Sign in to follow this  
General Duke

Musa Sudi Yalaxow and two MP's Charged with assualt and out on bail

Recommended Posts

Shame that our minister/warlord has spent sometime in jail. He must have mistaken Nairobi for Madina MoGADISHU..

 

Proof of Musa Sudi and other man beating on MP Abdi Kafi..

suudi_dagaal11.JPG

 

suudi_dagaalo1.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi: Muuse Suudi Yalaxoow wasiirka ganacsiga oo la sii daayay

- Saturday, March 19, 2005 at 23:05

 

Nairobi (AllPuntland)- Muuse Suudi Yalaxoow wasiirka ganacsiga dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa laga soo daayay caawa saqdii dhexe xabsigii uu kaga xirnaa ilaa saaka magaalada Nairobi.

 

Waxaa lala soo daayay labo xildhibaan oo kala ah Xuseen Carraale Caddaan iyo Macallin Jiis oo iyagana loo haystay dacwad la mid ah tan Muuse loo haystay.

 

Siidaynta Muuse ayaa waxaa AllPuntland u xaqiijiyay mid ka mid ah ehelada Muuse oo ku sugan Nairobi, kaasi oo noosheegay in Muuse lagu soodaayay damaanad (Damiin).

 

Warar laga helay ilo ku dhow dhow Muuse ayaa AllPuntland u sheegay in maxkamad uu ku lee yahay Xaajigu maalmaha soosocda Nairobi, maxkamadaas oo lagu dhagaysan doono eedaynta loo soo jeediyay.

 

Muuse Suudi ayaa booliska Nairobi saaka u xireen ka dib markii sida la sheegay ay soo dacweeyeen xubno isla baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo 17-kii bishaan dhaawacyo kasoo gaareen falkii gacan ka hadalka iyo fadowdada watay ee ka dhacay gudaha hool ay ku shirayeen baarlamaanka Soomaaliya, lama oga xubnahaasi inay ka hareen dacwadii ay dacweeyeen Xaajiga.

 

Saraakiil booliiska Kenya ka tirsan ayaa AllPuntland u sheegay in marka ay u timaado dacwad noocaan ah oo loo xiro qof, ay qofka la dacweeyo kusii dayn karaan oo kaliya amar maxkamadeed iyo labo siyood oo midi tahay in qofka la dacweeyay uu dhigo ama laga bixiyo lacag u dhiganta ciqaabta uu lee yahay dambiga lagu eedaynayo iyadoo uu markaas la dacweeyuhu soo xaadirayo maxkamada dacwada lagu furayo markii loo bahdo, xiligaas oo uu ku baxayo damaanad qof leh hanti la aqoonsan yahay lehna deganaansho ama dhalasho wadanka Kenya ah, kaasi oo damaanad qaadaya in la dacweeyaha uu keenayo markii booliiska ama maxkamadi u baahato, mida kale ee aan kusii dayn karno ayay saraakiisha booliiska Kenya ku sheegeen in dacweeyayaasha la dacweeyuhu ay la laabtaan dacwadooda.

 

AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

amalik.jpg

 

Mohammed Gules (bidix) iyo Abdikafir Maalim oo Sabtidii tegey saldhiga dhexe ee Booliska Naiorbi si ay u qoraan dacwad ku saabsan dhaawacyadii kusoo gaarey dagaalki baarlamaanka | Sawirka: East African standard.

 

The MP's going to the police to charge Musa Sudi dn co-horts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muuse Suudi oo xabsiga laga sii daayey, maxkamadna la hor geyn doono talaadada

 

Burtinle-Online

Sabti, March 19 2005 2330 GMT

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in waxyar kahor saxdii dhexe ee waqtiga Bariga Afrika xabsiga laga sii daayey Muuse Suudi Yalaxow.

 

Muuse Suudi iyo 3 Xildhibaan oo kale ayaa subaxnimadii Sabtida lagala baxay Hoteladii ay deganaayeen, loona dhaadhiciyay xabsiga dhexe ee magaalada Nairobi.

 

Wakiilka dowladda Kenya ee shirka Soomaalida Pethuel Kiplagat iyo Safiirka Kenya u qaabilsan Soomaaliya ayaa la sheegay in ay qeyb ka geysteen sii deynta Muuse Suudi.

 

Muuse Suudi ayaa la sheegay in lagu amray in uu Talaadada soo socota hor yimaado maxkamad ku taala Nairobi.

 

Muuse Suudi iyo Xildhibaanada kale ee xabsiga laga soo daayey ayaa kamid ah Xildhibaano lagu eedeeyay in ay ka qeyb qaateen dagaalkii dhowaan dhex maray Xildhibaanada Soomaalida. Waxaa kaloo Muuse Suudi iyo saxedan Xildhibaan lagu eedeeyay in ay dhaawac gaarsiiyeen xubin ka tirsan Gollaha Baarlamaanka.

 

Burtinle-Online

editor@burtinle.com

 

 

Back

Share this post


Link to post
Share on other sites

suudi_dagaal11.JPG

Minister beiting on an MP :rolleyes:

 

"qof xil sheeganaya oo oranaya waan dagaalamayaa, waa ruux aan daamiir iyo sharaf qaran lagu sheegi karin, taas ayaa keentay e in la xiro wasiiro dhibaato geystay"ayuu yiri Maxamed Dheere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

This is getting to desperate position from Duke and Puntland websites. Sxb Duke you think u had in the pocket and that parliament will approve it automatically. Yeey probably thinks jailing Al-xaaji will change things, it wont but rather create more complication and put his governance under scrutiny. Now Duke you can go on and on and publish the dented and ill fated views of Puntland Media, but Sharif, Sudi and Co. are not for turning....if worse comes to worse they know how to:

36_6_7.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

loool yalaxow has a mean right hook, are we sure he never had a boxing career before he became warlord?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ Juma Il Coward, Sudi Yalaxow made a mistake however as they say "dont do the crime if you cant do the time". The whole world watched as the happless Sharif led the parliment to fight, and the moron Sudi Yalaxow forgot where he was, you can imagine him afterwards reflecting "oops I thought this was madina" :D

 

Its wonderful that the so called super men of Xamar can be arrested, and charged for their actions. And we hope this is a precursor for things to come.

 

Now people will be careful next time in rushing in with walking sticks and punching others and we hope Sharifka will hold a confedential ballot box vote and not estimate what he believes to be a simple majority. :D

 

As for you Il Coward, I am a bit disapointed in your latest drivel for the fact remains your lot are bad lossers and even worse liers. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Duke_Valantino:

the fact remains your lot are bad lossers and even worse liers.
;)

Shouldnt this be the other way round..

36_12_6.gif36_12_6.gif36_12_6.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this