Jacaylbaro Posted October 18, 2007 "Haday nagu kelifto oo ay ka waantoobiwaayaan kuwa maamulka isku sheegaya ee Garoowe fadhiyaa inay faraha kala baxaan SOMALILAND XADUUDAHEEDA, Garoowe iyo Boosaaso waa la dhaafayaa waxaanaanu tageynaa meel alaale iyo meeshii aanu isku hortaagi karo waxna kaga qaban karo PRE-EMPTIVE STRIKE (KA-GAADHSIIN) BAANU KU SAMEEYNAYNAA WAANA ARRIN CAALAMIYA..." Listen to the Full Interview Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 18, 2007 Ceesaantii Mas iyo Kood Madax Shabeel ursatay Malageedii baa galayeey Waaryaahee Jacaylbro, oo illeeyn arrinku Laascaanood waaba ka shisheeyaa. Anigu waan iska garanayay wixiinu inuu yahay dhul balaadhsi . Bal waa qofkii biyo ka daataan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2007 Dee malaa ciddii caasimadooda lagu dagaalamo uun bay biyo ka daadanayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 18, 2007 Saaxiib wali laysma gaadhin ma idinkaaba rag is arkay. Nagadaa hadda hanagu kallifin inaanu ilaa Harta Sheekha iyo Wajaale isku weer ka qabanee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2007 Dhib ma leh ,,, iyagoo halkooda joogaanu Aabbaa yaabay u soo daldalaynaaye iska dhaaf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 18, 2007 loooooooooooooool@ Aabaa yaabay. Saaxiiboow bahalkii bahal cajiib ah ayuu ahaaye. Bal aniga sawirkiisii waasoo bixi waayee. Halka soo gali . Bahalkan Aabaa yabay wixii cunaa cirka ayay marayaan iga wallee lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2007 I thought markaad aragto inaad tigidhka soo goosan doonto what is holding you back niyow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 18, 2007 Nimaan biqqin waaloo baqqaa. Hargaisa lama imanayo ilaa arrinka Sool dhinac udhaco loooool. Ma waxaad rabtaa mid jidbaysan oo SOL member ah inuu meesha igusoo caan baxo That is what holding me back Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2007 Adigu you're not reer Sool ..... you can take some holidays and i'll go with you to Hadaaftimo so that you can chew Aabaa yaabay and i'll have some Hooyaa yaabtay Quote Share this post Link to post Share on other sites