Liibaan Posted October 25, 2009 JIDBAALE: Hoggaanka SSC Oo Magacaabay Madaxa Difaaca iyo Amniga Sarreeye Gaas Siciid Cali Salaax {Khaarajiye}. Nairobi(Jidbaale.com):-Shir jaraa'id oo goor dhawayd ay si wadaq jir ah u qabteen Hoggaamiyaha SSC Mudane Suleiman Ciise Axmed iyo ku xigeenkiisa Col: Cali Sabarey ayaa waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay Madaxa Difaaca iyo Aminga ee Gobollada SSC. Waaxda ayaa loo magacaabay Sarreeye Gaas Siciid Cali Salaax {Khaarajiye}. Hoggaanka Difaac iyo Amniga aya waxaa uu sheegay Hoggaamiye Xagla-toosiye in uu magacaabistiisa kala tashaday Ku.xigeenkiisa iyo Khubaro badan oo xaga Militery-ga ah. Ka dib Magacaabistiisii ayaa isla goobtaba lagu dhaariyey asagoo wacad ku maray in uu dalkiisa SSC oo daacad u noqon doono. Wuxuu sheegay Sarreeye Gaas Khaarajiye in uu gudan doono waajibaadkiisa, isla markaana ka soo dhaalaali doono hawsha Dibu u sifeynta ah ee loo xilsaray. Jeneraal Khaarajiye ayaa waxaa lagu yaqaana Hawl karnimo. Go'aan qaadasho aan leex-leex lahayn iyo weliba Karti uu ku dhexlahaa Bulshada Soomaaliyeed iyo Tan SSC ee u u dhashayba. Dhankale xubnaha hadhay ayaa waxa lagu wadaa in maalmahan soo socda ayagana la magacaabo, iyadoo sidoo kale dhawaan ay dalka u soo kici timi doonaan Hoggaanka SSC oo idil. Jeneral Khaarajiye wuxuu Digniin cad u jeediyey Maamulka Soomalidiidka ah, oo ugu sheegay in ay iska fududeeyaan deegaanka intaan Talo faraha ka haadin. Jidbaale.com - - - LASANOD ONLINE: Saciid Cali Saalax (Khaarajiye) Oo Loo Magacaabay Madaxa Hogaanka Difaaca Iyo Amniga- NAIROBI,(Lasanod Online)- Shir jaraa'id oo ay si wada jir ah u qabteen Hogaamiyaha golaha midaynta iyo badbaadinta SSC, Mudane Suleiman Ciise Axmed iyo ku xigeenkiisa Col: Cali Xasan Axmed(sabarey).. ayaa waxaa si rasmi ah loogu magacaabay madaxa Difaaca ama Hogaanka Difaaca iyo Amniga Saciid Cali Saalax (Saciid khaarajiye). Hogaanka Difaac iyo Aminaga aya waxaa uu sheegay Hogaamiye Xaglatoosiye in uu magacaabistiisa kala tashaday Ku.xigeenkiisa iyo Khubaro badan oo xaga Militeryga ah. ka dib Magacaabistiisii ayaa isla goobtaba lagu dhaariyey asagoo wacad ku maray in uu dalkiisa SSC oo daacad u noqon doono. Wuxuu sheegay Sareeyo guud Khaarajiye in uu gudan doono waajibaadkiisa isla markaana ka soo dhaalaali doono hawsha Dib u xoraynta dalka ah ee loo xilsaray. Jeneraal Khaarajiye ayaa waxaa lagu yaqaana Hawl karnimo. Go'aan qaadasho aan leex leex ahayn iyo weliba Karti uu ku dhex lahaa Bulshada Soomaaliyeed iyo tan SSC ee uu dhashayba. Dhankale xubnaha hadhay ayaa waxa lagu wadaa in maalmahan soo socda ayagana la magacaabo. iyadoo sidoo kale dhawaan ay dalka u kici timi doonaan Hogaanka oo dhan. Wariye: Abdiqadir M. Cali - - - RIINJI NEWS: War Deg Deg ah: Hogaanka SSC oo magacaabay Madaxa Difaac iyo Aminiga Shir jaraa'id oo goor dhawayd ay si wada jir ah u qabteen Hogaamiyaha ugu sareeyo SSC Mudane Suleiman Ciise Axmed iyo ku xigeenkiisa Col: Cali xasan axmed (cali sabarey) ayaa waxaa si rasmi ah loogu magacaabay... Madaxa Difaaca ama Hogaanka difaaca iyo amniga ayaa waxa loo magacaabay Saciid Cali Saalax (Saciid khaarajiye) Hogaanka Difaac iyo Aminaga aya waxaa uu sheegay Hogaamiye Xaglatoosiye in uu magacaabistiisa kala tashaday Ku.xigeenkiisa iyo Khubaro badan oo xaga Militeryga ah. ka dib Magacaabistiisii ayaa isla goobtaba lagu dhaariyey asagoo wacad ku maray in uu dalkiisa SSC oo daacad u noqon doono. Wuxuu sheegay Sareeyo guud Khaarajiye in uu gudan doono waajibaadkiisa isla markaana ka soo dhaalaali doono hawsha Dibu u sifeynta ah ee loo xilsaray. Jeneraal Khaarajiye ayaa waxaa lagu yaqaana Hawl karnimo. Go'aan qaadasho aan leex leex ahayn iyo weliba Karti uu ku dhexlahaa Bulshada Soomaaliyeed iyo Tan SSC ee u u dhashayba. Dhankale xubnaha hadhay aya waxa lagu wadaa in maalmahan soo socda ayagana la magacaabo. ayadoo sidoo kale dhawaan ay dalka u soo kici timi doonaan Hogaanka oo idil. Sawirada Lagu Magacaabay Khaarajiye Waxaanu Idin Soo Gudbin Doonaa Goor Dhaw Abdiwahaab Mohamed Abdiweyne Nairobi Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted October 25, 2009 An interesting development to say the least. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 25, 2009 General Assasin (Khaarjiye) wow what a name, somali warlord names are getting bolder and more aggressive, Khaarjiye aa, acuudubilah. awalbaan qaati ka taagneyn, xaaraan kunaax, Qaybdiid, Xaabsade, shan daqiiqo, iyo balayo kale oo magacyo daran leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 25, 2009 nimankani wa inay laascanood is keenan , markaseynu eegii inay wax khaarajiyan iyo in kalle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
juma-nne Posted October 25, 2009 doorkan waxaan umalaynayaa waa doorkii isaga laftigiisa lagu khaarajin lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted October 25, 2009 Originally posted by MoonLight1: General Assasin (Khaarjiye) wow what a name, somali warlord names are getting bolder and more aggressive, Khaarjiye aa, acuudubilah. awalbaan qaati ka taagneyn, xaaraan kunaax, Qaybdiid, Xaabsade, shan daqiiqo, iyo balayo kale oo magacyo daran leh. looooooool @ Moonlight1. I hate these dudes with these fringhtening nicknames like this one Khaarajiye Some others kharijye-like nicks below: Sulayman Gaal Kiish Buur Shaati Guduud Yusuf Kamadage Seefta Bannanka Sheekh Adan Madoobe (sheekha :rolleyes: ) Xaran ku Naax Faysal cali Waraabe Xuub Sireed Cabdi Cabdile Jinni Boqor Cumar Finish Ibarahim Sh Jeebo Ismaciil Buubaa Cali Baashi Rooraaye .... iyo qaar kaloo badan. Bal kusii dara listahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted October 25, 2009 The general is a real military man, not a warlod. He got his nick name the war 1977 Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 25, 2009 Allamagan Some others kharijye-like nicks below: Sulayman Gaal Kiish Buur Shaati Guduud Yusuf Kamadage Seefta Bannanka Sheekh Adan Madoobe (sheekha ) Xaran ku Naax Faysal cali Waraabe Xuub Sireed Cabdi Cabdile Jinni Boqor Cumar Finish Ibarahim Sh Jeebo Ismaciil Buubaa Cali Baashi Rooraaye Allamagan lol Add this to your list. Cabdullahi Yeey. Cabdi max'ed Cabdiwaal Cadde muuse Gen. Ma tukade. Axmed Godane. Yusuf Dabageed Gen.Dhuumaal. Gen. Ilko jiir and finally Gen.Duke Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 25, 2009 Very funny. From Sareeye Guuto/Sergeant to Generale. He skipped all these ranks Lieutenant, Captian, Major, Lt. Colonel, Colonel, Brigadier and jumps straight to General rank. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 25, 2009 Magacyadan xun baa sharaf la moodey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 25, 2009 Originally posted by juma-nne: doorkan waxaan umalaynayaa waa doorkii isaga laftigiisa lagu khaarajin lahaa Warkaasna waxa loo qori lahaa "Khaarajiye oo la khaarajiyay" ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 25, 2009 we can understand why the supporters of somali-diidka are against General Khaarajiye, because he will lead the SSC army to free the SSC region. juma-nne, is a supporter of the 76 years warlord Siilaanyo, and jb is a supporter of Dictator Riyaale (the former NSS officer), so their cheap comments is irrelevant Waxa ee ka walwalsanyihiin waa General Khaarijiye, inuu somaali-diid militia khaarijiyo, oo na ka safeeyo dhamaan dhulka SSC marka hore Halkaasaa ka garanasaa inuu General Khaarajiye durbaba ka qeylisiiyey somaalidiidka, oo uu ku riday walwal iyo argagax Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 25, 2009 and jb is a supporter of Dictator Riyaale Are you sure about this ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 26, 2009 The preparation is getting serious it seems. There was another news yesterday about fund-raising for the upcoming battle. http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=6148 Quote Share this post Link to post Share on other sites