Sign in to follow this  
Cowke

BBC/VOA Journalist Clan Distribution Analysis

Recommended Posts

Cowke   

Xogta ****** Turub-Barey (Maxaad ka taqaana Weriyayaasha ka howl gala idaacadaha BBC-da iyo VOA iyo meelaha ay ka soo kala jeedaan????

 

Friday, 12 March 2010 00:24

 

garaad.jpg

 

(Ururka ****** Action Group oo uu madaxda u yahay Xildhibaan Tarzan oo Yuusuf-Garaad gudoonsiinaya bilad-sharaf)

 

Idaacadaha laamaha afsoomaaliga ee BBC-da iyo VOA, oo ay idaacadahaas gacanta ku hayaan maalgelintooda dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa lagu tilmaamaa wariyeyaasha ka hwl gala idaacadahaasi inay kooto ku haystaan suxufiyiinta ka soo jeeda beelaha Koonfurta Somalia, taas oo wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland dhamaantood-ba laga tirtiray marka laga reebo midhadh faro ku tiris ah mooyee, inta badana lagu tilmaamo, in labadaasi idaacadood ay kooto ku haystaan wariyeyaasha ka soo jeeda beelaha Koonfurta ee Somalia, gaar ahaan ka soo jeeda gobolada Banaadir iyo Galguduud, iyadoo marka loo kuur galo suxufiyiinta isku urursaday idaacada BBC-da iyo VOA-da aad is odhan karto ma Copy Radio Muqdishaa. Hadaynu soo bandhigno wariyaasha iyo maamulada gacanta ku haya idaacada laanta afsoomaaliga ee BBC-da ka hawl gala beelaha ay ka soo kala jeedaan iyo saamiga ay suxufiyiinta Somaliland,Puntland iyo kuwa Koonfurta Soomaaliya uga hawl gala idaacadaasi magacyada suxufiyiinta waxay u kala dhigan yihiin sidan:

 

1.Maamulaha laanta afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar,oo isagu cuqdad qaas ah qaba ayaa idaacadiisa ku-faanay inuu ka shaqeeyaan Suxufiyiin magac ****** ah wata sida

(Wehliye,Jimcaale,Dhoore.Ayaanle IWM)isagoo goobaha lagu qaxweeyo ee London ku faano inuu xoreeyay Idaacada BBC-da,maadaama uu inta badan shaqaaleysiiyay xigtadiisa,isagoo arintaas u aaneeeyay inuu ciilay Suxufi-sare Teera oo ahaan jiray Agaasimihii Radiyo Muqdisho,xiligii Kacaanka.

 

 

(Agaasimaha Voa-Somali Yabaroow oo seeftiisii oogu horeysay shaqada ooga ceyriyay laba Suxufi oo midna u dhalatay Somaliland (Farxiya)iyo (C/salaan Maxamuud Jaamac Salwe)oo u dhashay Puntland)

 

Akhriso magacyada Suxufiyiinta xoreystay Idaacadaha BBC-da Iyo VOA-DA: Akhriso magacyada Suxufiyiinta xoreystay Idaacadaha BBC-da Iyo VOA-DA: [/b]

 

2. Kaati Ciise Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud

3. Maxamed Maxamuud Cade Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud

4. Yuusuf Xasan Mursal Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud

5. Maxamed Maxamuud Dhoore Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud

6. Aamina Muuse Weheliye Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

7. C/raxmaan KorantoKoonfurta Soomaaliya ee Hiiraan,

8. Farxaan Axmed Jimcaale Koonfurta Soomaaliya ee Hiiraan

9. Ayaanle Xuseen Koonfurta Soomaaliya ee Hiiraan

10. Axmed Cabdi Nuur Koonfurta Soomaaliya ee Ceelbuur

11. Ibraahin Macalimu Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

12 Bash-kasha Jug soo-dhacay Koonfurta Soomaaliya ee Dhoobley,

13 Abokor Maxamed Boston Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

14. C/Nuur Maxamed Sh Isaxaaq gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland

15. Cabdillaahi Xaaji gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland

16. Catoosh gobalada ********ia

17 Axmed Maxamuud Cali (Axmed Kismaayo) Koonfurta Soomaaliya eeKismaayo

18. Siciid Cali Muuse, waxa uu ka soo jeedaa Somaliland deegaanka bariga Sanaag

19. Yoonis Cali Nuur Somaliland Gobolka Hargeysa

21. Xuseen Aw Jaamac Jibriil Xagar Somaliland Burco. Axmed Siciid Gige Somaliland Gobolka Saaxil

 

 

Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA- Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA-da ayaa waxa idaacadaa aqlabiyadoodu ay ka soo jeedaan Somalia, gaar ahaan beelaha ******, iyadoo laba qof saddex qof aanay ka badnayn wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland.

 

1.C/raxmaan Yabarow, oo isagu ah maamulaha laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa isagu ka soo jeeda beesha Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

2. C/llaahi Nuur Maxamed Kolombo Koonfurta Soomaaliya ee Ceelbuur

3. Ibraahin Xasan Daandurey Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

4. Haaruun Macruuf Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

5. C/raxmaan Caynte Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

6- Falastiin Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

7. Idil Maxamed Cismaan Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

8. C/casiis Sadaam Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud

9. Caasha Cuud Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir

11. Khadra Guray, gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland

12. Cali Xadhaadhe Puntland bariga Sanaag

13. Sahra Ciidle Nuur gobolka Hargeysa

 

Sidoo kale 22 wariye oo idaacadaasi u jooga Somalia iyo caalamka kale ayaa iyagana la sheegay inay badankoodu ka soo jeedaan Koonfurta Soomaaliya,halka Somaliland iyo Puntland ay ka hawl-galaan Suxufiyiin fara ku-tiris ah,marka soo lama oran-karo (****** Turub Baray)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Just for those who want to see visual representation of the clan distribution, I did one for you guys.

 

This how the BBC clan composition is visually

 

4551304719_d7a1de9853_o.png

 

This is the VOA clan composition of journalists visually!!!

4551304721_c8de0a7fde_o.png

 

BBC and VOA are truly equally opportunity free work-zones. NOTTTTTTTT :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Someone is obsessed with clans here ,,,,,,, always

cowke will become an anthropologist. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

too biased, eh? he will probably fiddle with the numbers for clan population. Puntland 3 million inhabitants....and the rest.....59 000 each..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this