General Duke Posted July 17, 2008 Maxkamada Bosaso oo dad xukuntey 16 Jul 16, 2008 - 6:37:58 PM Maxkamada Boosaso oo xukunno adag ku ridey xubno gaaraya 12 kuwaas oo ciidamada Booliska Bosaso kadib markii lagu soo eedeeyay falal xatooyo. Sidoo kale Maxkamadda ayaa xukun ku fulisay Maxamed Amiin Cali oo lagu soo eedeeyay inuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabab isla markana waxyaabaha qarxa soo geliyay gudaha Puntland. Gudomiyaha Maxkamada Darajada koowad ee Gobolka Bari Maxamed Cabdi Aware ayaa Maxkamadda horteeda ugu dhaawaqay xukunada lagu riday 12-kan nin oo lagu soo eedeeyay iney fiilooyinka dabka iyo kuwa taleefanada ka fiiqdaan tiirarka magalada Boosaaso iyadoo sadax ka mid ah 12-kan nin lagu xukumay 8 sano oo xarig ah halka 9 kalana min 6 sano oo xarig ah. Dhinaca kale Maxkamadda waxay xukun lacaged ku fulisay nin dhalashadiisu tahay Itoobiyaan kaasoo lagu soo eedeeyay inuu ka ganacsado Maandooriyaha khamriga ee lagu sameeyo gudaha dalka Soomaaliya oo la yiraahdo Calaqa, waxayna ku xukuntay 300 Dollarka Mareykanka ah. Nin lagu magacabo Maxamed Amiin ayaa Maxkamadu Gobolka Bari ay xukun 12 sano oo xarig ah ku fulisay kadib markii lagu soo eedeeyay inuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab. Xeer ilaliyaha Maxkamada Darajada Koowad ee Gobolka Bari Axmed Taaran oo ayaa horteda ka aqriyay eedeyntasi ayaa shegay in ay waajib tahay in la mariyo danbiilahan wixii uu muteystey, isagoo ka codsaday Maxkamadda in lagu xukumo 20 sano oo xarig ah. Garowe Online,Bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim01 Posted July 17, 2008 may Allah grant him patience. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 18, 2008 May all the Al Shabaab killers get executed. Insha Allah. Those who live by the gun will die by it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim01 Posted July 19, 2008 ^ looool adeer caadi matihid, you should be making that type of dua against the oppressors whom rule with the gun :] . Imagine this - being shackled, thrown in a dark dungeon, beaten by tyrants - why? Because you chose to pick up the sword against your sworn enemy (Ethiopia)- what an honor eh :] ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown1 Posted July 19, 2008 THOSE CAPTURED WASN'T SHABAAB MEMBERS. PUNTLAND CAPTURED THEM BECAUSE OF CLAN MATTERS. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted July 19, 2008 Bossaso courts? The Pirates? Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted July 19, 2008 Bossaso= Somali Republic.....that is what matters at this point of Somali history... Quote Share this post Link to post Share on other sites