Saalax Posted August 4, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Moholin is closer to Wardheer than to Qabridhahar. Aware iyo Danot intaad ka degtan waa less than 10% oo waad ogtahay. Actually haadad sii ficaan uu firisiid the Southern Hargeysa folks are the majority in deegaanka awaare, you just have to look at rabaaso, kam abakor, kam omar, and many other small towns and villages, while the otherside(onlf folks wax siida uu badan kuma laha awaare. Magalaada Awaare laakinse is divided into two parts, Northern Part= Garoodi, Southern part = ONLF. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 4, 2010 Kaamasha aad shegayso imisa qof ayaa ku nool. Sow kunaanu seexan jiray ee 8'da islaamood joogeen ma aha? Hadaad Kaamam u ciil qabato, Adan Manayre iyo Ina-Guuxa iyana ku darso. About Aware, waagan anigoo yar ku noolaa, Garoodi'gu Gaashanka ma soo daafi jirin. Hadda laakin waa runtaa way degaan, laakin kuma badna. 2006 baan tagay last. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 4, 2010 Ile dadkan aad maanta oo dhan heysatid dhul bee ka heystaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 4, 2010 ma odhan. Adigu waxaad tidhaana adigaa jawaabteeda isu haya. Laakin adigu waad hubaysantahay oo halgankan silmiga ah ee SOL sideed u wadi kartaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted August 4, 2010 War Kam Abokar wa magaalo google earth ka firi xogaha wax yar bii ka yartahay awaare, deegaanadas ayaga lahanjiiray waligood(since the suldaan guleed days laakinse wagi hore wii iska bananeyen haada wa la dagay oo wala camiiray dhuulkii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 4, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: ma odhan. Adigu waxaad tidhaana adigaa jawaabteeda isu haya. Laakin adigu waad hubaysantahay oo halgankan silmiga ah ee SOL sideed u wadi kartaa? Hub casriya ayaan wataa. Waxa lagu sameeyay Koonfuur, wa hub dadka khalkhal galiya, waala, dhinac walba ka yimaada, lama fahmo, toos looma ridi, dhinaca aanad fileen ayuu kaga iman, kursina ma fariisto, dadka oo dhan wuu ku dhacaa, ma kala saaro. Waa hub waali caadiyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites