SOO MAAL Posted September 23, 2005 Sanadkii 1960, Cali Garaad Jaamac :halaga Fiirsado Midawgaa maxamed xaaji Ibraahim lajibaysanyahay Qaarkamid ah Dadka ku dhegen qadiyada gooni isutaaga Somaliland ayaa ku andacooda in lagu khasbay midawgii ay lagaleen Koofurta Soomaaliya ee lagu dhisay Jamhuurayadii Soomaaliya hadaba waxaanu idiin soo gudbinaynaa sooyaalkooban oo cadaynaya in gobolada waqooyi arintaas koonfurta ulatageen maxamed Xaji Ibraahim cigaalna horseed u ahaa ,khudbadii 2.5.1960 uu jeediye ilaahay ha unaxariistee Mr Cigaal ee uu kaga hadlayey in ay damacsanyihiin in ay midoobaan koonfurta ayaa Widhwidh Online iDiin soo gudbinayaa......... Halkan ka dhagayso warbxintii oo dhan Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted September 23, 2005 Originally posted by SOO MAAL: [QB] Sanadkii 1960, Cali Garaad Jaamac :halaga Fiirsado Midawgaa maxamed xaaji Ibraahim lajibaysanyahay Qaarkamid ah Dadka ku dhegen qadiyada gooni isutaaga Somaliland ayaa ku andacooda in lagu khasbay midawgii ay lagaleen Koofurta Soomaaliya ee lagu dhisay Jamhuurayadii Soomaaliya hadaba waxaanu idiin soo gudbinaynaa sooyaalkooban oo cadaynaya in gobolada waqooyi arintaas koonfurta ulatageen maxamed Xaji Ibraahim cigaalna horseed u ahaa ,khudbadii 2.5.1960 uu jeediye ilaahay ha unaxariistee Mr Cigaal ee uu kaga hadlayey in ay damacsanyihiin in ay midoobaan koonfurta ayaa Widhwidh Online iDiin soo gudbinayaa......... Halkan ka dhagayso warbxintii oo dhan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 23, 2005 I never thought someone would even question the Somaliweynism in the Somalilander of the then 1960. :rolleyes: Where is MISKIIN MACRUUF, let me borrow one of his quotes: "Cimrigaaga oo raaggay geel dhalaayana waa ku tusa". Quote Share this post Link to post Share on other sites