Jacaylbaro Posted January 17, 2009 Hargeysa(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ahna gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee UDUB ayaa maanta magacaabay gudida qabanqaabada ee shirweynaha labaad ee Xisbiga UDUb oo la filayo inuu dhawaan qabsoomo. Rashiid X. Cabdillaahi Guuleed oo ka mid ah xubnaha gudida qabanqaabada isla markaana ah afhayeenka gudidaas ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta dhexe ee Xisbigaas sheegay inay gudida qabanqaabada oo ka kooban dhawr iyo toban xubnood ay soo diyaarin doonaan barnaamijka qabanqaabad ee xisbiga isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan sheegi doonaan gooorta la qabanayo, , haddana waa markii u horeysay ee lagu dhawaaqo gudida iyadoo waayahanba la dhawrayay dhawaaq ka soo baxa qabanqaabada shir weynah labaad ee xisbiga UDUB. Gudiga la magaacbayna waa kuwan hoos ku xusan kuwaasi oo madaxweyne ku xigeenku u yahay gudoomiye: 1-M/weyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin. 2-Wasiirka Hawlaguud 3-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha. 4-Wasiir u dawlaha Arimaha Gudaha. 5-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta. 6-Wasiir ku xigeenka Qorshaynta. 7-Cismaan Garaad. 8-Maxamuud Cabdi Malow. 9-Rashiid X.C/llaahi. 10-Cumar jaamac Faarax. 11-Mr.Xabad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted January 17, 2009 10-Cumar jaamac Faarax. . Cumar Jaamac Farrax for President!!. Is too bad his not interested of becoming the UDUB leader though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 17, 2009 It is the preparation committee not a presidency candidates ,,,,, get coffee first Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted January 17, 2009 ^^ I know that man. I was not being serious about him being President as well..I just know the guy very well haha. Here he is at 5:11 mark Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 18, 2009 looooooooool ,,, he is my friend too and my classmate as well. Was talking to him last night. Quote Share this post Link to post Share on other sites