Sign in to follow this  
Cowke

President Farole Arrives In Nairobi. Pictures

Recommended Posts

Cowke   

DSC00235_1.JPG

 

DSC00207.JPG

 

DSC00236_1.JPG

 

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad oo gaaray dalka Kenya(Daawo Masawirada)

Posted to the Web Apr 06, 17:34

 

 

Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Maxamaud "Faroole" ayaa maanta 6 April,2010 barqanimadii ka dhoofey garoonka Addis Ababa waxaana uu gaaray magaalada Nairobo ee xarunta dalka Kenya.

 

 

Waftiga Madaxweynaha Puntland oo booqasho shaqo ku joogey Addis Ababa ayaa kulamadii ay la qaateen Xukuumada Ethiopia ku dhamaadeen guul iyo is-afgarad.

 

 

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud "Faroole" ayaa inta uu joogo magaalada Nairobi kulamo la qaadan doono madaxda beesha caalamka ee daneynaysa arrimaha Somalia gaar ahaan wadanka Mareykanka.

 

 

Dowladda Puntland ee Madaxweynaha uu ka yahay Mud.Cabdiraxman Faroole ayaa intii la doortey waxaa culeys weyn saartey sidii codka shacbka ay matalaan loo gaarsiin lahaa beesha caalamka gaar ahaan wadamada daneeya

 

arrimaha Somalia.

 

Xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland.

 

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha Puntland oo ka dhoofay magaalada Addis Ababa (Sawiro)

 

Dunidaonline, 06/04/10

 

Madaxwanaha Puntland Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Maxamaud ayaa wuxuu maanta 10:00 barqanimo ka soo anbabaxay Magaalada Addis Abeba ee caasimada Ethiopia, madaxwaynaha ayaa waxaa garoonka ku soo sagootiyay masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Diabadda ee dalka Ethiopia.

 

Madaxwaynaha ayaa mudadii uu ku sugnaa Adis waxa uu kulamo la qaatay madaxwaynaha DKM Sheekh Shariif iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Soun Masfin oo ay ka wada hadleen xaalada guud ee dalka Soomaaliya uu maanta marayo.

 

Madaxwaynaha ayaa isla maanta gaaray magaalada Nairobi waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Qunsulka guud ee somalia u fadhiya Nairobi Edson, Ganacsato iyo xubno ka mid ah Jaaliyadda reer Puntland ee degan Nairobi, sidoo kale waxaa halkaas ku soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan dawladda Puntland oo safar shaqo u siijoogay Nariobi, sida Cabdulqadir Hashi wasiiru dawlaha Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah, Dr, Jimacale Wasiiru dawlaha dastuurka iyo xiriirka federaalka ah. iyo shacab kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo ka dagey magalada Nairobi (Sawiro)

 

madax2.jpg

 

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Maxamaud "Farole" oo maanta 6 April,2010 barqanimadii ka dhoofey Garoonka Addis Ababa ka duuley ayaa ka dagey magaalada Nairobo [Kenya].

 

Waftiga Madaxweynaha Puntland oo booqasho shaqo ku joogey Addis Ababa ayaa kulamadii ay la qaateen Xukuumada Ethiopia ku dhamaadeen guul iyo is-afgarad.

 

Madaxweynaha Puntland Mud.Cabdiraxman Maxamad Maxamud "Farole" ayaa inta uu joogo magaalada Nairobi kulamo la qaadan doono madaxda beesha caalamka ee daneeya arrimaha Somalia gaar ahaan wadanka Mareykanka.

 

Dowladda Puntland ee Madaxweynaha ka yahay Mud.Cabdiraxman Farole ayaa intii la doortey waxaa culeys weyn saartey sidii codka shacbka ay matalaan loo gaarsiin lahaa beesha caalamka gaar ahaan wadamada daneeya arrimaha Somalia.

 

Xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Addis Ababa:Madaxweynaha Puntland oo soo gaba gabeeyey Joogitaankiisii Ethiopia.

 

6. April 2010

APL

 

Addis Ababa:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ayaa Goordhaweyd oo Caawa ah gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya kadib markii uu soo gabagebeeyey Safar Shaqo oo Todobaad qaatay oo uu ku joogay Dalka Ethiopia.

 

Madaxweynaha oo ay Safarka ku weheliyaan Tiro Wasiiro ah oo katirsan Xukuumadiisa ayaa Addis Ababa kula kulmay Saraakiil ka tirsan Dawlada Wadanka Ethiopia,Midowga Afrika & Qaarkamid ah Safiirada Wadamada Beesha Caalamka ee kusugan Magaalada Addis Ababa.

 

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed ayaa lasheegey in uu Casumaad ka helay Qaarkamid ah Safiiro kusugan Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya,waxaana la filayaa in uu Beri halkaas ka bilaabo kulamo ku aadan Hor'umarinta Deegaanada Puntland & Xoojinta Xiriirka Puntland & Beesha Caalamka.

 

Majirto cid si toos ah u shaacisay Sababta keentay Safarka Madaxweynaha ee Dalka Kenya oo uu Mudo Bil ka yar ka maqan yahay,waxaysa warar hoose sheegayaan in uu Madaxweynuhu helayo Casumaado kala duwan,walow aysan jirin Wax war ah oo kasoo baxay Dawlada Puntland.

 

Wixii war ah ee kasoo kordha Safarka Madaxweynaha ee Kenya saacad kasta Allpuntland kala soco.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Ducaysane yeah he travells alot more then is needed!!! He should be focusing on more important issues facing puntland!!!! I think he is waiting towards when his term is coming to an end and he will start to roll out huge development projects so he can get re-elected again because people will be like "wow" till then i expect he will just take it easy!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Cowke:

Ducaysane yeah he travells alot more then is needed!!! He should be focusing on more important issues facing puntland!!!! I think he is waiting towards when his term is coming to an end and he will start to roll out huge development projects so he can get re-elected again because people will be like "wow" till then i expect he will just take it easy!!!

That exactly what am thinking to. He will start signing development projects with foreign companies and try and build things the last year and a half of his term. He doesn't want to start doing things too early in case mood changes before the next elections!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Yeah that is what I think farole gameplan is. However the las anod issue i expect farole will return just before the sanad-gurada in august so puntlanders have something to celebrate about. It's all about right-timing and getting the people support at the right occasion.

 

That is another gut feeling that I have, farole even said last year that the next "sanad-gurrada" will be held in las anod, I think he was giving a hint wait till then for las anod to return!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

farabd.jpg

 

kulan1.jpg

 

kulan2.jpg

 

kulan.jpg

 

 

Madaxwaynaha Puntland Dr. Faroole oo la kulmay

Wakiilka UN ee Soomaaliya Weled Abdalle (Sawiro)

 

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Faroole iyo u qaybsanaha UN-ka ee arimaha Somaliya Axmed Weled Cabdalle, ayaa maanta ku kulmay Nairobi, kulanka labada masuul oo ka dhacay Hotel Safari Bark oo uu degenyahay Madaxwaynaha Puntland.

 

Kulankan ayaa waaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Deegaanka, Wasiirudawlaha Xiriirka Caalamiga ah iyo Wasiiru dawlaha Dastuurka iyo xiriirka Federaalka.

 

shirkan ayaa waxaa looga hadlay, xaladda guud ee dalka Somaliya iyo tan Puntland, xiriirka TFG-da iyo Puntland, iyo sidii wax loola qaban lahaa dawladda Puntlnad loona fulin lahaa heshiiskii ay horay Puntland iyo TFG-du u galeen.

 

Dhamaan arimihii la isla soo qaaday ayaa la isku afgartay, dhamaan qodobadii lagu wada hadlay. Wedftiga ayaa maalmahan ku sugnaan doono magaalada Nairob,i halkaas oo kulama kala duwan kula yeelanayaa beesha caalamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this