Sign in to follow this  
Fiqikhayre

RAK and Puntland State of Somalia sign agreements to boost bilateral cooperation

Recommended Posts

RAK and Puntland State of Somalia sign agreements to boost bilateral cooperation.

 

Last Updated::2007-04-16 15:23:50

 

RAK_puntland.jpg

 

H.H. Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimi, Crown Prince and Deputy Ruler of Ras Al Khaimah, held talks with H.E Mohamud Musse Hersi, President of the Puntland State

of Somalia, and an accompanying delegation who called on him at the Al Dhait Palace, Ras Al Khaimah on 14th April, 2007.

 

During the meeting the two leaders signed a series of economic agreements aimed to further strengthen business cooperation between the two regions.

 

Welcoming Mohamud Musse Hersi, Sheikh Saud expressed hope that the high level visit would widen the scope of cooperation between UAE and Somalia. 'We hope that closer business ties between the two countries would further enhance economic activity that would contribute towards substantial economic development of Somalia and Puntland,' he said.

 

Mohamud Musse Hersi said that there was considerable potential for economic development in the Puntland State of Somalia and said that the Puntland was attracting considerable investor attention in recent times. 'UAE is one of our major trading partners and we look forward to further strengthening economic cooperation by extending collaboration across various fields,' he said.

 

The two leaders signed an agreement to set up a new hydrocarbon company, Puntland Hydrocarbon Development Company LLC, which would undertake exploration and development of oil and gas fields in Puntland.

 

The new joint venture company would also provide services to Puntland to manage its hydrocarbon resources including transfer of technical know-how, assessment of hydrocarbon potential, conducting seismic surveys and other services.

 

Ras Al Khaimah Government has also signed another agreement with the Puntland State of Somalia for undertaking a comprehensive study to come up with a development plan for the Puntland State, covering diverse areas such as development of ports, energy sector, airports, tourism and real estate development.

 

It has also inked a deal for setting up of a dedicated livestock quarantine facility to facilitate the import of livestock from Somalia to the UAE.

 

Sheikh Mohammed bin Saqr Al Qasimi, Sheikh Ahmed bin Saqr Al Qasimi, Chairman of RAK Customs and Ports Department, Mohammad A. Al Mehrizi, Director of RAK Customs and Ports Department, Ruurd Abma Managing Director of RAK Gas a number of government officials were present at the function.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland iyo Raasul Khayma oo Heshiis horumarin iyo Iskaashi ah wada saxiixday.

 

Last Updated::2007-04-16 16:39:45

 

president_of_puntland_ade.jpg

 

Raasul Khayma:- Waliyu Cahdiga Imaarada Raasul Khayma ee dalka Emaaraadka iyo Madaxweynaha Puntland

ayaa qalinka ku duugay heshiis iskaashi dhaqaale iyo horumarin oo ay wada galeen Maamulada Puntland ee Soomaaliya iyo Raasul Khayma ee Isutaga Emaaraadka.

 

Kulan balaaran oo ka dhacay Qasria Madaxtooyada Raasul Khayma ayuu Waliyu Cahdiga Imaarada Raasulkhayma Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimi iyo mas'uuliyiinta maamulka Raasul Khayma kula yeesheen Wafdi heer sare ah oo ka socday Puntland oo uuna horkacayey Madaxweyne Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Musse).

 

Kulankan labada dhinac ayaa looga hadlay heshiiska ay wada galayaan Puntland iyo Raasul Khayma oo taabanaya dhinaca Xanaanada Xoolaha iyo dhoofinta, horumarinta Puntland ee Airporada, Dekkadaha, soo saarka Macdanta iyo kobcinta tamarta iyo gaaska.

 

Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimiga Raasul Khayma ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey Wafdiga heerka sare ah oo uu sheegay in ay soo booqdeen uuna horkacayo Madaxweynaha Puntland.

 

Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimi ayaa sheegay in heshiiskan uu noqon doono mid sare usii qaada xiriirka ganacsi iyo walaaltinimo ee ummada Emaaraadka Carabta iyo Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in xiriir soo jireen ah ka dhaxeeyo dalka Emaaraadka iyo Somaliya gaar ahaan Puntland.

 

Wuxuuna Madaxweynaha Puntland sheegay in ay jiraan fursado waaweyn oo dhinaca ganacsiga ah oo ay Puntland maanta heysato, wuxuuna sheegay in ay sare u sii kacayaan shirkadaha caalamiga ah ee doonaya in ay maal gashtaan Mandaqada.

 

Md.Cadde Musse Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa sheegay in Puntland ay dooneyso in ay sare usii qaado xiriirkii ganacsi ee ka dhaxeeyay ayaga iyo dalka Emaaraadka.

 

Warbixino ay labada dhinac is dhaafsadeen kadib ayaa waxaa halkaasi lagu saxiixay heshiis rasmi ah oo ay Mandaqada Raasul Khayma kula gashay Mandaqada Puntland heshiis iskaashi iyo horumarin dhinaca ganacsiga ah.

 

Waxaana heshiiskan ku qoran dhismaha shirkad horumarin ah oo lagu magacaabo Puntland Hydrocarbon Development Company LLC.

 

Shirkadan ayaa sameyn doonta dhinac baaritaanka gaaska iyo shidaalka Puntland.

 

Heshiiskan ayaa qoraya in labada dhinac is dhaafsadaan xogta iyo cilmiga la xariira shidaalka iyo waliba sare u qaadida aqoonta Puntland.

 

Labada dhinac ayaa ka wada shaqeyn doonta sameynta qorshe horumarineed oo ku aadan illaha dhaqaalaha ee Puntland sida Airporada, Dekkadaha, dalxiiska iyo dhismaha.

 

Heshiiskan ayaa sidoo kale lagu ansixiyey heshiiskii horudhaca ahaa ee Mandaqada Raasul Khayma ay Puntland uga dhisayso xarun lagu Xanaaneeyo Xoolaha Soomaaliya inta aan dibada loo dhoofin.

 

Heshiiskan ayey labada dhinac u kala saxiixeen Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimi iyo Madaxweyne Maxamuud Muse Xirsi.

 

Waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa wasiirka xannaanada xoolaha beeraha iyo deegaanka, Siciid Jaamac Qoorsheel iyo mas'uuliyiin kale oo ka socota Puntland.

 

Waxaa ayaguna goobta ku sugnaa Mas'uuliyiinta maamulka Raasul Khayma u qaabilsan dhinaca Dekkadaha, Guddoomiyaha Dekkadaha iyo Kastamka Sheikh Mohammed bin Saqr Al Qasimi, Agaasimaha Guud ee Dekkadaha Raasul Khayma Md.Mohammad A. Al Mehrizi, Ruurd Abma oo ah Madaxa dhinaca Soo saarka Gaas iyo mas'uuliyiin kale oo badan oo ka socda Mandaqada.

 

Cabdullahi Haji

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland & Imaaradda Raasul Khayma oo Heshiis horumarineed kala saxiixday.

 

 

Labada dhinac ayaa ka wada shaqeyn doonta sameynta qorshe horumarineed oo ku aadan illaha dhaqaalaha Puntland sida garoomada diyaaradaha, Dekedaha, dalxiiska iyo dhismaha.

 

 

Waliyu Cahdiga Imaarada Raasul Khayma ee dalka Emaaraadka iyo Madaxweynaha Puntland ayaa qalinka ku duugay heshiis iskaashi dhaqaale iyo horumarin oo ay wada galeen Maamulada Puntland ee Soomaaliya iyo Raasul Khayma ee Isutaga Emaaraadka.

 

Kulan balaaran oo ka dhacay Qasria Madaxtooyada Raasul Khayma ayuu Waliyu Cahdiga Imaarada Raasulkhayma Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimi iyo mas'uuliyiinta maamulka Raasul Khayma kula yeesheen Wafdi heer sare ah oo ka socday Puntland oo uuna horkacayey Madaxweyne Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Musse).

 

Kulankan labada dhinac ayaa looga hadlay heshiiska ay wada galayaan Puntland iyo Raasul Khayma oo taabanaya dhinaca Xanaanada Xoolaha iyo dhoofinta, horumarinta Puntland ee Airporada, Dekkadaha, soo saarka Macdanta iyo kobcinta tamarta iyo gaaska.

 

Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimiga Raasul Khayma ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey Wafdiga heerka sare ah oo uu sheegay in ay soo booqdeen uuna horkacayo Madaxweynaha Puntland.

 

Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimi ayaa sheegay in heshiiskan uu noqon doono mid sare usii qaada xiriirka ganacsi iyo walaaltinimo ee ummada Emaaraadka Carabta iyo Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in xiriir soo jireen ah ka dhaxeeyo dalka Emaaraadka iyo Somaliya gaar ahaan Puntland.

 

Wuxuuna Madaxweynaha Puntland sheegay in ay jiraan fursado waaweyn oo dhinaca ganacsiga ah oo ay Puntland maanta heysato, wuxuuna sheegay in ay sare u sii kacayaan shirkadaha caalamiga ah ee doonaya in ay maal gashtaan Mandaqada.

 

Md.Cadde Musse Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa sheegay in Puntland ay dooneyso in ay sare usii qaado xiriirkii ganacsi ee ka dhaxeeyay ayaga iyo dalka Emaaraadka.

 

Warbixino ay labada dhinac is dhaafsadeen kadib ayaa waxaa halkaasi lagu saxiixay heshiis rasmi ah oo ay Mandaqada Raasul Khayma kula gashay Mandaqada Puntland heshiis iskaashi iyo horumarin dhinaca ganacsiga ah.

 

Waxaana heshiiskan ku qoran dhismaha shirkad horumarin ah oo lagu magacaabo Puntland Hydrocarbon Development Company LLC.

 

Shirkadan ayaa sameyn doonta dhinac baaritaanka gaaska iyo shidaalka Puntland.

 

Heshiiskan ayaa qoraya in labada dhinac is dhaafsadaan xogta iyo cilmiga la xariira shidaalka iyo waliba sare u qaadida aqoonta Puntland.

 

Labada dhinac ayaa ka wada shaqeyn doonta sameynta qorshe horumarineed oo ku aadan illaha dhaqaalaha ee Puntland sida Airporada, Dekkadaha, dalxiiska iyo dhismaha.

 

Heshiiskan ayaa sidoo kale lagu ansixiyey heshiiskii horudhaca ahaa ee Mandaqada Raasul Khayma ay Puntland uga dhisayso xarun lagu Xanaaneeyo Xoolaha Soomaaliya inta aan dibada loo dhoofin.

 

Heshiiskan ayey labada dhinac u kala saxiixeen Sheikh Saud bin Saqr Al Qasimi iyo Madaxweyne Maxamuud Muse Xirsi.

 

Waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa wasiirka xannaanada xoolaha beeraha iyo deegaanka, Siciid Jaamac Qoorsheel iyo mas'uuliyiin kale oo ka socota Puntland.

 

Waxaa ayaguna goobta ku sugnaa Mas'uuliyiinta maamulka Raasul Khayma u qaabilsan dhinaca Dekkadaha, Guddoomiyaha Dekkadaha iyo Kastamka Sheikh Mohammed bin Saqr Al Qasimi, Agaasimaha Guud ee Dekkadaha Raasul Khayma Md.Mohammad A. Al Mehrizi, Ruurd Abma oo ah Madaxa dhinaca Soo saarka Gaas iyo mas'uuliyiin kale oo badan oo ka socda Mandaqada.

 

 

Axmed Jookar

 

SBC Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

A landmark development for the Puntland State of Somalia in particular and Somalia in general. This agreement signed to boost bilateral cooperation between the two states will help both economies to further develop and prosper.

 

This deal signed took two hard working years in order to materialise the deal and today there's nothing left except that Ra's Al-Khaiymah comes to Puntland in order to start the work and development immidiately. RAK is expected to start work and come to Puntland next week inshallah. You can see how useful this agreement is and that it means business.

 

The President clearly said that this is not some kind of voluntarily work but that they're actually going to repay the RAK ones the natural recources are drilled out.

 

This is a great development and a step in the right direction by Puntland State of Somalia. With peace comes development and now all over the world states, governments and private multi-national companies want to make bilateral agreements and business deals with Puntland State of Somalia, I thank Allaah for that development and I hope the rest of our brothers follow suit inshallah. I have got high hopes once Mogadishu is pacified that they will also attract many companies and for the rest of the country it will be the same inshallah.

 

But what is needed is peace and determination and the right kind of leadership that focuses on development rather any other issues. The deal will benefit all of us and we hope for more of such deals to be materialised inshallah.

 

Here are the the items and steps that have been agreed on and signed by both RAK government and the government of Puntland State of Somalia lead by H.E. Mahamoud Muse Hirsi, The President of Puntland State of Somalia.

 

The President summoned up the articles as following:

 

1. Expansion of Bosaso Port

 

2. Restoration of the long road that links up Bosaso and Galkacyo and Garoowe and Laascaanood.

 

3. The completion of the Airport project in Bosaso, Bendarqaasim International Airport.

 

4. Passenger Aeroplane that comes twice a week to Puntland State of Somalia.

 

5. Exploration of Natural resources and Petroleum.

 

^All this will be financed by RAK government (Ra's Al-Khaymah Emirate of UAE) but Puntland will repay them in the future inshallah. So this is not a one-sided deal but rather a good deal that will boost bilateral cooperation and both economies of the two states of RAK and Puntland State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DUBAI : Puntland iyo Imaaradda Raysul-khayma oo heshiis muhiima kala saxiixday.

 

Posted to the Web Apr 17, 08:36

 

 

Dubai:-Qaar ka mid ah Madaxda maamulka Puntland oo uu ka mid yahay M.wayne Cadde Muuse oo iminka ku sugan Imaaradda Raysul-khayma ee dalka Imaaraadka ayaa halkaasi waxay saxiixeen heshiis muhiim ah oo lagu horumarinayo Puntland.

 

 

 

M.wayne Cadde Muuse oo ka warbixiyay heshiiskan , ayaa ku tilmaamay mid muhiimad u leh Puntland , islamarkaasna wax wayn ka badali doona dhaqaalaha iyo horumarka dalka.

 

 

 

 

 

Qodobada ugu muhiimsan ee heshiiskan ayuu wuxuu M.waynuhu ka tilmaamay:-

 

 

Fidinta Dakada Boosaaso

Dayactirka wadada dheer ee iskuxirta Boosaaso iyo Gaalkaco/Garoowe iyo Laascaanood

Dhamaystirka Garoonka diyaarada ee Boosaaso

Diyaarad-rakaab oo usbuuciiba laba jeer timaada Puntland

Baaritaanka macdanta/shidaalka

Heshiiskan , oo uu sheegay Cadde Muuse in ay ka shaqaynayeen muddo ku dhow 2 sano , ayuu sheegay in markaan aysan jirin wax dhiman habayaraatee in shaqadii toos loo bilaabo maahee.

 

 

 

Wuxuuna sheegay in ay shirkadihii howsha bilaabi lahaa uu rajaynayo in usbuuc gudahood ay ku imaanayaan shaqaduna ay horay ka imaanayso.

 

 

 

Dhaqaalaha ku baxaya mashaariicdan ayuu tilmaamay in ay bixinayso Imaarada Raysul-khayma , balse ay Puntland inta badan ay dib u bixin doonto marka ay khayraadkeeda la soo baxdo.

 

 

 

M.waynuhu wuxuu meesha ka saaray in aysan wax macaawino baryootan ah aysan wadaysan imaaradan , balse ay doonayaan in labada dhinacba ay kala faa’iidaystaan.

 

 

 

Sida uu M.waynuhu u sharaxay heshiiskan , haddii loo hirgaliyo ayaan shaku ku jirin in uu Puntland wax-wayn ku soo kordhin doono , dhaqaale ahaan iyo horumar kalaba.

 

 

 

 

 

Axmed C/salaam

 

Garoowe , Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another interesting article but if you don't understand Somali then I will not be able to translate it for you. But if needed I could provide a short summary of it.

 

Cade Muuse oo ka warbixiyey heshiiskii dhexmaray Puntland & Ras-Alkhaymah.

 

Last Updated::2007-04-17 14:28:48

 

Rasul Khayma:- Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland oo xalay waraysi gaar ah siiyey barnaamijka xulka wararka 24-ka saac ee idaacada SBC ayaa waxa uu ka war bixiyey

waxa uu ku saabsanaa heshiiskii dalka imaaraadka ku dhexmaray maamul goboleedka Puntland iyo imaarada Ra’sulkheyma oo ka tirsan dalka imaaraadka.

 

Madaxweynaha ayaa sheegey inay iyaga iyo masuuliyiinta imaaradaasi ay isku afgarteen waxyaabo farabadan oo ay kamid yihiin in xiriir wanaagsan ay labada dhinac yeeshaan, dalka imaaraadkuna dhinaca dhaqaalaha ka kaabo maamuka Puntland ayna kula heshiiyeen mashaariic kala duwan oo dhinaca horumarinta a, kuwaasi oo ay ka mid yihiin dhameystirka Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, Balaarinta dekada magaalada Boosaaso, barista macaadiinta iyo shidaalka Puntland, iyo waliba iskaashiga Ganacsiga xoolaha iyo kaluumaysiga, iyadoo fulinta heshiisyadan ay yihiin kuwa loo saarey guddiyo kala duwan.

 

Gen.Cade Muuse ayaa sheegey in goordhow wafdi kasocda ka imaaraadka uu soogaari doono deegaanada Puntland si ay usoo indha indheeyaan bal xaalada guud ee dalka iyadoo ay meesha ku jirto dhamaystirka airporka Boosaaso iyo mashaariic kale oo farabadan waxana intaasku siidaray madaxweyne Cadde Muuse in heshiiskan uuaan ahayn mid dan u ah Puntland oo kaliya ee ay labada dhinacba ka faa’iidaysan doonaan.

 

Madaxweynaha oo sii faahfaainaya heshiiskaasi ayaa sheegey inay heshiiska ka mid tahay diyaarad u kala gooshta Puntland iyo dalka imaaraadka Carabta todobaadkii labo jeer iyo in wax laga qabto dhismayaasha furdooyinka oo ay ka mid tahay dekeda Boosaaso, in la balaariyo in la dayac tiro wada dheer ee laamiga in laga dhiso Puntland warshad Shamiito iyo in wax laga qabto fududaynta soo saarida macaadinta Puntland.

 

Madaxweynaha ayaa sheegey inay labo todobaad gudahood ku imaan doonaan deegaanada Puntland wafti heer sare ah oo ka socda dalka imaaraadka si ay kormeer ugu sameeyaan meelaha ay shaqada ka qabanayaan.

 

Max'ed Max'uud Well-Come

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
KEYNAN22   

Fantastic!

This is just the beggining before we become the economic powerhouse of the horn of Africa.

I personally have decided long ago that after i'm soon done with my studies i'll establish an office in PL aimed to enhance economic activity between Sweden (the country i've lived almost all my life) and Puntland.

I have also alot of business ideas that i want to impliment over there, hopefully puntland authorities continue to create a climate and smart policies which makes it attracive to establish businesses and give way for investors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^We all need to go back and develop the country as a whole, Hargaysa, Bossaoso, Mogadishu, Baidoa, Kismayu we have a beautiful country lets built it up insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

Duke,

 

you are dreaming sxb,

 

we dont really have a beautiful country at the moment. we have the potential to make our country beautiful but how long do you t

think this latest 'progress stage' will last. There will be another powerhungry fool here who will only be interested in filling his pockets who will destroy all the progress achieved by the somali people.

 

I think Ina Yusuf is one of those and there are many more to take his place and fill their pockets 'for the good of Somaliweyn' as you seem to like to call.

 

Still its alright to dream i gues

 

Sorry to be pessimist sxb, but reality has that affect on folks

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this