Cowke Posted May 1, 2010 Hargaysa:(Allpuntland)-Waxaa Habeenidii ugu danbeeyey soo xumaanayey Amaanka guud ee magaalada hargaysa oo ah xarunta Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliland,waxaana ay amni daradani imaanaysaa xili ay Booliska Hargaysa sheegeen in ay yaraatay wadashaqeyntii u dhaxay Shacabka & Booliska. Dhalinyaro ku hubaysan Faasas & Tooreeyo oo koox koox isku aroorsatay ayaa qaarkamid ah Xaafada hargeysa waxay Habeenidii ugu danbeeyey kawadeen khal khal & Amnidaro,Waxayna dhalinyaradani samaynayaan falal amniga wax u dhimaya oo ay ugu horaayaan Furashada taleefoonada gacanta lagu qaato (Mopile) & Alaabta fudud ee ay haweenku sitaan. Taliska Booliska ee Soomaaliland oo iyana Howlagalo aysan cidna kusoo qaban kasameeyey Xaafadaha Hargaysa ayaa sheegey in ay aad usoo yaraanaso wada shaqeyntii u dhaxaysa Shacabka & Ciidamada Booliska,waxayna taas ku macneeyeen in ay uga sii dari karto Amni xumida ka jirta Hargaysa oo aysna caan ku ahayn. Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliland Maxamed Saqadi dubad ayaa Warbaahinta u sheegey in ciidanku ay xil gooni ah isa saarayaan,waxaana uu taliyuhu u digay dhalinyarada khalkhalka wada oo uu sheegey in aana loogu dulqaadan doonin waxay wadaan,isla markaasna ay Booliska gacan bir ah ku qaban doonaan Amaanka hargaysa. Shacabka Magaalada Hargaysa ayaa baqdini lasooderista Habeenadii u danbeeyey,waxayna taasi keentay in qofkasta uusan gurigiisa soo dhaafin wixii ka danbeeya Salaada Maqrib ee habeenkii,sidoo kale dadka Cadaanka ah oo Hargaysa iska dhex mari jiray ayaa iyana laga dareemaya baqdin lamid ah mida shacabka lasoo deristay. Cabdiqani Xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted May 1, 2010 Pretty soon it will be almost as bad as Bosasso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted May 1, 2010 Cara, Bossaso is actually changed since the new mayor and new minsister of security were announced!!! But time will tell if it's long lasting!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 1, 2010 Source allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted May 1, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Source allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted May 1, 2010 Almost as bad as Af-nugaal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
FIDHIN Posted May 1, 2010 robbery takes place everywhre in the world even in Washington Dc, It shows that Hargeisa has grown Like big Cities whre there is alot of thieves,unlike Tuulooyinka which are dominated by afar Qofood . In Boosaaso constant killing take place Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted May 2, 2010 Pretty soon it will be almost as bad as Bosasso I hoop it will not that bad as Bosaso because their robbery is well known internationally Pirate Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted May 2, 2010 Piracy is actually benefit to the somali people. Keeps our oceans clean from trawlers and illegal toxic dumping and it also puts somalia on the world-radar by bringing "urgent" attention to the nation which lacks a national government or else you think the international community will care if you don't attack their interests in order to get them to focus on helping Somalia. Somalia is failed state not a failed people. The overwhelming majority of people are still hungry for national government and the pirates thank god for them if it wasn't their deeds today the international community would more or less just ignore the plight of the somali people. Qaran baa dhumay sidi loo dhisi lahaa qarankas baan radineya anigu and i will do whatever it takes if it means bringing ethiopians so be it. if it means piracy so be it. But as long as the end result is AN EFFECTIVE NATIONAL GOVERNMENT in Somalia I will be Happy!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 2, 2010 so what your uncle does is right and the rest are wrong! hmm......where did i heard that before? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 2, 2010 Originally posted by Cara.: Pretty soon it will be almost as bad as Bosasso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cyber_Nomad Posted May 2, 2010 PIRACY = A STRONG SOMALIA, do they teach that in puntland high schools, ah my bad there are no high school students in puntland, they are riding the tides of 'patriotism' LoL Quote Share this post Link to post Share on other sites
FIDHIN Posted May 3, 2010 the International community can never help somalia, the solution has to come from the inside as it started from the inside, the Only solution is that Somaliland take over. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khayr Posted May 3, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Source allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites