Emperor Posted May 11, 2009 Warsame Cabdi Shirwac (Seefta banaanka) oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa u soo jeediyey dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho baaq nabadeed iyo inay si shuruud la’aan ah dagaalka u joojiyaan una turaan shacabka maatida ah ee tabaalaysan. “Dagaalada ka socda Muqdisho ee ay dadka shacabka ah ay ku dhimanayaan, kuna dhaawacmayaan, kuna barakacayaan Waxaan ku baaqaynaa in la joojiyo, caasimadda dalka Soomaaliya ay ku burbureyso, waxaan ku baaqeynaa inla joojiyo, dhinacyada dagaalamayana waa inay ogaadaan in waxa dhimanaya, dhaawacmaya, barakacaya ay Soomaali yihiin,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Maamul goboleedka Puntland oo intaasi ku daray dhinacooda ay diyaar u yihiin inay dhex-dhexaadin galaan haddii laga codsado. Warsame Cabdi Shirwac (Seefta banaanka) oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa intaa ku daray in isagoo ku hadlaya magaca mas’uuliyinta maamulkaasi sida madaxweynaha, golaha wasiirada, golaha guurtida iyo wakiilada iyo dhamaan shacabka Puntland uu ugu baaqayo dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho inay si shuruud la’aan ah dagaalka u joojiyaan, wada xaajoodna ku dhameyaan khilaafaadka ka dhexeeya. Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 11, 2009 ^Yep, as always you get agitated when you hear Puntland, even if its something good that's coming from the state... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 11, 2009 Seefta banaanka and he wants to stop war ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 11, 2009 Originally posted by Emperor: ^Yep, as always you get agitated when you hear Puntland, even if its something good that's coming from the state... Give me break-where were they when Tigrays and their stooges were levelling Xamar to the ground. All of sudden, they develop a sense of humanity? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 11, 2009 ^^^Different admin different time old Shangoole supporter. ANyhow now its ammusing you are even speaking since today your lovers are shelling the city and killing civilains in their hundreds. Yet you speak about Putnland who has managed to secure its civilians and bring peace to a region 1/3 of all of Somalia. Your brain has melted because of all the hate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 11, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: Seefta banaanka and he wants to stop war ,, naanaystaaba i cajabisay "Seefta banaanka". Walaahay soomaalidu naanaysyo cajaa'iba ayaay bixiyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 11, 2009 I wonder who has got funniest nickname in somali politics. I always laugh when i hear "Shaati Gaduud" but i don't think it's funniest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 11, 2009 Ina Lax-Wase was the most amazing.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 11, 2009 ^Lool Che, doomed if you support and fuel the war and damned if you don't miyaa? and is this suppose to be guilty by association since Foroole and Seefta-Banaanka are related to Cadde and Yey by blood, as always one would expect you to be very predictable, look not at the individuals but the clan heheh... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 11, 2009 Originally posted by General Duke: Ina Lax-Wase was the most amazing.. Bisinka, stop there. I have never heard this one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 11, 2009 Ask JB he is from them parts.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 11, 2009 in any case that is not funny at all. it's in the sadistic-nicknames category. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 11, 2009 ^^^Always found it strange how that was the mans alias, Ato, Buur and so on I know but making love to sheep. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 11, 2009 Emperor....Please don't give the Qabiils of Puntland mantra. The political "elite" in Puntland walked toe to toe and never once comdemned the mass murders of reer Mogadisho. That's in the history books. Duke-Shangoole served his country,that's more than you could say about the lot in Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites