Sign in to follow this  
Gabbal

The BBC editorial staff simply cannot be tolerated.

Recommended Posts

Gabbal   

BBCda Soomali Service Oo Wariyaasheedii Ku Amartay Inaysan Ka Hadlin Karin Xasuuqii Loogu Geystay Dhalinyaradii Dhaawaca Magaalada Buaale.

Oct 31,2006

by B/Xaawo-Gedo-NN

 

Qoysaskii shantii dhalinyarada ahaa oo lagu xasuuqay magaalada Buaale maalintii Sabtidii aheyd oo ay laayeen maleeshiyo beeleed la socday hogaamiye kooxeedka maxkamadaha Muqdisho gobolka Jubbada Hoose Axmed Madoobe oo la xiriiray wariyaasha BBCda qeybta Soomaliga oo ku sugan magaalooyinka Muqdishho iyo Baydhabo ayaa sheegay inay amar ka haystaan madaxa BBCda qeybta afsoomaliga Yusuf-Garaad Cumar Axmed inaan wax lid ku ah maxkamadaha laga hadlin idaacadda BBCda oo ay qarashkeeda bixiyaan shacbaka wadanka Britian.

 

Wariyaasha oo codsaday in magacooda la sheegin ayaa u sheegay ehelada dhalinyarada inay ka xun yihiin falkii dilka ahaa oo loo geystay dhalinyaradii dhowaaca ahaa, balse amar ay heystaan darteed aysan warka dhalinayarada la xasuuqay aysan ka sii dayn karin BBCda, amarkana uu annagga naga weyn yahay.

 

Waxaan dhamaam dadka ka xun falkaas foosha xun oo loo geystay dhalinyarada dhaawac ah inay la xiriiraan BBCda London oo u tabiyaan sida ay ugu xun yihiin inay idaacadda BBCda oo la filayey inay tabiso warar sax oo xaqiiqo ay iminka isu bedesho mid beel kaliya oo colaad ka hurinaysa dalka Soomaliya.

 

Telephonka: 44 (0)20 7 557 1631

Telephonka: 44(0)207 497 1374

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Duke, sxb they dont care and will by the end of the day make it a nin-starter. It is ironic when pro-maxakamiin websites are reporting it and even when the ruling council of the ICU has named a committe to investogate this incident , the BBC chose to stay silent about. In today he was fast enough to report and interview the Ugaas about 'maxkamada Galkacyo logu dhawaqey'.

This clearly illustrates the priority of the BBC.

Yusuf-Garad is on a mission and is probably hoping to take a important portofolio from the ICU ( if ever it materialises) once the scandal in BBC Somali services becomes more apparently clearly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Horn > how reliable is this source first of all. who has confirm that this p.o,w were killed in hospital, can it be another propaganda to make ICu look bad. Lets dont jumb to conclusion . so far evidance is the family of those dead p.o.w .

how can they confirm where they them self in the hospital or what.

 

HOrn > how can you say this > maleeshiyo beeleed la socday hogaamiye kooxeedka maxkamadaha Muqdisho .

 

Your cleary stating it was milties who are from xaamar who killed this P.o.w where is proof . Uic made of several regions including inhabits Gedo and bardhere, therefore barre kinsmen were also fighting him can be said it was them who commit the crime , why are over looking at them and jumbing to to xaamar milites are to be blammed for .

 

Who ever killed those pow are are to be to killed for justic. You can not blame whole entire entity for what couple of local milites did out of revenage ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

It is ironic when pro-maxakamiin websites are reporting it and even when the ruling council of the ICU has named a committe to investogate this incident ,
the BBC chose to stay silent about. In today he was fast enough to report and interview the Ugaas about 'maxkamada Galkacyo logu dhawaqey'
.

This clearly illustrates the priority of the BBC.

Sheekh Yuusuf Garaad maa ka sugeesaa inuu 'culimadiisa' & jawaasistooda toosh ku ifsho.

 

If you are not happy how BBC Somali is run by this ill-advised Yuusuf G. then send a complaint to the BBC Somali thru here!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this