Taako Man Posted January 28, 2007 Suldaanka Beesha Guriceel oo dowladda Federaalka iyo Beelaha Soomaaliyeed codsi uu soo jeediyay Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 28/01/07 Sudlaanka Beesha Guriceel ee Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya Suldaan Muuse Sheekh Maxamed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa; wuxuuna soo saaray warsaxaafadeed u qornaa sidan Ujeedo: WAR SAXAAFADEED Anigoo ah Suldaan Muuse Sheekh Moxamed, waxaan ku qabtay xafiis keyga Muqdishu war saxaafadeed aan kaga hadlaayo arimaha dhaqanka ee Beesha Guriceel. Waxaad ogsoon tihiin in Beesha Guriceel ay leedahay madax dhaqameed looga dambeeyo arrimaha dhaqanka, maadaama Beesha Guriceel ay degto deegaanno badan, gaar ahaan koofurta Somaaliya. Anigu waxaan ahay Suldaanka Beesha Guriceel, ee la soo doortay oo ay ku dhammaato Mas’uuliyadda Dhaqan-Siyaasadeedka Beesha Guriceel gaar ahaan Gobolka Banadir iyo gobolada ku hareereysan. Sidaa awgeed waxaan ku wargalinayaa Hay’adaha Dowladda iyo beelaha Soomaaliyeed wixii ku saabsan arrimaha dhaqanka iyo siyaasadda Beesah Guriceel ee deegaanada kor ku xusan in aniga la igala soo xiriiro, maadaama dhismaha Dowladda iyo awood qybsiga lagu saleeya 4.5. Suldaanka Beesha Guriceel Suldaan Muuse Sh. Moxamed Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted January 28, 2007 Taako man,there is no alternative but to work with the Transitional Government.They themselves know it too and those that haven't voiced their support yet,soon they will.Wait for more submissions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 28, 2007 ^ Inshallah, all Somali clan elders are slowly supporting the government. Even the ones who's militia are killing people are supporting it now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 28, 2007 Beesha Guri-ceel has no Suldaan, they have an Ugaas. Ugaas Cabdi-Dahir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 29, 2007 Originally posted by HornAfrique: Beesha Guri-ceel has no Suldaan, they have an Ugaas. Ugaas Cabdi-Dahir. He may be a newly crowned suldaan. There are multiple clan elders for many clans. Like the two clan elders for the north galkacyo clan etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 29, 2007 Originally posted by Taako Man: He may be a newly crowned suldaan. There are multiple clan elders for many clans. Like the two clan elders for the north galkacyo clan etc I am not suprised if he was recently elected. Waxaan aragnay kuwo diyaarado lagu dhex dhuubay shirarkii Carte iyo Mbagathi marka kuwo taangi Amxaaro lagu dhex duubay hadda lama yaabayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted January 29, 2007 I find this backward frame of mind quite fascinating, the sultan or Ugaas supports the TFG so the whole clan must support them as well. We are not living in the 15th century. A government should be looking for the support of the people not some clan chief. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 29, 2007 Mystic Whether it' backward or not. Clan chiefs hold much sway in Somalia. Whether you or I like it is not up for question. When a clan chief supports somebody it is like telling his fellow clansmen "Hey I believe this is in our interest, why o why don't you follow me". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted January 29, 2007 What influence did they hold for the last 16 years? They are simply nothing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted January 29, 2007 ^ In Puntland and Somaliland regions of Somalia they are the reason that a lot of lives where saved. They are also the reason a lot of lives were saved in parts of the South. They hold a lot of influence. Denying it is like saying America is not an influencer on the world stage. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 29, 2007 The Suldan contribution is welcome, at least no one can say the whole clan is against the TFG. Why blame him even Abiqasin and Seeraar are all welcoming the TFG..But we have experts like Abwan here to tell us the truth, lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites