Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Walaalaha Gaalkacyo

Recommended Posts

Baydhabo -- Madaxweynaha dowlada federaalka Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo wafti ballaaran oo uu horkacayo ayaa la qorsheynayaa in ay safar deg deg ah uu maalinimada berri ah ugu ambabaxaan magaalooyinka Gaalkcayo iyo Garoowe ee xarunta Maamul Gobaleedka Puntland .

 

Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehelin doona mas�uuliyiin dowladda ka tirsan oo uu ka mid yahay Ra'isal wasaara ku xigeenka ahna wasiirka Arimaha Gudaha Xuseen Maxamed Ceydiid iyo Col. Cabdi Xasan Cawaale "Qaybdiid"

 

Lama xaqiijin ujeedada dhabta ah ee uu Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ay ugu baqoolayaa Puntland inkastoo wararka qaarkood ay sheegayaan in safarka Madaxweynuhu uu ku wajahanyahay arimo u gaar ah oo loo badinayo in ay ugu weyntahay arimo Militery.

Xigasho

__________________

 

Haduu warkaan run yahay, yaab badanaa. Dadkaan dagaal wax aan ahayn ma yaqanaan miyaa? Qeybdiid asagana ma quursado miyaa. Masaakiin oo aan waxba kala garan karin ka ahayn qabyaalad ayee rabaan inay kasoo wadaan meeshaas, dagaal lagu laayana usoo horseedo iyo dhaqaalana waxii la awoodo laga soo aruuriyo.

 

Once a military men, always a military men. The only way they can think of, nothing outside of the military box, always the solution lies inside the military box. What a twisted mentality.

 

Qeybdiid intuu dad dhibi kari waa dhibay. From Ceelbarde to Kismaayo ayuu qas iyo xasuuq ka geystay. Intaas enough kuma noqoto ninkaan gaboobeynin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^A/qaybdeed and Aydeed there is no love for these men in Puntland. Their fight is not the fight of Puntland, they caused a great deal of harm to many people including those who hail from Puntland....

 

The TFG is making mistake after mistake since last week..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Wara jiri doone wishka le ha yeero..! Horta fidno oo dhan xudun ayey ledahey, xudunta fidnada Somaliya tan iyo ebedked waxay kaso bilabata kuna so ururta Mudug. Mudugna ya degan is warsan meyno. Mantey ayagi oo wadajir ah hadey iskashadeen o ku tashaden in ay colad Somali kala fogeysa halkas kaso huriyan waxan lenahey Illah hanaga qabto.

Reer Mudug arxan ma yaqanaan, wada nolansho nabadeed ma yaqanaan. Waxay yaqanaan oo ka go'an waa sed-bursi, awood sheegasho iyo ana ka laan-dheer. Tasna waxaa uu sabab ah jawiga iyo noolasha degankkoda.

Mantey nasib wanag Soomalida inteeda kale waa ujeeda wana laga awood badan yahey oo Maxakaminta uma babac dhigi karan.

Towxiidka Allah kuso hanunsho walalha xumanta iyo dagalka isku baheystey...amiin dhaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this