General Duke Posted June 10, 2008 Madax Wayne Cade Muuse oo sheegay Inay Dowalda Puntland si diiran u soo dhowaynayso heshiika ay kala saxiixdeen kooxa Mucaaradka iyo Dowlada DF Garoowe:Madax Wayne Cade Muuse ayaa Sheegay Inuu si wayn u soo dhowaynayo heshiiska ay ku kala saxiixdeen dhinacyada Isbahaysiga iyo Xukuumada Dowlada Wadanka somaliya isla Markaasina ay tahay Guud Ka dhalay Horumarka iyo Geedi socodka Umada Somaliyeed,Waxaa uu intaas ku daray inuu Maamulka Puntland soo dhowaynayo Qorshe kasta oo lugu horumarinayo umada somaliyeed iyadoo laga Duulayo Colaadaha iyo dhibaatooyinka Ragaadiyey inta badan Gobolada Somaliya. Madax Wayne Cade Muuse oo Maanta Saxaafada la hadlayey ayaa waxa uu sheegay inay qaramada midoobey ku mahadsantahay xaalada ay ka dhex dhalisay Umada Somaliyeed ee La Orankaro waa mid Hore aan u dhicin. Madaxwayne Cade muuse ayaa Sidoo kale tibaaxay in loo bahanyahay in wax kasta oo Dalka hore uga jirey laga tanaasulo iyadoo diirada la saarayo Hanaanka geedi socodka iyo qaranimada somaliyeed ee Mustaqbalka Dalka iyo dadkaba,Waxaa dowlada iftiinkeedu uu muujin karaa Macquulnimada iyo Sida Wanaagsan ee Shacabka Walaalaha ay wadanka Gudihiisa iyo Debediisab ugu Dhaqmi karaan. Waxaa kaloo uu Madax Wane Cade muuse uu Daboolka ka qaaday In Ciidamada Qaramada Midoobey ay somaliya keenayso ay yihiin kuwo ay Dowlada Puntland ay Soo Dhwaynayso balse ay Maamulka Puntland aaney Waxba uga baahnayn ee ay haysato Ciidamo ku Filan Amaanka Degaanada DGPL. Cade muuse ayaa Sidoo kale Amaan u soo jeediyey Laamaha Amaanka Degaanada Puntland Qaarkood iyadoo uu sheegay In weli Xaalado amaandaro ah ay ka jiraan Xukuumada Puntland ku waaso oo Intooda badan aan Xalilay ugana Mahadcelinayo Ciidanka Qaranka Bileyka DGPL. Maxamed Axmed Ciise Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted June 10, 2008 Will Puntland troops help out Djibouti against the "enemy" Eritrea? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 10, 2008 Why would we get involved, Djibouti seems to be handling it ok. So you will not take part in the Jihad against the Infadels or is that only joined in South Somalia againts one set of infadels? Give us a break lads. Quote Share this post Link to post Share on other sites