Qudhac Posted December 30, 2004 Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Booliska oo Qabsaday Xarunta Barlamaanka Garowe. {Bosaso} Ciidamada Booliska iyo Kuwa Darawiishta ayaa Maanta qabsaday Xaruntii Barlamanka Puntland lama Garanayo sababta kaliftay arrimahaan Balse Maalmahan waxaa Punland ka jiray Ciidamo Gadoodsan oo qabsanayey Ilha dhaqaalaha iyo meelaha kale e Laf dhabarka ah. Maalmihi ugu dambeyey ayaa Taliyiihi Booliska Puntland e uu xilka ka qaday Nuur Salaad waxaa uu waday Olole uu ku diidanyahay xil ka qaadistiisa isagoo dhowr jeero hore warbaahinta u sheegay in xilkaqdistiisa ay tahay Mid aan wafaqsanayn Sharciga Booliska iyo Kan dasturka. Ciidamadii Saakay qabsaday ayaa la sheegay in ay ahyen kuwa u badnaa Ilaalada Labada Mas'ul ee C/Laahi Jaamac oo Darwiishta ah iyo kuwa ilalada u ah Nuur Salaad mana jirto ilaa iminka wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Maamulka Puntland kuna saabsan Ummurtaan. Bishaan gudaheed ayey ahyd Markii Ciidama ka socda Booliska ay Qabsadeen Xarunta wasaaradda Maliyadda iyo Bankiga Garowe oo ilaa iminka aan wax xal ah laga gaarin iyadoo Todobaadki tagana ay Ciidamada badda ee Dowlad Gobaleedka Puntland Qabsadeen bankiga Bosaso iyo Xarunta Maamulka Bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 30, 2004 Wasn't something like this posted a month+ ago? Some story about the darawiish taking over some ministry? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 30, 2004 horn indeed they took over the maaliyad building about a month ago which they still have to this day, they took over bossaso central bank a week ago and now they took over government buildings in garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 30, 2004 And after all this..They still control LAS ANO Puntland is ok our problem is the Tsunami now that has shaken us bad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wind.talker Posted December 30, 2004 Originally posted by SmithNwestern: And after all this..They still control LAS ANOD Las Anod's sovereignty was never in question. These soldiers know what they're doing - its a mere wake-up call for the adminstration. Funny tho - I do remember another person posting something similar to this in an identical fashion. I believe the titles were similar - written as if they were an invitation for a New Year's party in Puntland. Well I guess its back to waiting mode for you folks - who expect doomsday is nearby for Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites