Sign in to follow this  
Jacaylbaro

GENERAL AXAMED TAJIR OO QIRTEY IN UU INGRIISKA LACAG KU QAADAN JIREY XANUUKA WAALIDA

Recommended Posts

Genaral Axmed Taajir wuxuu sheegtey inuu ingriiska ka qaadan jirey Attendance Allowance oo ah lacagta la siiyo dadka maskaxda kajiran ama naafo ah ama labudba hayaa oo aan isku fileyn in ay iyagu keligood is dareelaan .

 

Hadab marka uu Axmed Taajir ka qirey Tefivionksa Chanell 4 inuu ingrriiska ka qaadan jirey Attendance Allowance ma wax uu inoo sheegey inuu waalan yahy lakiin xil loo dhiibtey. Mase tahay sababta keenaysa inuu dadkaa aad u ciqaabo oo uu cidiya iyo xubno nugulba ka xanuunjiyo ay tahay xanuunka isaga maskaxda ka hayo oo aanu dareemi kareyn inuu dhibaato geysanaayo. Walaalayaal anigum ma ihi nin aqoon gaara u leh Axmed taajir lakiin waxaan la yaabey inuu telefishan malaayiin qofi daawadaan uu ka qirto inay dowlada ingriisku lacay iyo kaalmo ku siin jirtey xanuunka xaga maskaxada iyo laaxaadka kahaya. Weliba ogaada qofka dalkan ngriiska kaalmada ama lacagta noocan oo kala ah lasiiyo in marka hore loodiro dhakhtar si loo xaqiijiyo in uu buuxiyey shuruudaha lacagta lagu bixiyo oo ah inuu walaalan yahay laxadka ka dhaawacan yahay ama uu 65 dada ka weyn yahay.

 

 

 

Halka ka akhriso Attendance allowance shuruudihiisa:- http://www.direct.gov.uk/en/DisabledPeople/FinancialSupport/DG_10012425

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

JB

 

Malaha Somali waxaan General aheyn inaga unbaa jira? Who is this Axmed Taajir? Anyway, Is anyone in the TFG mentally stable? I guess he is considered normal among his likes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ adaa wax tol ah meesha joogee, DP ila qabdsii! Kan yar ee computer'ka garaacaya eed meesha soo dhigatayna isaga dan u wareeri doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this