Xudeedi Posted September 3, 2010 Guulwade Boading School oo Dhismihiisa Qaybtii Labaad La Bilaabi doono Waxa horay u dhamaaday dhismaha qaybtiisii koowaad ee Guulwade Boading School ee Degmada Xiingalool oo mudooyinakanba ka scoday Magaalda Xiingalool waxaana Hada dib Loo bilaabayaa qaybtiisii labaad waxaana lagu rajo wayn yahay inuu dhamaado ilaa bisha 11aad sanadkan lagu jiro Hadaba Guulwad Boading School oo noqon doona kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee laga hirgeliyo Gobolka Sanaag ayaa waxa dhigan doono tiro lagu qiyaasay ilaa 300 boqol oo arday oo uu u dheer yahay jiifkii iyo cuntadiisii waxa kale uu yeelan doonaa hoolwayn oo lagu qabandoono shirarka iyo seminaarada waxaana u dheeran doona libarery ardaydu ka daalac doonto buugaagta Boadingkan oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Jaaliyadaha debada iyo gudaha ayaa socday in mudoba iminkana ku dhow gebo gebo waxaana ka faaiidaysanaya caruurta aan awoodin inay helaan waxbarasho lacag la,aana waana horumar ay ku talaabsadeen dadka deegaanku Boadinkan ayaa wax wayn ka tari doona baahiyaha waxbarasho ee Gobolka Sanaag Gaar ahaan Degmada Xiingalool iyo deeganada ku xeeran waxaana Fikirka Boadinkan iska lahaa dadka soo jeedaa deegaanka oo u Huray wakhti badan sidii loo hirgelin lahaa Boadinkan waxaana wax ka barandoon wiilal iyo gabdhoba waxaana uu ka koobnaan doonaa 6 fasal laba hool oo noqon doona jiif suuliyaal u kala gaara wiilasha iyo gabdhaha iyo goob lagu cunteeyo Dhinaca kale waxay jaaliyada debadu wadaa sidii ay u horumarin lahaayeen Guulwade Boading School oo uu noqo lahaa mid tayadiisu ay aad u sarayso ardayda ka soo baxdaana tusaale ugu noqon lahaayeen geyiga soomaaliyeed madaama uu yahay Boadin aan loo ogalayn in ardaydu markay waxbarashadooda dhamaystaan inay dib ugu noqdaan suuqa Waxa kaloo schoolkan aad usoo dhaweeyay dhamaan shacabwaynaha reer Xiingalool oo ku tilmaamay calaamad muujinaysa in la qaaday tubtii waxbarsho loona muujin lahaa sidii looga midha dhalin lahaa hirgelinta Boadinka iyo ilaalintiisaba waana ilays usoo bidhaamay deegaanada ku hareeraysan degmada Xiingalool madaama ay nasiib u yeesheen in la hirgeliyo Boadinkii ugu horeeyay ee laga dhiso Gobolka Sanaag waxaana loo soo jeedinayaa in Cid alaale iyo cidii wax ku darsanaysa Guulwade Boading school inay u furan tahay iyagoo ilaaha ka ajarsiin doono if iyo aakhiroba Xiingalool Ceerigaabonews Media Center Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 4, 2010 Man, I miss xiin galool .................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted September 6, 2010 Well done. Guul for Guulwade Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 6, 2010 Great development for the region indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted September 6, 2010 Xudeedi, where is Guulwade on the map? Is it close to Galgala? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 6, 2010 Guulwade is the name of the school being built in the district of Xingalool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 6, 2010 Masha Allah, Great Work, this should be in General Section though. Quote Share this post Link to post Share on other sites