Jacaylbaro Posted February 10, 2010 Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa shalay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool Aqoon Isweydaarsi la xidhiidha adkaynta nabad gelyada iyo xalinta khilaafaadka uga furay cuqaasha Gobolkaasi. Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro), oo ka hadlay furitaankii kulankaasi ayaa ka waramay doorka cuqaasha iyo nabadoonaddu ay ku leeyihiin ammaanka iyo nabadgelyada iyo sida loogu baahan yahay inay bulshada ku hoggaamiyaan nabadgelyo. Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland, wuxuu sheegay in maalinta barriya ay dhagax dhigi doonaan dhismaha xarun weyn oo loo dhisayo Cuqaasha Gobolkaasi, waxaanu yidhi “Guri ay Cuqaashu leedahay ayaanu bari dhagax dhigi doonaa si aad ugu kulantaan oo aad ku shirtaan, nasiib wanaag waxaad noqonaysaan gobolkii labaad ee loo dhiso xarun ay ku shiraan Gobolkii horena wuxuu ahaa Tog-dheer.” Wasiirku wuxuu sheegay in xarunta cuqaasha loo dhisayo ay fulinayso haayada Horn Peace waxaana maal gelinaysa Haayada DRC. Sidoo kale Siminaarka loo furay cuqaasha Gobolka Sool wuxuu qaadan doonaa muddo laba cisho ah oo lagu darsi doono habka xalinta khilaafaadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2010 Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland, wuxuu sheegay in maalinta barriya ay dhagax dhigi doonaan dhismaha xarun weyn oo loo dhisayo Cuqaasha Gobolkaasi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2010 Indeed ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 10, 2010 I'm reminded of the late Barre-He was good teacher. Bad habits die hardly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2010 Waar habar baa iska haw-haw lahayd dee ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 11, 2010 indeed somaliland marches on!!!! whilst some extremist tribal minded individuals plot for war and destruction... we are once more building brick by brick. spreading law order and our civilised way onto news lands Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted February 11, 2010 Ninka isku sheega wasiirka arimaha Gudaha ee S/Land oo qorshayaal ka wada Sool (Laascanod) 10.02-10 Sida ay widhwidh online ku heshay war war lagu kalsoon yahay ayaa maalimhii ugu danbeeyay wasiir ku sheega beelaha dirta waqooyi uu ka wadahay howlo fara badan huteelka uu degan yahay ee Xamdi Hotel. Ninkan oo lagu naanayso Mr Ciro ayaa wuxuu la yimid lacag kor u dhaafaysa 150.000 (Boqol iyo Konton Kun oo doolar) si uu u wanjalo bayaankii Garaadada SSC ay ku soo sareen tuulada Buuro wadal ee gobolka SOOL. waxaa la sheegay inuu habeen walba halkaas kula shiro odayaal lagu sheegay cuqaal aan dareen lahayn kuwaas oo loo sheegay in la dhisayo golaha cuqaasha gobolka musharna loo qori doono si looga hor keeno Isimadii soo saaray go'aanada. Isku soo wada duuboo waxaynu sugnaaba waa ku dhawaaqida golaha Cuqaasha ee gobolka Sool oo idiidin u noqon doona Jabhada Somaliland ee Soomaalida neceb. waxaanse la ogaan karin sida nimankaasi ugu dhex noolaan doonaan shacabka gobolka oo hada iska soo taagay maamulka SNM una dulqaadan doonin wax danboo dhibaato ah. Waxaana la filayaaa in maalmaha soo socda magaalada ka dhacaan dibad baxyo lana sugayo in ciidamadii xorayn lahaa gobolka si dhakhso ah uga dhex dhasaan magaalada Laascaanood. The game is over in laascaanood, it is matter of time, whether it will be bloody or peacefull. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 11, 2010 cuqaal aan dareen lahayn very pathetic ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted February 11, 2010 the ones that have no dareen, are those live in garowe and call for their city of las anod to be burned... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 11, 2010 Waa saad isleedihiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites