Sign in to follow this  
Paragon

Shariif attacked in Mogadishu airport - 20 by-standers killed

Recommended Posts

Paragon   

Weerar lala beegsaday garoonka Aadan Cadde xili uu ka dhoofayey Madaxweynaha DFKM Sh Shariif

Posted to the Web Oct 22, 07:57

 

 

Muqdisho:-Ciidanka AMISON iyo kuwa DFKM ayaa saaka difaacay weerar dhinac madaafiicda ah oo lala beegsaday wadadda Makka Al-mukarama iyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

 

 

Xoogagga Islaamiyiinta ayaa hoobiyaal ku garaacay saaka fariisamo ay ciidanka AMISON ay ka deganaayeen Wadadda Makka Al-Mukaramaha iyo garoonka Aadan Cadde xili saaka uu ka dhoofayey Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Shiikh Axmed Garoonka Aadan Cadde ee magaalad Muqdisho

 

 

Ciidanka AMISON ayaa waxaa ay madaafiic culus ku garaaceen qaar ka mid ah Xaafadaha magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Hodon iyo Howl wadaag

 

 

Ilaa inta la,ogyahay ayaa waxaa duqaynta ciidan AMISON ku dhintay ilaa 15 ruux waxaan ku dhaawacmay ilaa 40 qof oo rayid ah.

 

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa Insha Allaahu.

 

A/cawaale

Halgan.net

 

:(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by nuune:

Bisinka iyo burdaha

Subxaana Allah, ka reeb Burdaha!

 

Sad news, I laahayoow amuuraha sahal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He was not a worth a single life adeer, but hey you seem to have defended the killings then while you dont know. I told you they were killing for no reason then as I do now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this