Libaax-Sankataabte Posted December 8, 2003 Jeneraal Jamac Maxamed Qaalib: Labadii nin ee Siyaad Barre u qaabilsanaa Dabagalka iyo Nabad sugidda ayaa i xiray balse waxaan tusay in aan taageero ku leeyahay Somaliland. Jeneraal Galaal: Tan iyo xukunkii la riday dadku waxay i leeyihiin xilkasta oo loo dhiibo Galaal fashil ayaa u dambeeya waxaana ugu dambeeyay kii Cabdiqaasim ii dhiibay markii laga dhigay madaxweynaha. War xaggee wax ka jiraan? Jeneraal Gaanni: Maanta lama joogo wakhti la'ila xisaabtamo oo la'igu eedeeyo dambiyo aan horay u galay wayaa dad iga daran ayaaba yimid, USC way mahadsan tahay. Jeneraal Naji: Cabdiqaasim waxaan tusayaa in aan ka mid noqon doono ciidamada hubka ka dhigi doona dalka haddii uu aniga i mooday Carab aan dad lahayn. Jeneraal Maxamed Cumar: Aniga Soomaaliya arrinteeda waxaa iiga muhumsan tan ********ya waana la dagaalamayaa xabashada. Jeneraal Morgan: Cabdi Bile-nimo dambe ma jirto markan ama waan ku dhimanayaa Kismaayo ama waan qabsanayaa. Jeneraal Jilacow: Cid soo qaadi karta godka Jilacow ma maqli karo waxaa i difaacaya Muddullood eebaa mahad leh. Jeneraal Axmad Ciriiri: Soomaaliyey aniga yaa dambi qaran iyo mid shaqsi ii haasta maanta. Ma arki doonaa mar uun ciidanka xoogga dalka oo dib loo soo celiyay. La soco sabdiga dambe Waxaa diyaariyay C. Cali, Ruunkinet, London Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 10, 2003 this sounds funny stuffs, at least that is what they had inn their sick minds Quote Share this post Link to post Share on other sites