Sign in to follow this  
Jacaylbaro

End of Khusuusi

Recommended Posts

Qhalib war ma hayo War ki garaad selebaan intu khusuusigu buuro waddal ku dhaariyey ayuu isla habeenki intu garowe tagay ayuu yidhi khusuusigi waxba kama jiraan oo puntland ba na difaacaysa intu garaadadii oo dhan kaxaystey , 2 garaad jamac mooyaane eh ayu garowe iska xaadiiriyey. markasu wax so xar xariiqay , Markasu yidhi dadku wa puntland dalku wa puntland ,khilaafki ugu weyna khuusiigu la dhaariyey iyo garaadii dhaariisay ayaa iska hor yimid imika khusuusigi ayaa iskugu so ururay meesha buuro waddal la yidha iyo labbadi garaad jamac garadadi kale na guryahoodii garowey bey ku laabtteen. waxa inta dheer ciidan Puntland ay leedahay ayaa intay garowe ka so dhaaqaaqday waxay timi buurowadal dadku waxay sheegayeen inay rabbeen inay khuusiga cagta marinayan ciidanka buqland laakin labadii garaad jamac aya khuusigii ilaalinaya, ciidanki dib bu garowe ugu noqday, Ila hadda wax war ah khuusiigu geeri ama nollol kama hayno, Laakin nollol baddan kuma ogin

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

JB keep dreaming. Things are changing with a base you can't keep up with. Soon you will disappear from this forum after city of LA and the entire of ssc regions is free of somalidiids.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Far from it. The support for the Khussuusi is coming from all directions. The biggest meeting ever of the community was organised in Coventry, England. Some no nonesense declarations were made.

 

Show Coventry'du waa Las Canood oo yar. :D Hunguri maxaa London geeyey kolkaa? :D Ilaa Paragon baa rer-coventry ah. :D

 

Manchester'na dowlad-goboleedka Di.gil iyo Midh.ifle ayey taageertaa. :D Walee, Somali ayaan waxyaalaha qaaarkood deyn.

 

Tolkay Southhall mooye ma meelkaluu joogaa, inaan imaadaan rabaaye?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Lol@Tolkay Southhall mooye ma meelkaluu joogaa, inaan imaadaan rabaaye?

 

Yh as I heard, large O-block community can be found in around Southhall..

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Qhalib war ma hayo War ki garaad selebaan intu khusuusigu buuro waddal ku dhaariyey ayuu isla habeenki intu garowe tagay ayuu yidhi khusuusigi waxba kama jiraan oo puntland ba na difaacaysa intu garaadadii oo dhan kaxaystey , 2 garaad jamac mooyaane eh ayu garowe iska xaadiiriyey. markasu wax so xar xariiqay , Markasu yidhi dadku wa puntland dalku wa puntland ,khilaafki ugu weyna khuusiigu la dhaariyey iyo garaadii dhaariisay ayaa iska hor yimid imika khusuusigi ayaa iskugu so ururay meesha buuro waddal la yidha iyo labbadi garaad jamac garadadi kale na guryahoodii garowey bey ku laabtteen. waxa inta dheer ciidan Puntland ay leedahay ayaa intay garowe ka so dhaaqaaqday waxay timi buurowadal dadku waxay sheegayeen inay rabbeen inay khuusiga cagta marinayan ciidanka buqland laakin labadii garaad jamac aya khuusigii ilaalinaya, ciidanki dib bu garowe ugu noqday, Ila hadda wax war ah khuusiigu geeri ama nollol kama hayno, Laakin nollol baddan kuma ogin

:D So it's back to square one. This is one freak show but makes time pass doesn't it?

Koofiyad bacles going round n round. Round and round.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this