Sign in to follow this  
General Duke

Will Coward Xasan Dahir fight Kenyans Ethiopians as he does Somali's?

Recommended Posts

Asmara.jpg Warar hoose oo aanu ka helnay illo ku dhow dhow xubnaha ururka Xisbul Islaam ayaa sheegaya inuu jiro qorshe hoose oo ay isugu diyaarinayaan qaar ka mid ah madaxda xisbigaasi sidii ay ugu duuli lahaayeen magaalada Asmara ee xarunta dalkaasi Ereteriya.

 

 

Safarkan ayaa la sheegayaa inuu ka dambeeyay qorshe ku aadan inuu jiro xiriir dhex maray madaxweynaha dalkaasi Ereteriya iyo xubnahan oo uu casuumaad u fidiyay, inkastoo aan la ogeyn waxyaalah ay ka wada hadlayaan mas’uuliyiintan.

 

 

Sidoo kale, warar kale ayaa tibaaxaya in safarkani aanu aheyn mid deg deg ah balse ay jirto xiisado ka dhashay ciidamadan Itoobiyaanka ah ee laga yaabo inay dalka dib ugu soo laabtaan, taasoo ay madaxdani doonayaan inay mar kale xarun KMG ah ka dhigtaan magaaladaasi Asmara halkaasna ay ka hagaan xoogagooda dagaalada kala horjeeda dowladda KMG Soomaaliya.

 

 

Sidoo kale, wararkan ayaa tibaaxaya inay ka dhursugayan madaxda Xisbiga tan iyo inta ay si buuxda u soo gelayaan gudaha dalka Soomaaliya ciidamada Itoobiyaanka ah iyo kuwa kale ee Deriska, markaasoo safarkoodu soo deg degi doono, sida qorshuhu yahay.

 

 

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah guddoomiyaha Xisbigan ayaa la tilmaamay inuu hor kici doono wefdigan u ambobixi doona magaalada Asmara, iyadoo sidoo kalena la filayo inuu ku wehlin doono guddoomiyihii hore ee ururkaasi Dr. Cumar Iimaam Abubakar, halka warar kalenaa ay tilmaamayaan inuu ku jiro Sheekh Xasan Mahdi oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee Xisbiga.

 

 

Lama garan karo ujeedada rasmiga ah ee ka dambeysa safarkan la qorsheynayo inay ku aadaan Asmara xubnahan mucaaridka ah, balse waxay wararku tibaaxayaan inay jiraan baqdin laga qabo inay gacanta u galaan ciidamadaasi caddowga ah oo iyagu si weyn u baadi goobaya mas’uuliyiinta Al shabaab iyo weliba Xisbigaasi, taasoo kol horeba dhacday markii ay soo galeen Itoobiyaanku dalka Soomaaliya inay isaga huleeleen Somalia dhamaamba madaxdii Maxaakiimta Islaamiga, marka laga reebo Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo haatan ah wasiirka arrimaha gudaha ee dowladd KMG.

 

 

Xuseen Xasan Ugaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Hassan Dahir ... has become very proficient in slaying xabashi's take a loot at the mans resume it is littered with tigre carcasses.

 

Kenyans will follows the route of the tigre .. and will run away once their carcasses pile up and they can handle no more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^You talk utter rubish as usual. The Ethiopains were never defeated, they left because the international community wanted to give the Sharif's clan claims a chance.

 

Now none of your hero;s fight anyone, they run to Asmara the bravest is Xasan Turki and he flees to the Jungles once he hears the Ethiopians are close.

 

This time its the end game.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this