xiinfaniin Posted November 18, 2010 Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo soo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-Dowlayaal Khamiis, November 18, 2010(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed ayaa maanta soo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-dowlayaal, kuwaasi oo ay tiradooda dhan tahay 18 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru-Dowle. Magacyada Wasiir ku Xigeennada iyo Magaca Wasaaradda loo magacaabay 1-Mudane Xaji Cali Sheikh Maxamed Nuur Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta, iyo Awqaafta 2-Mudane Cumar Shiikh Cali Idris Wasaaradda Arrimaha Dibadda 3-Mudane Ibrahim ***** Yarow Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka 4-Mudane Mukhtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali Maye Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta 5-Mudane Daauud Cabdikariim Xaaji Cumar Wasaaradda Gaashaandhiga 6-Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga 7-Mudane Maxamed Cabdulle Faarax (Geeseey) Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, iyo Isgaarsiintan 8-Mudane Maxamed Cali Shire Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha 9-Mudane Cabdirashid Maxamed Xidig Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga 10-Mudane Cabdi Cali Maxamud (Riyaraac) Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-Udhiska 11-Mudane Xasan Yacquub Geescade Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha 12-Mudane Cabdullahi Abokor Jaamac (Gardowe) Wasaaradda Kaluumaysiga, Bayada, iyo Khayraadka Badda 13-Mudane Cabdulqaadir Haji Maxamed Suldan Lugadheere Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka 14-Mudane Siciid Maxamed Jimcaale Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta 15-Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Faarax (Dujana) Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka. 16-Mudane Faisal Cumar Guuleed Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare 17-Marwo Faduma Xasan Cali Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska 18-Mudane Cisman Libaax Ibraahim Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Wasiiru-Dowlayaasha Magacyadooda iyo Wasaaradaha loo magacaabay 1- Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Xafiiska Raisulwasaaraha. 2- Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Madaxtooyada. 3- Mudane Maxamed Cali Xaamud Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda 4- Mudane Maxamed Xasan Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Maaliyadda & Lacagta. 5-Mudane Maxmed Cabdi Abtidoon Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga. 6-Mudane Axmed Cali Yaqle waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka. 7- Mudane Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda. 8- Mudane Cabdirashid Xaaji Deerow Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka. 9- Mudane Dr. Maxamuud Shiikh Xasan Akhi Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada. Xafiiska Wararka Hiiraan Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 18, 2010 Did they gave any to my makhiir neighbours? If not Farmaajo can take his list where the sun doesn't shine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 18, 2010 I believe so. That is a big family to be left out of the cabinet . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2010 over-bloated already? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 18, 2010 ^^I think in fairness to him , even with the addition of junior and deputy ministires , Farmaajo's cabinet is stil a lot smaller than previous cabinets.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 18, 2010 Nin reer SOL ah inuu ku jiraa filayaa!! Btw, is Sahra M Ali Samatar the daughter of Gen.Samatar? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 18, 2010 Gheelle.T waxaan maqlay waa haweeney u magac eg ee Cali Samatar ma dhalin. Who is the SOL member? Quote Share this post Link to post Share on other sites