Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Bililiqo 2.0

Recommended Posts

Juje   

Originally posted by Seekknowledge:

How ironic the same thugs who stole peoples properties crying out foul and giving press releases. They must be really sorry other thugs got the overseas properties. Well at least this ones don't hide behind cimaamas :rolleyes:

there is an absence of common logic in your writing.

The looting Bakaraha today by Somali TFG soldiers send hope down the well and it does not ring well with the many 'peace manifestos' of Nuur Caade. It is two steps backward now. Looting is in the same category as barabarianism and to be done by TFG 'Somali' soldiers' shows labada dhinacba kala daran.

For you say that ' shaley aya wax la bililiqeystey' and so its our turn now puts you in the same box as Yeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Nur Cadde oo qiray boobka Bakaaraha

Nuur Xasan Xuseen oo u warramayey BBC-da waxa uu qiray in ciidamada dowladda ay ka qeybqaateen bililiqada, laakin aanay dowladdu bixin amarkaasi, wuxuuna intaasi ku daray in baaritaan kaddib baaritaan laga qaadi doono askartii fal-dembiyeedkaasi ku kacday.

Nuur Cadde waxa kale oo uu sheegay in hadda ay xiran yihiin dad lagu qabtay iyagoo bililiqo gacanta kula jira.

 

Ma ah markii koowaad!

 

Ma aha markii ugu horreysay ee ay ciidamada dowladda KMG ahi bililiqo ka gaystaan suuqa Bakaaraha, dad badanina waxay shaki gelinayaan dowladda Nuur Cadde ay awood u leedahay in ay is-hortaagto falalka noocaan oo kale ah.

 

Ra'iisal wasaaruhu waxa kaloo uu qirtay in uusan war buuxa ka haynin ciidamada dowladda ee maanta u dhacay saddex idaacadood oo ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaasoo boobay qaar ka mid ah qalabkii idaacadahaasi, taasoo keentay in saddexdaasi idaacadood oo kala ah HornAfrik, Shabeelle iyo Siimba ay hawada ka baxaan.

 

Audio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

As it was the first time BILILIQO occured in Somalia.

 

We even didn't know whether these equipments were part of the equipments that were taken by officials from Shabeelle and Simba Radios for further investigation :confused:

 

Having said that NO BILIQO was justified in any circummantances

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

^ But you justified it in your first sentence. When translated, you were saying in effect, that if past looting occured, this latest one by clan militias of A/Y and Maxamed Dheere is okay too. The rest of your post is to cover your tracks and giving excuses to thugs on camera looting poor people's properties.

 

 

Just another demonstration of how somalis justify all ills in circles iyagoo isla fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

I would that some would have said that this story was made up by the "clan courts" media". Cige, your right perhaps the equipment is been taken for further investigation, that is to the highest bidder!

 

@Juje, Mr Cade, doesn't have control over the warlord(so called mayor's) militias---- it's a dog eat dog situation out there........

Share this post


Link to post
Share on other sites

If A/Y is blamed for this bililiqo ,,, now tell me who has to be blamed on this one:

 

 

Bosaaso:- Waxa galabta casarkii laga maqalay Suuqa lagu sarifo lacaga qalaad Tacshiirad xoogan taasi oo ay fureen suuqaasi kooxo Budhcad ah oo doonayay inay dhacaan hantida taala Suuqaasi, Budhacadaasi oo wataday Baabuur yar ayaa hal mara isweer ka qabtay Suuqaasi iyaga oo qaaday Aduun lacag ah oo aad u fara badan, lama yaqaan ujeedka ka danbaysa falkaasi.

 

 

Ilaa 10- nin oo hubaysan ayaa galabta weerar buuxa ku soo qaaday Suuqa Lacagaha qalaad lagu sarifo ee magaalada Bosaaso kuwaaso oo dhamaanba Gacanta ku dhigay wixii halkaasi hanti taalay, ragan hubaysan ayaa ku labisnaan dharka Booliska Puntland kuwaasi ay sahal u noqty inay su fududu falkaasi ugu guulaystaan.

 

 

Aadan Doolarle oo ka mid ah Ganacsatada Suuqaasi ayaa LaasqorayNet u xaqiijiyay inuu falkaasi dhacay isla markaana isaga lagaq aaday lacag badan oo markaasi Goobta uu suuqaasi ka degan yahay taalay.

 

 

Ninkaasi ganacsadaha ahi waxay uu sheegay inay ragaasi budhacad ahi ay soo qaadeen weerar qorshaysan kaasi oo ahaa mid la doonayay in lagu maja xaabiyo ganacsatadaasi,waxa uu farta ku fiiqay inay ragaasi ahaayeen ku gashan Diraysak Booliska Maamulka Puntland.

 

 

"Maha Budhacad ka timi meel shishe,e waxa weeyaan Booliska Maamulka Puntland oo iyagu falkaasi soo maleegay waayo waxay siteen dharka Booliska oo waxay wateen gaadhi aan Sumad lahayn oo dadka waxay ugu sheekeeyeen inay yihiin Boolis oo ay Amaanka sugayaan"Saas waxa yiri Aadan Doolarle.

Markii falkaasi dhacay ayaa goobtii waxa soo gaadhay Boolis la sheegay inay ka tirsan yihiin kuwa Magaalada Bosaaso iyaga oo markiiba isku gadaamay goobtaasi waxay bilaabeen inay xidhaan dhamaan wadooyinka goobtaasi soo gala iyaga oo markiiba bilaabay inay dadka waraystaan.

 

 

Taliyaha Booliska Puntland Cabdi Casiis Siciid Gacamay (bduugaaye) ayaa la hadlay warbaahinta isaga oo daboolka ka qaaday inay ku raadjoogaan ragii falkaasi fuliyay isla markaana dhawaan la soo bandhigi doono wax yaalaha ka soo baxa hawl galka ay wadaan ciidanku.

 

 

Gacamay waxa uu ka gaabsady Su"aal ahayd inay ragaasi ka tirsanaayeen Booliska Puntland isaga oo til maamay inay jiraan tuhun noocaas ah oo ay Booliska u soo gudbiyeen Ganacsatadaasi galabta la dhacay.

 

 

Dadka ayaa caawa arintaasi aad u hadal haya kuwaasi oo qaarkood sheegaya inay falkaasi ka danbeeyeen Booliska magaalada Bosaaso,dadku waxay sheegayaan inay Sariflayaashaasi dhawor goor maamulka Puntland u soo bandhigay qorshe ah inay hoos u dhigaan lacagta balse ay arinkaasi iska madax mareen oo ay diideen.

 

 

Arinkaasi galabta dhacay ayaa ku soo aadaya xili Sarifka lacagaha qalaad uu cirka isku shareeray isaga oo Boqlka Door lagu qabanayo Maanta magaalada Bosaaso 2700, Sh, So ah, iyada oo ay waliba maciishada kalena cirka iyana isku shareertay.

 

 

LaasqorayNet/Bosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this