Sign in to follow this  
Emperor

Info minister:Puntland urges to stop the war in Mogadishu

Recommended Posts

Abwaan   

Although qof nabad ku baaqaya aysan ahayn in la mucaaradaa, waxaan is weydiinayaa maxay markii A Yusuf joogey u dhihi waayeen sidaan waa kuwii lahaa argagixiso ayaa lala dagaalayaa? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer you have no point, and no one cares what you think....

 

 

-------------------- -------------------- --

 

Puntland oo ku baaqday in Dagaalada Muqdisho la joojiyo

 

By Somalimirror on 11 May, 2009 10:33 AM in Main, Wararka

 

seefta-banaanka.jpg

 

Seefta BanaankaMaamul Goboleedka Puntland ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Dagaalada Maalmihii ugu Danbeyey ka Soconey Gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka Yaaqshiid, Wardhiigley , Hodan iyo Howlwadaag.

 

 

 

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Banaanka) oo Xalay la soo Xiriiray Idaacada Shabelle ayaa Sheegay in ay ka xunyihiin Dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho isaga oo ku Baaqay in ay labada Dhinac Dagaalka Joojiyaan.

 

 

 

Seefta Banaanka oo arinkaa ka hadlayey ayaa Yiri:”Marka ugu Horeysa waxaan ula Soo xiriirnay Shabkada Shabelle inaanu ugu Baaqno Dagaalada Muqdisho ka soca oo Dadka Shacabkaahu ku Barakacayo Dadkuna ku le’anayaan Caasimadii Soomaaliyana ku burbureyso, anoo ku hadlayo Magaca Umada Reer Puntland Magaca Madax weynaha yaga iyo Madaxweyne ku Xigeynka yaga iyo golo yaasha iyo Magaca Gurrtida iyo Xildhibaanada Umadaan iyo Culimadeeda waxaan ugu Baaqeynaa Umada Soomaaliyeed ee Dagaalka kawada Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ee haantan labada jiho u kala wada waxay kala Sheeganayaanba waxa ku dhimanaya waxa ku Burburaya Dalka yagii waa Dadka yagii waxaanu ugu Baaqeynaa si soomaalinimo ah Islaanimo ah sama jecla ah Dagaalada in loo Joojiyo”.

 

 

 

Sidoo kale kale Seefta Banaanka ayaa Hadalkiisa sii raaciyey:”Wada hadal iyo Macquuliyad iyo Dhexdhexeyn iyo isjeceel iyo meel Dhexe in leysugu yimaado Waxaan ugu baaqeynaa umada Soomaaliyeed in loo Arxamo waxaan ugu baaqeynaa Dhamaan inta Dirirta wada iyo inta ku Xiran iyo inta Hogaamineysa Dhanka ay yihiinba waxaanu leenahay si sinaan ah Shuruud la’aan ah Dhibaatada iyo Dhimashada iyo Burburka hala joojiyo walaalaha Reer Puntland Fariintoodu Sidaa Weeye”.

 

 

 

Mar wax laga weydiiyey Warsame Cabdi in ay qaadayaan Talaabo ka duwan Baaqan waxa uu ku jawaabay “horta intii Dhimatay Allaha u naxriisto sida aad ka warqabtid inta nool baa loo taliyaa Talo waxaa mudan inta Nool waxaanu leenahay Dagaalka hala joojiyo, wixii kale oo Door ah oo Macquuliyad ah oo naloo kaga baahdo oo ama Dhedhexaadin ah ama isfaham siin ah ama Dowrka aan qaadan karaa Umada Soomaaliyeed baanu nahay , Dalkana hala ixatiraamo Soomaalida Dagaalka aan ku jirina hala ixtiraamom Gobolaadka iyo Degmooyinka hala ixtiraamo waxaanu leenahay Dagaalkaa hala joojiyo, wax alaale iyo wixii nalookaga baahdo oo Macquul ah oo laba Dhinacaad ah, oo magan gal ahna Diyaarbaanu u nahay”.

 

 

 

Hadalka Markii ugu horeysay ka soo yeeray Maamul Goboleedka Puntland ayaa imaanaya Xili Maalmihii la soo Dhaafay ay Magaalada Muqdisho ka Socdeen Dagaalo Xoogan iyo Duqeymo ay Geysanayaan Ciidamada AMISOM kuwaas oo sababay Qasaarooyin Naf iyo Maalba isugu jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ABWAN: The facts as proven by todays war,today war it was your clan militias who were bombing Mogadishu as they are today. They even bombed Cabdala & Cawarere Mosque killing 15 civilians.

 

Abdullahi Yusuf defeated them in the bushes, they fought him in the homes of the people of Mogadishu as they do today.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   
Originally posted by Emperor:

[QB] ^Adeer you have no point, and no one cares what you think....

 

 

As if I care about what you think and your cheap qabyaalad Durbaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. You the one getting angry at the word Puntland while you show little feeling for the people who are daying by the same clowns who have been killing them for 19 years.

 

who is bombing Mogadishu today? Not Puntland, not Yusuf just the same clan militia who you have been raising money for.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Leave the guy his blood pressure is boiling Loool

 

Abwaan, Adeer the real question for you is, why your head of ARS ( the so called Alliance for releberation of Somalia) Shariif Ahmed isn't stopping the indiscrimate bombardment of civilian by the foreign troops and his second in command of that movement Hassan Dahir is on a mission to slaughter him like a chicken....

 

 

Think long and hard and answer that question please...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Ina Lax-Wase was the most amazing..

Yes that was the funnies one i guess ,,,, he was femous during our time (old chaps) :D

 

 

Ciyaalku ma garanayaane ,,,, hehehehehe

 

 

gabaygii muxuu ahaa:

 

D*oqon*kii ina dafliyo

Ina dayla-wasow

Dadku wayska bukee

Ma dawaad u sideen ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

ABWAN: The facts as proven by todays war,today war it was your clan militias who were bombing Mogadishu as they are today. They even bombed Cabdala & Cawarere Mosque killing 15 civilians.

 

Abdullahi Yusuf defeated them in the bushes,they fought him in the homes of the people of Mogadishu as they do today.

Duke wax walba malla isku sheegaa? Where is this A Yusuf you claim have defeated? Unlike you Somali blood is the same to me whether it is the masjid you named, Huriwaa, Madina, Shibis, Boosaaso iyo Burco.

 

This A Yusuf was the one ku faanayey ilmaha iyo hooyooyinka iyo shacabka waa la garaacayaa iyo wax aan laga sheekayn karin, where as the current leadership takes every step to avoid more bloodshed.

 

You and others here where the ones ululating markii Amxaaradu masaajidda ku saxarooneysey and when they hanged, massacred any Somali they came across except daba-******yadii raashinka u karinayey.

 

I don't agree with dagaalka hadda Muqdisha ka jira cause ujeeddo cad malahan aan ka ahayn aan wax xukumo iyo ii talin meysid. I think kuwa mucaaradka isku sheegaya in haddii waxa ay sheegayaan ay run tahay dowladda taageeraan aysanna isku mashquulin intay xayn dhallinyaro soo haajirtey iyo koox xukun doon ah ay ku fekeraan inay maslaxada ummadda ka hor mariyaan.

 

Kuwa meelahan qabyaaladda la wareegaya ee aad ka mid tahay waxaan ku leeyahay Xasan Daahir is afer kuwii aad ka midka ahayd ee C/llaahi la socdey who are in the current goverment and wants to replace them wiilasha indhacadde and The Sharif government beleives in reconcillian and disagrees with that so yey dantu ku jirtaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer you are not making sense, wax badan baad qortay xabadna kaama fahmin, come back again and naswer my question...

 

I know inaad isku yaacsantahay, but I wasn't expecting it to be this bad..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^rabid anger and frustration. Your great Wadaad's are killing and maiming kids and women and bombing Mosques.

 

ABWAN you have no argument and no shame saxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Duke, Bombing Mogadishu is never justified. Waxaan la yaabay just because he replaced adeer Sharif baad shaqo ka dhigateen.

 

Empror adiga Dhanka Mashxarradda ayaad Duke u qaabilsan tahay ee shaqadaada wado I don't think I need to talk to you but your master.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Emperor:

^Adeer you are not making sense, wax badan baad qortay xabadna kaama fahmin, come back again and naswer my question...

 

I know inaad isku yaacsantahay, but I wasn't expecting it to be this bad..

Too bad inaad fahmi weysey waxaan qoray dee awalba qorshahaa ahaa inaad fahmi weysid. Try and ask help from your master, as I said to you earlier energy lagugu khasaarin maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The General Asked a good question. although, I don't always agree with him, I think its a fair question. Who is doing the damage TODAY and WHY? it's not Abdullahi Yusuf and it's not because of Ethiopian troops who plan to occupy Somalia. I think it's a very serious question and those who supported and continue to support the insurgency need to really think about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this