Cowke Posted April 25, 2010 Xogta ****** Turub-Barey (Maxaad ka taqaana Weriyayaasha ka howl gala idaacadaha BBC-da iyo VOA iyo meelaha ay ka soo kala jeedaan???? Friday, 12 March 2010 00:24 (Ururka ****** Action Group oo uu madaxda u yahay Xildhibaan Tarzan oo Yuusuf-Garaad gudoonsiinaya bilad-sharaf) Idaacadaha laamaha afsoomaaliga ee BBC-da iyo VOA, oo ay idaacadahaas gacanta ku hayaan maalgelintooda dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa lagu tilmaamaa wariyeyaasha ka hwl gala idaacadahaasi inay kooto ku haystaan suxufiyiinta ka soo jeeda beelaha Koonfurta Somalia, taas oo wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland dhamaantood-ba laga tirtiray marka laga reebo midhadh faro ku tiris ah mooyee, inta badana lagu tilmaamo, in labadaasi idaacadood ay kooto ku haystaan wariyeyaasha ka soo jeeda beelaha Koonfurta ee Somalia, gaar ahaan ka soo jeeda gobolada Banaadir iyo Galguduud, iyadoo marka loo kuur galo suxufiyiinta isku urursaday idaacada BBC-da iyo VOA-da aad is odhan karto ma Copy Radio Muqdishaa. Hadaynu soo bandhigno wariyaasha iyo maamulada gacanta ku haya idaacada laanta afsoomaaliga ee BBC-da ka hawl gala beelaha ay ka soo kala jeedaan iyo saamiga ay suxufiyiinta Somaliland,Puntland iyo kuwa Koonfurta Soomaaliya uga hawl gala idaacadaasi magacyada suxufiyiinta waxay u kala dhigan yihiin sidan: 1.Maamulaha laanta afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar,oo isagu cuqdad qaas ah qaba ayaa idaacadiisa ku-faanay inuu ka shaqeeyaan Suxufiyiin magac ****** ah wata sida (Wehliye,Jimcaale,Dhoore.Ayaanle IWM)isagoo goobaha lagu qaxweeyo ee London ku faano inuu xoreeyay Idaacada BBC-da,maadaama uu inta badan shaqaaleysiiyay xigtadiisa,isagoo arintaas u aaneeeyay inuu ciilay Suxufi-sare Teera oo ahaan jiray Agaasimihii Radiyo Muqdisho,xiligii Kacaanka. (Agaasimaha Voa-Somali Yabaroow oo seeftiisii oogu horeysay shaqada ooga ceyriyay laba Suxufi oo midna u dhalatay Somaliland (Farxiya)iyo (C/salaan Maxamuud Jaamac Salwe)oo u dhashay Puntland) Akhriso magacyada Suxufiyiinta xoreystay Idaacadaha BBC-da Iyo VOA-DA: Akhriso magacyada Suxufiyiinta xoreystay Idaacadaha BBC-da Iyo VOA-DA: [/b] 2. Kaati Ciise Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 3. Maxamed Maxamuud Cade Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 4. Yuusuf Xasan Mursal Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 5. Maxamed Maxamuud Dhoore Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 6. Aamina Muuse Weheliye Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 7. C/raxmaan KorantoKoonfurta Soomaaliya ee Hiiraan, 8. Farxaan Axmed Jimcaale Koonfurta Soomaaliya ee Hiiraan 9. Ayaanle Xuseen Koonfurta Soomaaliya ee Hiiraan 10. Axmed Cabdi Nuur Koonfurta Soomaaliya ee Ceelbuur 11. Ibraahin Macalimu Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 12 Bash-kasha Jug soo-dhacay Koonfurta Soomaaliya ee Dhoobley, 13 Abokor Maxamed Boston Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 14. C/Nuur Maxamed Sh Isaxaaq gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland 15. Cabdillaahi Xaaji gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland 16. Catoosh gobalada ********ia 17 Axmed Maxamuud Cali (Axmed Kismaayo) Koonfurta Soomaaliya eeKismaayo 18. Siciid Cali Muuse, waxa uu ka soo jeedaa Somaliland deegaanka bariga Sanaag 19. Yoonis Cali Nuur Somaliland Gobolka Hargeysa 21. Xuseen Aw Jaamac Jibriil Xagar Somaliland Burco. Axmed Siciid Gige Somaliland Gobolka Saaxil Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA- Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA-da ayaa waxa idaacadaa aqlabiyadoodu ay ka soo jeedaan Somalia, gaar ahaan beelaha ******, iyadoo laba qof saddex qof aanay ka badnayn wariyeyaasha ka soo jeeda Somaliland. 1.C/raxmaan Yabarow, oo isagu ah maamulaha laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa isagu ka soo jeeda beesha Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 2. C/llaahi Nuur Maxamed Kolombo Koonfurta Soomaaliya ee Ceelbuur 3. Ibraahin Xasan Daandurey Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 4. Haaruun Macruuf Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 5. C/raxmaan Caynte Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 6- Falastiin Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 7. Idil Maxamed Cismaan Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 8. C/casiis Sadaam Koonfurta Soomaaliya ee Galguduud 9. Caasha Cuud Koonfurta Soomaaliya ee Banaadir 11. Khadra Guray, gobolada dhexe Soomaaliya ee Pundland 12. Cali Xadhaadhe Puntland bariga Sanaag 13. Sahra Ciidle Nuur gobolka Hargeysa Sidoo kale 22 wariye oo idaacadaasi u jooga Somalia iyo caalamka kale ayaa iyagana la sheegay inay badankoodu ka soo jeedaan Koonfurta Soomaaliya,halka Somaliland iyo Puntland ay ka hawl-galaan Suxufiyiin fara ku-tiris ah,marka soo lama oran-karo (****** Turub Baray) Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 25, 2010 The biggest stuff & nonesense ever published! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted April 25, 2010 Just for those who want to see visual representation of the clan distribution, I did one for you guys. This how the BBC clan composition is visually This is the VOA clan composition of journalists visually!!! BBC and VOA are truly equally opportunity free work-zones. NOTTTTTTTT Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted April 25, 2010 ^ Hang on a minute, what the hell are you insinuating here? Sometimes Cowke, I really worry about where your mind is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 26, 2010 Someone is obsessed with clans here ,,,,,,, always Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted April 26, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Someone is obsessed with clans here ,,,,,,, always cowke will become an anthropologist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 26, 2010 Never ever ........... coz he gets everything wrong Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted April 26, 2010 too biased, eh? he will probably fiddle with the numbers for clan population. Puntland 3 million inhabitants....and the rest.....59 000 each.......... Quote Share this post Link to post Share on other sites