Siciid1986 Posted November 18, 2009 “Wadaadka Yar Ee Shariif Haddii Uu Somaliland Nabadgelin Waayo Carabkaanu Ka Jari Doonaa” Faysal Cali Waraabe Mar uu ka hadlayay siyaasada sheikh shariif ee baryanba uu wado siyaasad xumo ka dhan ah Somaliland, islamarkaana hadii an imika laga hortagin ay halis inagu tahay, tilmaamayna in xukuumadani aanay dalka difaaci karayn taasna lagaga bixi karo doorashada ooh ore loo qabto hogaanna loo dooran, waxanu yidhi “wadaadyar oo reer koonfireed ah ayaa la inooga taag la’yahay oo meel walba la taagan Somaliland ma jirto iyo dadkaba dhibtu way ku wada dhacday, xagee ayay iyaga kaga dhacday inaga dawladii calanka huwanayd baa ina xasuuqday , iyaguna iyagaa is laayay oo badda isku guray, ma dadkeenii diyaaradaha lagu duqeeyay iyo waxa uu is barbar dhigayaa kuwo iyagu dagaalamaya oo kursiga kala jiidanaya, hadaba waxaan idiin sheegayaa dawladani dalba ma difaaci karayso ee walaalayaal inagu aynu midowno oo dalkeena aynu ilaashan, carabka ayaanu ka jaraynaa sheikh shariif iyo kooxdiisa hadii ay ina nabadgelin waayaan, doorashada waa in la qabtaa oo codkiina ku ciil baxdaan” “waa la ina khiyaameeyay oo waxa la inala sugayay inta koonfuri hagaagayso markaa hadaynaan hogaan wanaagsan oo inaga samata saara waa in la hela, xaafada axmed dhagax way biyo laadahay halka madaxweynahana xilli walba uu biyo helo, cisbitaalka waxa ka taagan waad arkaysaan. http://www.haatuf.net/2009files/14711.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 18, 2009 sheikh dalxiis ina la weeeraro ba maha ma weerar kalle ba uu hadhay wa miskiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 19, 2009 loooooooooooooooooool@carrabkaanu ka jari dooonaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted November 19, 2009 "Xaafada axmed dhagax sida kaliya ay biyo ku heli doonto, waa inaynu Sheekh Sharif carabka kajarno."-Mr Waraabe Quote Share this post Link to post Share on other sites