Sign in to follow this  
Jacaylbaro

President Rayaale Nominates the UDUB Convension Committee

Recommended Posts

Hargeysa(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ahna gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee UDUB ayaa maanta magacaabay gudida qabanqaabada ee shirweynaha labaad ee Xisbiga UDUb oo la filayo inuu dhawaan qabsoomo.

 

Rashiid X. Cabdillaahi Guuleed oo ka mid ah xubnaha gudida qabanqaabada isla markaana ah afhayeenka gudidaas ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta dhexe ee Xisbigaas sheegay inay gudida qabanqaabada oo ka kooban dhawr iyo toban xubnood ay soo diyaarin doonaan barnaamijka qabanqaabad ee xisbiga isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan sheegi doonaan gooorta la qabanayo, , haddana waa markii u horeysay ee lagu dhawaaqo gudida iyadoo waayahanba la dhawrayay dhawaaq ka soo baxa qabanqaabada shir weynah labaad ee xisbiga UDUB.

 

Gudiga la magaacbayna waa kuwan hoos ku xusan kuwaasi oo madaxweyne ku xigeenku u yahay gudoomiye:

 

1-M/weyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin.

2-Wasiirka Hawlaguud

3-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha.

4-Wasiir u dawlaha Arimaha Gudaha.

5-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta.

6-Wasiir ku xigeenka Qorshaynta.

7-Cismaan Garaad.

8-Maxamuud Cabdi Malow.

9-Rashiid X.C/llaahi.

10-Cumar jaamac Faarax.

11-Mr.Xabad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ I know that man. I was not being serious about him being President as well..I just know the guy very well haha.

 

 

Here he is at 5:11 mark

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this