Sign in to follow this  
Jacaylbaro

We Will Go to Garowe if ........ : Minister of Foreign Affairs

Recommended Posts

"Haday nagu kelifto oo ay ka waantoobiwaayaan kuwa maamulka isku sheegaya ee Garoowe fadhiyaa inay faraha kala baxaan SOMALILAND XADUUDAHEEDA, Garoowe iyo Boosaaso waa la dhaafayaa waxaanaanu tageynaa meel alaale iyo meeshii aanu isku hortaagi karo waxna kaga qaban karo PRE-EMPTIVE STRIKE (KA-GAADHSIIN) BAANU KU SAMEEYNAYNAA WAANA ARRIN CAALAMIYA..."

 

Listen to the Full Interview

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

:D Ceesaantii Mas iyo Kood

Madax Shabeel ursatay

Malageedii baa galayeey

 

Waaryaahee Jacaylbro, oo illeeyn arrinku Laascaanood waaba ka shisheeyaa. Anigu waan iska garanayay wixiinu inuu yahay dhul balaadhsi smile.gif . Bal waa qofkii biyo ka daataan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Saaxiib wali laysma gaadhin :D ma idinkaaba rag is arkay. Nagadaa hadda hanagu kallifin inaanu ilaa Harta Sheekha iyo Wajaale isku weer ka qabanee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loooooooooooooool@ Aabaa yaabay. Saaxiiboow bahalkii bahal cajiib ah ayuu ahaaye. Bal aniga sawirkiisii waasoo bixi waayee. Halka soo gali :D . Bahalkan Aabaa yabay wixii cunaa cirka ayay marayaan iga wallee lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   
;) Nimaan biqqin waaloo baqqaa. Hargaisa lama imanayo ilaa arrinka Sool dhinac udhaco loooool. Ma waxaad rabtaa mid jidbaysan oo SOL member ah inuu meesha igusoo caan baxo smile.gif That is what holding me back ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adigu you're not reer Sool ..... you can take some holidays and i'll go with you to Hadaaftimo so that you can chew Aabaa yaabay and i'll have some Hooyaa yaabtay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this