Cowke Posted October 20, 2009 Hogaamiye Sare oo ka tirsan Jabhadda ONLF oo is dhiibay. October 19, 2009 Horseed Media News Desk Hogaamiye sare oo ka tirsan Jabhadda ONLF ee ka dagaalanta gudaha Wadanka Itoobiya ayaa lagu soo waramaaya in u isku dhiibay Dowlada Wadanka Itoobiya. Wakaalada Wararka ee AFP oo soo xigatay Masuuliyin ka tirsan Dowlada Itoobiya ayaa ku warantay in nin lagu magacaabo Cabdi Maxamed Aw Xassan oo ka mid ahaa Saraakiisha sar sare ee Jabhadda u maalinimada sabtida isu soo dhiibay Ciidamada Dowlada Itoobiya. Masuul ka tirsan Milateriga Itoobiya oo diiday in u magaciisa Saxaafada ka sheego ayaa Wakaalada AFP u sheegay in Hogaamiyahas ay ka soo qabteen Gobolka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya isagoo oo sheegay in u watay walxaha qarxa. Masuulka ayaa hadalkiisa ku daray in sababta keentay in u isii soo dhiibo ay tahay in u diiday in u ka qayb qaato howlgal ay sii wadajir u wada fulin lahaayeen Kooxaha Al-Shabaab,ONLF iyo weliba Xukumada Eritrea oo ay ka samayn lahaayeen gudaha Wadamada Itoobiya iyo Soomaaliya,waa sida u hadalka u dhigay. Cabdi Maxamed Aw Xassan waxaa u madax ka ahaa isla markaana ahaa Taliyaha Milateriga ONLF ee degaanada Wardheer iyo Qoraxay ee Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya. Dowlada Itoobiya ayaa iyaduna sheegtay in ay ku soo guuleystay in degaanadaas ay ka soo qabato rasaas ay tankeedu gaarayaan 7,000 iyo waxyaabo kale oo Chemical ah. Jabhada ONLF ayaa waxaa ay hore u diiday in ay xirrir la leedahay Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha Wadanka Soomaaliya. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 20, 2009 ONLF Press Release Sunday, 18 October 2009 18:53 Ethiopia’s claim that it has captured four tonnes of Chemicals and 7000 rounds of ammunitions, after an ONLF commander had surrendered is an exercise in extreme chicanery by inventing tall stories intended to hide its war crimes in the Ogden and confuse the international community. Just few months ago Ethiopia was claiming that it has defeated ONLF and that the Front was no longer a threat, and now suddenly it discovers this cache of armaments. Ethiopia constantly parades fictitious ONLF deserters in front of the cameras in order to get some semblance of credibility for it wishful claim of victory against ONLF. The truth of the matter is that it is trying to divert attention from mounting loses it is encountering at the ONLF valiant warriors and the heinous crime its army is committing in the ****** against the civilian population. The latest such crime was Waraarka Garbodiimo village near Babile Town on 17 October 2009 where the army summarily executed 8 people and wounded many others who were attending a wedding ceremony. What the propaganda Minister of Ethiopia, Bereket Simon, is not getting is that he is becoming a laughing stock day by day by repeating as mantra the preposterous claim that ONLF cooperates with Alshabab. Furthermore, the claim that ****** National Liberation Front and Oromo Liberation Front are jointly operating with AlShabab shows the level of desperation of Ethiopia in its fight with ONLF. The Meles regime is willing to stoop to cheap and shallow means, in order to try to tarnish ONLF’s stature. If Ethiopia thinks that the countries it is trying to get more aid from has no intelligence services that are capable of knowing who is with whom in the Horn of Africa, it is in for a mighty shock. ONLF Quote Share this post Link to post Share on other sites