Paragon Posted October 17, 2006 ^^ excuses excuses, go feed the baby Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted October 18, 2006 DUKE says SEE ya :rolleyes: Kaabo Pragon, trying hard to bring the Generale out of the fantasy-land. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 18, 2006 War ileen tanoo kale! No offense, but I have seen too much "Dukes" and "Paragons" having unpleasent exchanges during the last few weeks then I cared to have seen. Ragow kala taga! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted October 18, 2006 Relax guys. It is only politics. The best art anyone could master is the art of Agreeing to disagree". Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 18, 2006 Maleeshiyooyin ka baxsaday Xerada Hiilweyne oo ku biiray kooxo kasoo horjeeda Maxaakiimta Last Updated::2006-10-18 13:26:41 Muqdisho:- Qaar kamid ah maleeshiyooyinkii ay Maxaakiimta ku tababarayeen xerada Hiilweyne ee duleedka magaalada Balcad ayaa la sheegay in qaar kamid ah ay halkaasi ka baxsadeen. Maleeshiyooyinkaani oo la sheegay in ay u badan yihiin kuwo kasoo jeeda gobalka Sh/dhexe ayaa la rumeysan yahay in intooda badan ay ku biireen maleeshiyooyin uu hogaamiyo nin lagu magacaabo Suudi Ahmed Jiis oo ku sugan nawaaxiga Warshiikh. Maleeshiyooyinka isaga baxay xerada Hiilweyne ayaa kamid ahaa maleeshiyooyinkii hore ee Qabqablayaasha dagaalka, waxaana dhawaan loo soo xiray tababar u socday muddo bilo ah. Baxsashadooda ayaa loo aaneenayaa xariga qaar kamid ah maleeshiyadaasi oo ay xireen Maxaakiimta. Maxamed Cabdi HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted October 18, 2006 Lol,this is not the first time i have seen things turning personal.I think many use this tactic so as to avoid the debate.In anycase,its worthless. Quote Share this post Link to post Share on other sites