Paragon Posted October 22, 2009 Weerar lala beegsaday garoonka Aadan Cadde xili uu ka dhoofayey Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Posted to the Web Oct 22, 07:57 Muqdisho:-Ciidanka AMISON iyo kuwa DFKM ayaa saaka difaacay weerar dhinac madaafiicda ah oo lala beegsaday wadadda Makka Al-mukarama iyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Xoogagga Islaamiyiinta ayaa hoobiyaal ku garaacay saaka fariisamo ay ciidanka AMISON ay ka deganaayeen Wadadda Makka Al-Mukaramaha iyo garoonka Aadan Cadde xili saaka uu ka dhoofayey Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Shiikh Axmed Garoonka Aadan Cadde ee magaalad Muqdisho Ciidanka AMISON ayaa waxaa ay madaafiic culus ku garaaceen qaar ka mid ah Xaafadaha magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Hodon iyo Howl wadaag Ilaa inta la,ogyahay ayaa waxaa duqaynta ciidan AMISON ku dhintay ilaa 15 ruux waxaan ku dhaawacmay ilaa 40 qof oo rayid ah. Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa Insha Allaahu. A/cawaale Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 22, 2009 Bisinka iyo burdaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted October 22, 2009 Originally posted by nuune: Bisinka iyo burdaha Subxaana Allah, ka reeb Burdaha! Sad news, I laahayoow amuuraha sahal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 22, 2009 Was he worth 20 dead and 45 injured? Is anyone worth that much in blood. Madness Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted October 22, 2009 Duke and i soppose Mr YEEY was the 1000s that died cause of him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 22, 2009 ^^^He was not a worth a single life adeer, but hey you seem to have defended the killings then while you dont know. I told you they were killing for no reason then as I do now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted October 22, 2009 http://shabelle.net/ This is the real atrocity Quote Share this post Link to post Share on other sites