full frontal attack without Mogadishu is another.

 

Here is Horn's report a few days back.

Beesha **** Oo Xilli Kama Dambays Ah U Qabatay Kooxda Buulagaduud

Jun 16,2007

by Kismaayo-GEDO-NN

Odayaasha Beelaha **** ayaa maanta ku yeeshay magaalada Kismaayo kulan xasaasi ah oo ay kaga hadleen dil shalay tuulada buulagaduud loogu gaystay laba askari oo ka timid Degmada Jilib ee Gobolka J/dhexe.

 

Kullankaan oo saxaafada loo diiday ayaa sida uu sheegay afhayeenka beeshaas waxaa laga soo saaray go,aan baaq kama dambays loogu jeediyay dawlada KMG ah. Xasan maxamed Cali waxaa uu sheegay in kullanka maanta ay beeshiisu ugu baaqday dawlada KMG ah in ay muddo Saddex maalmood ah ay wadada ka wareejiso waxa uu ugu yeeray kooxda Burcada ah ee jidgooyooyinka dhigatay deegaanka Buulagaduud.

Horn again says the lads are rushing to the front

Waxgarad iyo siyaasiin ku sugan magaalada Kismaayo ayaa
ku guulaysan waayey inay hakiyaan boqolaal maleeshiyo
ah oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka oo isku fidiyey degaano ku dhow dhow Buulogaduud,

--------------------------------------------------------------------------------

 

Source

Then today he says nothing happened, pardon but the boys who were not able to be stopped in the front chanhed their mind after a defeat.

 

Saxix Al-Carmooyin, reports

Burcadkii Magaalada kismaayo Xaalufeenta ku hayey oo dib ugu cararey gudaha Magaalada kismaayo ka dib dagaalkii galabta oo ay jab xun kala kumeen ciidamada xooga dalka somaliyeed

 

Warar goordhaweyd inaga soo gaarey magaalada kismaayo, ayaa waxeey Sheegayaan in maleeshiyadii kismaayo abaabulka dagaal ka wadey ilaa iyo saakey, ay dagaal ku soo qaaden tuulada yoontey waxeeyna wararku sheegayaan in lagu soo jabshey dagaalkii ay ku qaaden ciidamada dowlada fedaralka kmg uu fadhigoodu ahaa tuulada Buulo-gaduud iyo yoonteey

Adeer, dont change the tune now. The countdown was up yesterday and your boys who were rushingaint rushing no more.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

N/AA, It's day 4 of the count down, so was this the promised action made by the spokesman of the talka Hassan Dheere...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn the truth is that your clan militia are stuck in Kismayu, if they could drive out the admin forces they would have done so and in great celebration. They are stuck, hence even the theree day threat was hot air. You dont tell your enemy that you are coming, and the proof you brought as highlighted above was a joke.

 

Dhubid, according to the news coming in, the clan militia attacked were repulsed after 30 munute they came back running into the city and called for a curfew.

 

Here is an update.

Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed oo hab Xeendaab ah usoo buuxdhaafiyey hareeraha Magaalada Kismaayo

 

Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa waxeey sheegayaan in caawa magaaladaasi aysan aheen meel amaankeedu la isku haleen
karo ka dib Burcadii dagaalka galabta lagu soo jabshey ay magaalada gudaheeda ka bilaaben xasuuq aan caadi aheen.

 

Labo nin oo meed ah ayaa waxaa lagu arkayaa jidka dheer ee Somali star oo ay dileen maleeshiyada burcada ah, labadaas nin ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka soo jeedan heybtooda beesha ........., ayagoo loo diley sabab la xiriirta in ay basaas u yihiin ciidamada dowlada fedaralka kmgs, waxaa kaloo meyd islaan waayel ah uu yaala xaafada calanleey jidkeeda gala suuqa calanleey, ayadoo goobjoogayaal ku sugnaa goobtaasi ay inoo sheegen in baabur cabdi bile ah oo ay wateen maleeshiyada burcada ah oo si xawli ah ku socdey uu dulmarey.

 

Dhinaca kale ciidamada xooga dalka somaliyeed ayaa waxeey soo buuxdhaafiyeen hareeraha magaalada kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this