Cowke Posted October 29, 2009 Afhayeenka AMISOM oo sheegay in ay Tagidonan P/land S/land. Muqdisho (Bosasomedia) Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho Maj. Behuko ayaa saxaafadda Muqdisho ka sheegay in diyaar ay u yihiin inay tagaan Puntland iyo Somaliland, halkaasoo ay ka jiraan maamullo la taageersan yahay. Maj. Behuko wuxuu sheegay in howlgalkooda uusan ahayn mid ku siman Muqdisho, balse ay qorsheynayaan inay tagaan guud ahaan Somalia, isagoo Gobollada Puntland iyo Somaliland ku sheegay meel aanu ka jirin amaan la isku haleyn karo. "Howlgalka aan u joogno Somalia waa mid qura, waxaan doonaynaa inaan tagno meel walba oo Somalia ka tirsan, marka lasoo dhameystiro ciidankeenna, waayo waxaan u shaqeynaynaa in Somalia ay nabad ka dhalato" ayuu yiri Maj. Behuko. Afhayeenku wuxuu tusaale u soo qaatay qaraxyo sanadkii hore ka dhacay Hargeysa iyo Boosaaso, isagoo sheegay in kuwaas ay muujinayaan in Somalia oo dhan ay saameeyeen dagaalladii bilowday markii ay xukuummaddii Milateriga ahayd burburtay. ayuu yiri Afhayeenka ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho. Ciidamada AMISOM oo ka socda dalalka Burundi iyo Uganda ayaa waxay tiradoodu gaaraysaa 5-kun oo Askari, waxayna saldhiyo kooban ku leeyihiin Muqdisho, iyadoo hadalkan kasoo baxay uu noqonaya kii ugu horreeyay. Xafiiska Wararka Bosasomedia ee Garowe:- Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 29, 2009 ^^ Ma ku raacsantahay hadalka ay dhaheen?!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 29, 2009 Nuune, no I don't want to see them in Puntland, however they are more then welcome to head to hargeisa. That is what i do support. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 29, 2009 If you don't like them to be in Puntland, wouldn't you say the same for Somaliland too, why xaasidnimada sxb ood Hargeisa ugu soo dhaween waxaad adiguba nacdey in la geeyo Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 29, 2009 So what that would make Cowke when he wants to see his next Somali city burning? Why jealoucy make a person immature? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2009 Buuhuu baha Kuwaasii anaga dhulkayaga ma iman karran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted October 29, 2009 this is show off they failed south somalia and they want show the world that they making peace the SL and PL ma fahmin waxa ay ka doonayaan meelaha nabdoon if somaliland accept means somaliland is also part of somaliwayne operation and iam sure puntland and somaliland leaders will accept because of UN dolars Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 29, 2009 Originally posted by Cowke: Nuune, no I don't want to see them in Puntland, however they are more then welcome to head to hargeisa. That is what i do support. Oo xagee bay u soo marayaan ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 30, 2009 Dee cirka Or may be Garoowe mise Gaalkacyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted October 30, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Cowke: Nuune, no I don't want to see them in Puntland, however they are more then welcome to head to hargeisa. That is what i do support. Oo xagee bay u soo marayaan ?? LOOOOOOOOOOOOL this is what is meant by cutting off your nose to spite your face Quote Share this post Link to post Share on other sites