Jumatatu Posted February 9, 2005 Deeqbixiyaash shirka dib u heshiisiinta Soomalida oo ku tilmaamay in lagu dag dagay in Soomaliya la geeya ciidama ka socda safka hore War goordhaweyd ka soo baxay xafiiska Deeqbixiyasha shirka Soomalida oo ku tilmaamay go´´aankii golaha amaanka Afirka in uu yahay mid lagu dag dagay waqtigaana aan loo bahneyn in go´´aan noocaan oo kala ah in uu ka soo baxa golahasi madaama arintaa si fiican loogu kala qeybsan yahay ,Soomalida inta badan ay ka soo horjeeda in dalkoda la geeya wadama safka hore ka socda sida Itoobiya , Kenya iyo Jabuuti. Wadamada ka soo saray warka ayaa ah Jarmalka , Sweden Norwey, Ingiriiska iyo kuwa kale ,ayagoona sheegay waxii aan loomarin golaha Barlamaanka uusan sharciyeynin in aan lagu dhaqmi karin, keenista ciidamadana ay u taalao in uu ogolaaday golaha Barlamaanka . Dhanka kale waxaa caawa ka jiray magaalada Nairobi buuqweyn oo lagu diidan yahay keenista sharcidarada ah ciidamada safka hore ayagoona shegay inta badan shacabka Isli in aritaa lagu dag dagay hadii ay ku dhaqaqadana in ay ciidamo dowlada Itoobiya ay galaan dhulka Soomaliya in aysan aheyn wax cusub ayadoona horey u heysatay dhulbadan oo ku yaalo gudaha Sooamliya taasna ay tahay sharcidardii horey looga bartay webmaster@dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites