RedSea Posted July 11, 2008 Oday somaali ah ayaa waxa uu fiirsanayey warka. Kolkaas ayaa waxaa warkii kasoo galay Barack Obama asagoo kahadlaya 'abortionka'. Odaygii xooga Af ingriiska muu aqoon, sidaas awgeed muufahmin wuxu Obama kuhadlay. Dad meeshii fadhiya ayuu wuxu weydiiyey: Odaygii: Waar yadhaheen Obama maxuu yidhi? Dadkii: Adeer wuxuu kahadley wax layidha 'abortion' Odaygii: Abortion muxuu yahay. dadkii: Waa marka ay dumarku ilmo aysan rabin ay uurkiisa qaadan kabacdina ay iska soo tuuraan. Odaygii: Oo muxuu ka yidhi taas? Dadkii: wuu taagersanyahay. Oo wuxuu yidhi qofka dumarka ah markay uur aysan rabin qaado xaq ay uleedahay in ay iska soo tuurto. Odaygii intuu kacay ayuu yidhi iga wala kan Obama ah Abdullahi Yusuf ayaa dhaama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 12, 2008 lol, A.yusuf is probably pro choice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 12, 2008 Sheekada qaafka aad camiraneysid nagala gooy aan ku dhahay yaaqeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted July 12, 2008 Redka maalmahan majarihii baa kalumay. Waa badcase oo doolarka jecel. Waxan u malaynayaa Mnpls iyo kaftankii Somalida buu ku wareeray, Solna way ugasii dartay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 12, 2008 Yeey is a known pro-death activist. Quote Share this post Link to post Share on other sites