Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Puntland welcomes Djibouti agreement

Recommended Posts

Madax Wayne Cade Muuse oo sheegay Inay Dowalda Puntland si diiran u soo dhowaynayso heshiika ay kala saxiixdeen kooxa Mucaaradka iyo Dowlada DF

 

Garoowe:Madax Wayne Cade Muuse ayaa Sheegay Inuu si wayn u soo dhowaynayo heshiiska ay ku kala saxiixdeen dhinacyada Isbahaysiga iyo Xukuumada Dowlada Wadanka somaliya isla Markaasina ay tahay Guud Ka dhalay Horumarka iyo Geedi socodka Umada Somaliyeed,Waxaa uu intaas ku daray inuu Maamulka Puntland soo dhowaynayo Qorshe kasta oo lugu horumarinayo umada somaliyeed iyadoo laga Duulayo Colaadaha iyo dhibaatooyinka Ragaadiyey inta badan Gobolada Somaliya.

 

 

Madax Wayne Cade Muuse oo Maanta Saxaafada la hadlayey ayaa waxa uu sheegay inay qaramada midoobey ku mahadsantahay xaalada ay ka dhex dhalisay Umada Somaliyeed ee La Orankaro waa mid Hore aan u dhicin.

 

 

Madaxwayne Cade muuse ayaa Sidoo kale tibaaxay in loo bahanyahay in wax kasta oo Dalka hore uga jirey laga tanaasulo iyadoo diirada la saarayo Hanaanka geedi socodka iyo qaranimada somaliyeed ee Mustaqbalka Dalka iyo dadkaba,Waxaa dowlada iftiinkeedu uu muujin karaa Macquulnimada iyo Sida Wanaagsan ee Shacabka Walaalaha ay wadanka Gudihiisa iyo Debediisab ugu Dhaqmi karaan.

 

 

Waxaa kaloo uu Madax Wane Cade muuse uu Daboolka ka qaaday In Ciidamada Qaramada Midoobey ay somaliya keenayso ay yihiin kuwo ay Dowlada Puntland ay Soo Dhwaynayso balse ay Maamulka Puntland aaney Waxba uga baahnayn ee ay haysato Ciidamo ku Filan Amaanka Degaanada DGPL.

 

 

Cade muuse ayaa Sidoo kale Amaan u soo jeediyey Laamaha Amaanka Degaanada Puntland Qaarkood iyadoo uu sheegay In weli Xaalado amaandaro ah ay ka jiraan Xukuumada Puntland ku waaso oo Intooda badan aan Xalilay ugana Mahadcelinayo Ciidanka Qaranka Bileyka DGPL.

 

 

Maxamed Axmed Ciise

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why would we get involved, Djibouti seems to be handling it ok.

 

So you will not take part in the Jihad against the Infadels or is that only joined in South Somalia againts one set of infadels?

 

Give us a break lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this