Sign in to follow this  
General Duke

Calling on all the Shabaab supporters... have your say..

Recommended Posts

Al-Shabaab Oo Sheegatay Qaraxyadii Ka Dhacay Magaaladda Kampala

 

July 12, 20100 comments | leave your own!Xarakadda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda labo qarax oo habeenimadii xalay ka dhacay magaaladda Kampala ee caasimada dalka Uganda,kaas oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac badan.

 

Afhayeenka Xarakadda Al-Shabaab Sheikh Cali Dheere oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyadaas ay ugu talagaleen in ay aar gudaan shacabka Soomaaliyeed oo uu tibaaxay in ay xasuuqeen Ciidanka Uganda ee ku sugan magaaladda Muqdisho.

 

Wuxuu intaa ku daray in mudo ku siman 12-maalmood ay diyaarinayeen qaraxyadaas isagoo sidoo kale digniin u direy shacabka reer Burundi isla markaana xusay in qaraxyo la beegsan doonaan magaaladda Caasimada ah ee Bujumbura.

 

Hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa dhowaan digniin ujeediyey wadamada Burundi iyo Uganda oo u sheegay in ay la beegsan doonaan weeraro.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is Kashafa ?

Where is Che?

 

Your boys have made a hell of a ****** move. But you who reside in the west and who want to have it both ways, lets see how brave you are now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tragic, indeed. Do these SOL terrorist-sympahtizers really believe that such carnage and destruction visited upon innocent civillians is excusable on religious grounds?

 

How could one seriously continue to support such a fanatic, blood-thirsty organization?

 

Maaddeey waa iska safiih ee kii yaraa ee Kashafa oo digdigta badnaa mee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

I doubt they will come out and say anything. They know and have known for a while that AS isn't an 'Islamic' freedom movement. They know its a race for power more than anything else and are happy with that for some reason.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Yet the door to repentance remains wide open for all those misguided Somalis. Just like you seem to have forsaken those religious deviants-- which in the past you used to support-- many folks are slowly waking up to the reality of Al-Shabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Norfsky:

I doubt they will come out and say anything. They know and have known for a while that AS isn't an 'Islamic' freedom movement. They know its a race for power more than anything else and are happy with that for some reason.

Spot on!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Norf, Adiga walaalow caqliga xaggee kaa aaday, meel kalena repercussions baa ka iman doonaad ku lahayd, sow kan Kampala ka dhacay repercussions maaha?, Uganda waxa ka dhacay waa fal ay ciidmadooda geysteen, oo caasimaddeena ayay si joogto ah masaakiintayada aan waxba galabsan u garaacaan, kaas ka damqo oo ka qeyli, shisheeye kalkaalkana iska daa!.

 

Qof aan dembi lahayn in la dilo Anigu ma qabo, lakin falkan wuxuu ku dhalinayaa reer Uganda iney ka fiirsadaan waxa askartoodu Xamar ka sameeynayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Qof aan dembi lahayn in la dilo Anigu ma qabo,

Waxay dileen 74 qof oo aan dembi lahayn ,,,,,,,,, sow ma khaldana markaas ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Hey, Maaddeey--Yours is the logic of a terrorist sympathizer, and no man can answer that.

 

Your mind is warped by an innate principle of terrorist extremism, and therefore not accessible to the just teachings of Islam, or a desire to adhere to it's tenets regarding civilian noncombatants.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this