Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Parliament unanimously passes new constitution

Recommended Posts

Baarlamaanka Puntland Oo ansixiyey Dastuurka cusub maanta!

 

Abdirahmaan Mohamed koronto Isniin 29 Jun 2009

Garoowe-(Allidamaale ):-Maanta ayaa Waxaa Fadhi ku yeeshay Golaha Baarlamaanka ee Puntland xaruuntooda Ku Taala Magaalada Garoowe Ee Caasimada Gobolada Puntland Waxana ay kaga Hadlayeen barlamaanku ansixintii dastuurka cusub.

Fadhiga baarlamaanku ayaa Waxaa ka Soo qayb Galay inta badan Xubnahii barlamaanka, Waxana ay saaka u Soo fadhiisteen kulankaan Sidii ay meel u marin lahaayeen ansixintii Dastuurka Cusub ee xisbiyada badan oo ay yeelan doonto Puntland Waxaana Furay gudoomiyaha barlaamaanka Puntland.

 

Gudoomiyaha Oo ka hadlayey Waxa ka Soo baxay kulankaan ayaa Waxa uu Sheegay in 49 xubood ay u codeeyeen ansixinta dastuurka halka 4-na ay ka aamustay ayadoo laba kalena ay diideen Waxaan u halkaan ka sheegay Gudoomiyaha barlamaanku in Dastuurkasi la meel mariyey.

 

Sidoo kale Waxaa halkaasi hadlo ka soo jeediyey Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali shire isagoo khudbad kooban ka Soo jeediyey Taas Oo u ku soo bandhigayey miisaniyada Sanaddi aynu Soo dhaafnay Hasse ahaate Golaha barlamaanka ayaa Sheegay in ay dib uga Fariisan doonaan oo haatan anay ka hadli doonin.

 

si kasto oy ahaataba kulankaan ay yeesheen xubaha baarlaanka Puntland ayaa Waxa uu dhacay Wakhti uu Dalka ka maqan yahay masuulkii sarre ee Puntland Madaxweyne Faroole hasse ahate Waxaa uu ku Soo geba geboobey Si heer sarre ah Oo farxadi ku dheehan Tahay.

 

3604894392_b511f785b0_o.jpg

 

Allidamaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe: Golaha baarlamnka Puntland oo cod u qaday dastuurka cusub Ee Xukuumada!

 

Radiolaascaanood, 28th July 2009

 

Garoowe:(Radiolaasca anood)Golaha baarlamnka Puntland oo cod u qaday dastuurka cusub Ee Xukuumada. Waxaa maanta Golaha wakiilada Puntland ansixiyeen dastuurka cusub ee Dowlada ku shaqayndoonto sanadaha soo socda kasoo muda 65 cesho ah soo akhrisanayen Golahaan wakiilada inkastoo markii ugu horayasay ee la horgeeyay golaha wakiilada dastuurkaan uu ka dhasahay buuq hadana waxaa markii danbe lugu guulayastay in wax laga badelo waxana maanta oo bishu aheed 29 juun si akhlibay leh cod loogu qaaday dastuurkaan cusub

 

Ansixinta dastuurkaan ayaa kadanbaysay kidib marki ay soo xadireen 54 xilibaan halka 12 xilibaan ay maqanayeen marka loo eego tirada guud ee Golaha wakiilada waxana si isku mid ah qaab gacantaag ah u codeeyay dastuurkan 49 xilibaan halka laba xilibaan ay ka hor yimaadeen sedaxna ay ka amustay waxana intaa kidib ku dhawaaqay Gudoonka baarlamanka Puntland Cabdi rashiid Maxamed Xirse in dastuurka maanta wixii kadanbeeya la ansixiyay

 

shirkaan maanta iskugu yimaadeen Golahaan wakiilada ayaa ahaa mid aan caadi ahyen waxaana dhamaan xubnihii ka soo qaybgalay amaan balaaran u soo jeediyeen gudoonka barlamanka iayygooo ku amaanay sida habsimada leh ee uu u agaasimay /

 

Ugu danbayntii ayaa gudoonka baarlamanka waxaa uu xilibaanada markale ka codsaday in kulan iskugu yimaadaan maalinta sabtida ay soo socota waxana la filayaa in ay kaga doodi doonaan arima ay ka mid yihiin xisaab xirka sanadii la soo dhaafay 2008 oo ay soo gudbisay wasaarada maaliyada Puntland.

 

BARR%2011.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

I've chosen the one above together with one more that is underway depending on final evaluation and details, which is let's say more 'original' and in value and meaning more deeper than the one above.

 

I shall soon reveal it, which is my favourite of the two as it is of complicated style, nature and not so conventional as in the norm but it has got deep meaning. It is a idea one could build on or imitate if followed.

 

I will keep the ideas flowing and coming inshallaah.

 

Stay tuned (friend and foe alike). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barlamanka maamul goboleedka Puntland oo maanta isku raacay in xisbiyo loo sameeyo maamulka Puntland.

Posted: 6/29/2009 4:13:00 PM

Shabelle: GAROOWE

Barlamanka Maamul gobobleedka Puntland ayaa maanta markii ugu horaysay ansixiyay Sharci cusub oo uu ku dhaqmi doono maamul goboleedka Puntland.

 

Sharcigaani oo in mudo ah soo socday islamarkaana inta badan la soo hordhigay Barlamanka Puntland ayaa waxaa uu yahay sidii loo samayn lahaa habka xisbiyada kaasoo uu maanta baralamanka Puntland ansixiyay iyagoo aan wax qilaaf ah ka dhicin.

 

Dhawaan ayaa markii sharcigaani la horgeeyay Barlamanka Puntland waxaa ka dhashay muran iyo is qab qabsi balaaran kadib markii xildhibaanada Sool iyo Sanaag ay ka biyo diideen maadaama qodob ku xusnaa uu qeexayay Waqooyi galbeed taasoo xildhibaanadu ay aad uga soo horjeesteen.

 

Xildhibaanadii maanta joogay howlka Barlamanka Maamul Puntland ee Garoowe ayaa dhamaantood ansixiyay sharigaasi oo dhigaya in xisbi xisbi loo tartamo,waxaana wajiyadooda ka muuqatay farxad badan.

 

Isku soo wada duuboo sharcigaani hergalay ayaa waxaa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee Puntland ka hirgala iyadoo la dhaafi doono Xildhibaanada 66-ka gaaraya in ay doortaan madaxweynaha,waxaana madaxweynaha dooranaya oo codkooda dhiibanaya shacabka reer Puntland.

 

Xisbiyada ka qeyb galaya doorashooyinka madaxtinimo oo gaaraya ilaa sedax xisbi ayaa waxaa durbaba bilaabatay saan saan siyaasiyiin badan ay ku doonayaan in ay xisbiyo kaga dhawaaqdaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland Parliament passes new constitution

29 Jun 29, 2009 - 10:04:48 AM

 

GAROWE, Somalia June 29 (Garowe Online) - The regional parliament in Somalia's northeastern State of Puntland has passed the region's new constitution after five weeks of debate, Radio Garowe reports.

 

 

Abdirashid Mohamed Hersi, Puntland Parliament Speaker

The parliament session was held Sunday in Garowe, the capital of Puntland, chaired by Speaker Abdirashid Mohamed Hersi and attended by 55 MPs out of the 66-seat Parliament.

 

Speaker Hersi told Radio Garowe after the vote that 49 MPs passed the constitution, 3 MPs voted no and 3 MPs abstained from voting. The new constitution is composed of 141 articles and provides the framework for introducing a multi-party political system in Puntland for the first time since the state's inception in 1998.

 

 

Puntland MPs in Garowe

On June 15, Puntland lawmakers ratified most articles of the new constitution but a few articles were left open for debate. It took lawmakers 36 days of debate to ratify the constitution, according to parliament sources.

 

The review process of Puntland's new constitution was began under the previous administration, led by then-President Adde Muse.

 

When current President Abdirahman Farole won an election in January, he appointed the State Minister for the Democratization Process, Dr. Abdi Hassan Jim'ale, to finalize the constitutional review process.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this